Madaxweyne Deni oo qaatay Shahaadadii Musharaxnimo

Murashax Madaxweyne Saciid Cabdulaahi Deni,ayaa qaatay shahaadada murashaxnimada madaxweynaha 10-Aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Maalinka Sadexaad qaadashada Shahaadada Musharaxnimo waa mudnaan gaar ah iyo micno.

Madaxweyne Deni waxaa galbinayay marka uu isdiiwaangelinayay Kudlad Xildhibaano ah oo ka badan 40-Xildhibaan.

Majiro Hal Musharax oo la yimid goobta isdiiwaangelinta tiro Xildhibaano ah oo intaas gaaraysa.

Galabta Afarta Galabnimo ayay ku eg tahay isdiiwaangelinta Musharaxiinta.