Waxgaradka Reemeti oo iska beri yeelay dhacdadii Faroole abaabulay

Waxgaradka Deegaanka Reemeti oo canbaareeyay falkii halkaas ka dhacay iskana fogeeyay in ay qayb ka ahaayeen.

“Reemati waxay diyaar u tahay Doorasho Qof iyo Cod ah” Ayay yiraahdeen Waxgaradka hadlay,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka

https://fb.watch/gqOGHk7aK2/