Video:-Garaadada Sool waa in ay Shuruudo ku xiraan Xabad joojinta Muuse Biixi

Waa in Garaadadu ku xiraan Laba Shardi aqbalida Xabad joojinta Muuse Biixi iskiis ugu dhawaaqay….

1.In Ciidamadiisa uu si buuxda ugula baxo Sool.

2.In 24-saac gudahood uu ugala baxo Ciidankiisa fadhiya Tukaraq si isku socodka Dadka iyo gargaarka bini’aadantinimo ufurmaan.

Halkan ka daawo muuqaalka