Video:- Goobaha Cod bixinta oo si rasmi ah usoo xirmay

 

Dhamaan,waxaa si nabad ah kusoo xirmay Seejooyinkii Codbixinta ee Doorashada Golayaasha Deegaanka Puntland.

7-Gobo.
30-Degmo.
397-Goobood.

 

Halkan ka daawo muuqaalka