Video:-Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay Gudoomiye Aadan Madoobe

Waxaan caawa kulan hambalyo, salaan iyo boggaadin ah la qaadanay Guddoomiyaha cusub ee loo doortay Golaha Shacabka JFS Shiikh Aaden Maxamed Nuur (Aaden Madoobe).

Halkan ka daawo muuqaalka