Lagaama rabo Siyaasada Somaliya fariin u Eg,ayaa loo diray Farmaajo !!

Siyaasadii Somaliya,waa lagu kala adkaaday si dhab ah.

Fahad,waxuu geeriyooday maalinkii Maxkamadu xukuntay oo uu xaqiiqsaday in jihooyin adag hankiisa hor taagan yihiin.

Maantana,waxaa yaqiinsaday in uu jab Siyaasadeed ku dhacay Farmaajo oo waxuu ogaaday in isagana lagu maqan yahay.

“Lagaama rabo Siyaasada Somaliya fariin u Eg,ayaa loo diray”

Wax iska caadiya ma’ahan in Goob doorashadii ku saxiixnayd heshiiskii 17-Sep la badalo oo Xildhibaanadii ku dhashay isbadalkaas ay helaan aqoonsigii ugu danbeeyay.

Farmaajo wax walba waa ucad yihiin haduu quusanayo,sababtoo ah Xaafadiisii,ayaa looga adkaaday oo kufsi siyaasadeed loogu geystay.

Jibril Qoobey.