Faallo”Juxaa ka macno badan Xasan hadii run loo hakanayo.!!

Juxaa ka macno badan Xasan hadii run loo hakanayo.

Juxaa”.

Aqoon ahaan waa Master leh khibrad shaqo.

Masuuliyad,waxuu soo qabtay Laba Wasaaradood heer Pl iyo heer Fadaraal.

Qiyamkiisu waa Nin uu cad yahay oo 1979-kii Qori uqaatay Qadiyada Bulshada ilaa Maantana ku dhegan.

Waligiis qayb kama noqon kala qaybinta Umadda iyo burburinta horumarkooda.

Musuq ma’ahan dhargal ah oo aan waxba hanbayn.

Kasbashada Dadka,ayaa looga fiican yahay.

Xasan Shire”.

Aqoon maleh oo xataa D/Sare ma gaarin.

Qiyam maleh oo Lacagtuu uyaqaan wax walba oo waa kala qaybiye Bulsho oo gaarsiisan heer Qoys hoose.

Waligiis Qadiyad Umadeed uma istaagin umana halgamin.

Aragtidisu Barxada meel ka fog ma dhaafsiisna.

Waa Musuqiiste aan Beer reebayn oo dhargal ah.

Khibradiisu marka Wasaarada Maaliyada laga reebo waa Agaasime Waaxeed hoose.

Kasbashada Dadka,ayuu ku wanaagsan yahay.

WQ:-Jibril Qoobey.