Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»8-da Janaayo Maalintii la doortay Madaxweynaha Puntland
    Somalia

    8-da Janaayo Maalintii la doortay Madaxweynaha Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 8, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maanta oo ku beegan 8,1,2021 waa labo Sano Guuradii kasoo wareegtey Doorashadii Madaxweynaha Puntland mudane Saciid Abdullaahi Deni.

    Xaflad Caawa ka dheceysa Madaxtooyada Puntland,ayaa looga Dabaal degayaa Labo Sano Guuradii kasoo wareegtey Doorashada Madaxweynaha Puntland.

    Waxaa Xaflada Caawa jooga musharixiinta kala ah Xassan Cali Kheyre,Cabdikariin Xuseyn Guuleed iyo Mustaf Dhuxulow iyo Xasan Shiikh Maxamud,

    Xafladan waxaa kasoo Qeyb Galaya marti sharaf kala duwan.

    Jibriil Qoobey

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    SANAAG: Puntland oo go’aano Amni kasoo saartay Badhan, kaddib baaqii Suldaan Siciid

    October 11, 2026

    Sagal Cabdi-Wali oo loo doortay Xildhibaan kamid ah Baarlamaanka UK

    October 9, 2026

    Gollaha Wasiirada Puntland oo 3 arrimood ka wada-hadlay

    October 8, 2026
    Latest Posts

    SANAAG: Puntland oo go’aano Amni kasoo saartay Badhan, kaddib baaqii Suldaan Siciid

    Sagal Cabdi-Wali oo loo doortay Xildhibaan kamid ah Baarlamaanka UK

    Gollaha Wasiirada Puntland oo 3 arrimood ka wada-hadlay

    XOG: Xassan Shiikh oo diyaariyay weerar ka dhan ah Shariif iyo Kheyre

    Itoobiya oo ku eedeeysay Xassan Shiikh ‘in uu khiyaamay’

    DEGDEG: Puntland oo soo saartay habraacyo looga hortagayo cudurka Ebola

    Golaha Bilicda Gaalkacyo oo hirgelinaya mashaariic horumarineed

    Markabka Honour-25 oo kusoo xirtay Dekedda Boosaaso

    Kenya oo shaacisay in Qof u geeryooday xanuunka Ebola

    Puntland oo Pakistan ku wareejisay Meydadka saddex Badmaaxe iyo 4 nool










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.