Waxgaradka G.Mudug oo ka hor yimid talaabooyinka Karaash

Waxgaradka Gobolka Mudug oo baaq udiray Madaxweyne xigeenka Puntland ay ugu sheegayaan in uu joojiyo kala qaybinta Bulshada,taaa badalkeedana uu ka shaqeeyo midnimadooda iyo wada noolaanshahooda.