Doorashada Puntland Ee Golayaasha Deegaanka oo si weyn Haweenku uga dhex muuqdaan

In Haweenku ka helaan Doorashada Golayaasha Deegaanka Puntland 17% waa bilow aad usareeya.

Waxaa la filan karaa 10-sano kadib ka qaybgalka Dumarka ee hogaaminta Wadanka in ay gaarto 51%,taasoo ah fursad weyn.

Haweenku waa Lafdhabarta Nolosha Ummadda Somalida,waxaana la oran karaa waa hantida Qaran ee Dalku haysto.

Jibril Qoobey.