Video:-Madaxweyne Deni Oo soo dhaweeyay Shuruudaha Ururada Siyaasada

Madaxweyne Deni si cad,ayuu usoo dhaweeyay una aqbalay Shuruudihii Ururada Siyaasada.

“Anigoo ah Madaxweynihii iyo Gudoomiyihii Ururka KAAH waa soo dhawaynayaa wax walba oo ay ku hagaagayso doorashada oo ku salaysan hufnaan iyo wanaag,waana soo dhawaynayaa Warka Ururadu soo saareen”.Ayuu yiri M.Deni.

Kubadii Mucaaradku soo laadeen Odaygu waa iska badbaadshay,waana diiday in Dimuqraadiyadu Gacmihiisa ku dhimato.

Halkan ka daawo muuqaalka