Timacade oo ku guulaystay Gudoomiye ku xigeenka 2-aad Ee Aqalka-sare

Wareeggii labaad ee Doorashada Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Aqalka Sare oo soo idlaatay, waxaa codadka loo kala helay sida soo socot:-

Senator Cabdullaahi Shiikh Ismaaciil “Fartaag” wuxuu helay 23-Senator.

Cabdullaahi Cali Xersi “Timacadde” wuxuu helay 30-Cod.


1-Cod ayaa xumaaday.

Waxaa doorashadii ku guulaystay Senator Cabdullaahi Cali Xirsi “Timacadde” oo noqonaya Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Aqalka Sare.