Wasiir Shiikh Aduunyo oo xilka si rasmi ah ula wareegay

Wasiiru Dowlaha Cusub ee Wasaaradda Maaliyadda Dowadda Puntland Mudane Cabdirisaaq Cumar Ismaaciil (Shiikh Aduunyo) ayaa manta xilka kala wareegay Wasiiru dowlihii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Maxamed Cabduqaadir Cismaan,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka