Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Dastuurada Fadaraalka iyo Puntland maxay ka qabaan heshiisyada….
    Puntland

    Dastuurada Fadaraalka iyo Puntland maxay ka qabaan heshiisyada….

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 14, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dastuurada PL & DF ma waafaqsana baabi’nta heshiisyada……..

    1. Wax wadatashi ah lagalama samayn PL haba yaraatee.
    2. Lama xeerin dagaalka argagixisada ee ku furan PL oo ay sida hagar la’aanta ah UAE & USA uga taageerto PL.
    3. Markii hore ee ay heshiiska DFS la galaysay UAE haba yaraatee qodobada PL ka khuseeya lagalama tashan haba yaraatee.
    4. Dastuurkii DFS ee heshiiska lagu ahaa way laashay, PL wax wada shaqayn ama xiriir ah waqtigaas kadib lama samayn Maamulka Xamar ee XSM hogaamiyo ee ku tuntay dhammaan sharciyadii dalka u yaalay.
    5. Mudada yar ee xilhaynta XSM ka dhiman xaq uma laha inuu heshiisyo caalami ah galo ama uu buriyo kuwii ay hore u gashay DFS.

    Puntland,waxay ku taagan tahay Dastuurkeeda iyo kan Fadaraalka,isla markaana kama hor imaan nidaamka Dalka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-DFS oo diyaarisay qorshe xoog leh Oo PL ay kusoo weerarayso

    January 14, 2026

    Opinion Statement: Puntland Has Reached Its Breaking Point — A Majority View

    January 14, 2026

    Maraykanka oo duqeyn xooggan ka fuliyay Baalade

    January 13, 2026
    Latest Posts

    Xog:-DFS oo diyaarisay qorshe xoog leh Oo PL ay kusoo weerarayso

    Dastuurada Fadaraalka iyo Puntland maxay ka qabaan heshiisyada….

    Opinion Statement: Puntland Has Reached Its Breaking Point — A Majority View

    Maraykanka oo duqeyn xooggan ka fuliyay Baalade

    Dowlada Jubaland oo qaadacday go’aanka DFS

    Faallo:-PL waxay Imaaraadka ka heshaa faa’iidooyin badan oo istaraatiiji ah

    Puntland oo qaadacday go’aanka DFS Ee Imaaraadka ka dhanka ah

    Why Puntland Is Justified in Rejecting the Federal Government’s Directive…

    Imaaraadka oo uga digay Yurub xagjiriinta Islaamka

    Maraykanka oo duqaymo isdaba joog ah ka fuliyay Buuraha Calmiskad

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.