Cali Shacbaan oo ku guulaystay ku xigeenka Aqalka-sare

Senator Cali Shacbaan Ibraahim,ayaa ku guuleystay Guddoomiye Ku Xigeenka, Aqalka Sare ee Baarlamaanka Fadaraalka Somaliya.

Shacbaan wuxuu wareeggii Labaad uga guuleystay 28-cod.

Senator Cabdixakiin Macallin oo la tartamayay,ayaa helay 25-cod.