Video:-Laahoor oo beeniyay in uu Shabaab ka mid yahay

Mid ka mid aha shantaasi nin oo ay maxkamaddu magaciisa ku sheegtay Cabdiraxmana Ciise Axmed Laahoor oo la xukumay isagoo maqane ah,ayaa lasoo xiriiraya idaacadda VOA.

Guddoomiyaha Maxkmadda,ayaa Ninkaas magaciisa ku sheegay Cabdiraxmaan Ciise Axmed Laahoor, hase yeeshee isagu waxa uu magaciisa ku sheegay Cabdiraxmaan Shirwac Aw-Siciid oo loo yaqaan Laahoor,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka