Hanbalyo Xulka 17-jirada Ee soo qaaday Koobka Bartamaha iyo Bariga Afrika

Bahda Idil News Waxay hanbalyo u diraysaa Xulka 17-jirada Qaranka Kubadda Cagta ee Somaliya oo maanta ku guuleystay Koobka Bariga iyo Bartamaha Afrika.

Waa guul taariikhi ah oo Somali u soo hoyatey markii 1-aad.

Waxaan sidoo kale hambalyo u diraynaa Xiriirka Kubadda Cagta ee Somaliya, tababareyaasha iyo dhammaan hawlwadeennada kooxda oo kaalin muuqata ku lahaa guushan weyn ee maanta ay Soomaaliya gaartey.

Hambalyo Hambalyo Somaliya.