Video:-Muxuu ka dhigan yahay go’aanka Golaha Wakiilada Puntland

Go’aanka Golaha Wakiilada Dowlada Puntland,waxuu meesha ka saarayaa in Madaxweynuhu dib ugu soo celiyo Xubnaha Maxkamada sare ee kalsoonida loo diiday.

Sidoo kale go’aanka Goluhu,waxuu hor joogsanayaa in mudo 6-bilood ah ay Xubnaha Garsoorku kalsooni la’aan sii shaqayn karaan.

Baarlamaanka Puntland waxay uhakadeen dareenka shacabka ee ah Taaraan iyo Nuur in aysan istaahilin Gudoominta Garsoorka Puntland,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka