Maqaam sare oo nidaam Dowladeed leh oo loola kala wareegay hogaaminta Booliska Mudug

Si qurxoon leh maqaam sare oo nidaam Dowladeed ah,ayaa loola kala wareegay hogaaminta Booliska Mudug.

Muumin meel hoose,ayuu kasoo qaaday Booliska Mudug,waxuuna keenay muuqaalka muuqda.

Talyaha cusub,waxaa laga rabaa in uu halkaas kasii anba qaado.

Muumin oo loo dalacsiiyay hogaaminta Booliska Guud ee Puntland,waxaa loo filayaa in uu ka sameeyo isbadalka uu ka muujiyay Mudug.

Halkan ka daawo muuqaalka