Wasiirka Arimaha dibada Dowlada Fadaraalka oo shaqadii laga joojiyay

Ra’iisal wasaaraha XFS Mahamed Xuseyn Rooble,ayaa baabi’iyay warqad Wasaaradda Arrimaha dibadda ay ku fasaxday Markab waday dhuxul sharci daro ah oo ku xernaa xeebaha dalla Cumaan.

Sido kale Ra’iisal wasaaraha dalka ayaa shaqada ka joojiyay wasiirka arrimaha debadda Cabdisaciid Muuse Cali .

Lifaaqa hoose ka aqri Warqadaha wasaaradda arrimaha dibadda XFS .