Golaha Wasiirada oo meelmariyay Xeerka Booliska Puntland

Madaxweyne Ku-xigeynka Dawladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash,ayaa shir Gudoomiyey kulan ay Golaha Wasiiradda Dowladda Puntland ku Ansixiyeen Xeerka Booliska Puntland.

Wasiirka Amniga Dawladda Puntland Mudane Cabdisamad Maxamed Gallan,ayaa xeerkan u soo gudbiyey Golaha Wasiiradda.

Waa talaabo horay loo qaaday oo ay Puntland baahi uqabtay.