Hadaljeedinta Madaxweynaha Dowladda Puntland Ee Dhagaxdhigga Balaarinta Dekedda Bosaso Posted By: Idil News Staff January 24, 2023 Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Deni,ayaa Dhagaxdhigga Balaarinta Dekedda Bosaso ka jeediyay khudbad. Halkan ka daawo muuqaalka Hadaljeedinta Madaxweynaha Dowladda Puntland Madaxweyne Siciid Deni oo Dhagaxdhiggay Balaarinta Dekedda Bosaso. pic.twitter.com/y07KWgeT3O— Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) January 24, 2023 Share this:TwitterFacebook