Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maraykanka oo duqaymo isdaba joog ah ka fuliyay Buuraha Calmiskad
    Puntland

    Maraykanka oo duqaymo isdaba joog ah ka fuliyay Buuraha Calmiskad

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 11, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Warbixin maanta oo Taariikhdu tahay 11-ks Jan. 2026 ka soo baxay Taliska Africom,ayaa lagu sheegay in uu 9-kii bishan fuliyay duqeyn cirka ah oo lagu bartilmaameedsaday kooxda Daacish.

    Duqeyntani waxay ka dhacday duleedka Bosaso,gaar ahaanna meel qiyaastii 33-km koonfur bari ka xigta.

    Taliska Africom waxa uu intaasi raaciyay in aysan shaacin doonin Faahfaahin gaar ah oo ku saabsan cutubyada iyo agabka la adeegsaday Hawlgalkan, si loo ilaaliyo amniga iyo socodsiinta Hawlgallada.

    Sidoo kale, Sabtidii shalay Taliska AFRICOM ayaa sheegay in ay 8-dii bishan ay duqeyn ka fuliyeen meel u dhow Boosaaso oo qiyaastii 31-km u jirta, islamarkaana ku beegsadeen kooxda Daacish.

    SIdoo kale 1,2,3-dii Bishan,waxay Africom ka fulisay duqeymo is xigay xigay duleedka Magaalada Bosaso.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Duqa Garoowe oo Vienna uga qeybagalaya Shirka Maayarada Adduunka

    October 18, 2026

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    October 17, 2026

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    October 17, 2026
    Latest Posts

    Duqa Garoowe oo Vienna uga qeybagalaya Shirka Maayarada Adduunka

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    Itoobiya oo casuumad u dirtay Cabdiraxmaan Cirro [Abiy oo Somaliland ka doonaya Hal Qodob]

    Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga gobolka Mudug?

    Madaxweyne Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.