Qosolka Xasan,Bixi iyo Eeg mada Ismaciil (Samale Foundation Center)??

Qosolka Xasan iyo Bixi iyo Eeg mada Ismaciil (Samale Foundation Center)??

Salaanta,isla jooga,Qosolka iyo Dhoolacadaynta farxadeed ee sawirkan ka muuqda,waa kii soo afjaray qorshihii 30-ka sano laga soo shaqaynayay ee Gooni-goosadka.

Irir-samaale Dad badan oo Somaliya,ayaa dhibsaday una arkay xumaan iyo Qabyaalad cusub oo dib loosoo faagay.

Balse xaalku sidii looga walwalsanaa ee ls moodayay ma noqon oo Irir-samaale,waxuu soo afjaray hankii Qaran madax banaan ee Hargaysa.

“Kulankaasi,waxuu caalamka tusay in ay Somalidu tahay Dad wada dhashay,isku mid ah kaliya caadifad Qabiil dhextaalo oo xataa Jabuti aysan ahayn Qaran ee ay Beelaha Somaliyed ka mid tahay”.

Qolyihii BC,gaar ahaan Chatam House oo qorshaha gooni goosadka waday,isla markaana 30-kii Sano ee lasoo dhaafay riixayay waxuu ku noqday Sawirkaas iyo magaca Irir-samaale dhabarjab weyn.

Haatan markay arkeen in aysan soconayn,waxii ay sheegayeen ee ahaa SL iyo Somaliya ayay uyeereen Xasan,si loogu dhiibo qorshe cusub oo dib loogu noolaynayo kala Goyntii Somaliya.

Jibril Qoobey.