Socdaalkii Axmed Madoobe Ee Adis oo fashilmay.

Socdaalkii Axmed Madoobe ee Adis,waxaa la oran karaa waa fashilmay.

Laba ujeedo,ayuu kalahaa Axmed safarkiisa Adis,kuwaasoo kala ahaa…

1.In Gedo Gacantiisa la hooskeeno.
2.In hawlgalka Bu’aale isagu hogaamiyo.

Waxuu la kulmay Sirdoonka iyo Milleteriga Itoobiya,waxayna usheegeen in Labadaas Qodob ee Bu’ale iyo Gedo ay Dowlada Somaliya kala shaqeeyaan,sidaa daraadeed uu kala xaajoodo Dowlada Fadaraalka Somaliya.

Kadib Axmed,waxuu codsaday in uu Abiy la kulmo,waase laga cudurdaartay codsigiisa oo waa la diiday.

La kulanka Axmed ee Aadan Faarax iyo Shide,waxaa ka shaqeeyay Ismaaciil Cumar Geelle oo uu uhabarwacday.

Imaaraadku waxay ku filnaadeen in Itoobiyaanku ogolaadaan imaanshaha Axmed ee Adis oo uu ku magangalo.

Jibril Qoobey.