GMS si guud,wuxuu isla qaatay in hawlgalka dalka lagu badbaadinayo in la gaarsiiyo ilaa heer DG.
Si gaar ah,waxaa laga hawlgalayaa Caasimadaha DG,iyadoo laga hortagayo doorashada Xasan Shiikh….
- C.C.Warsame,Khayre,Koofi,Carab iyo Rooble,waxay ka hawlgalayaan Galmudug.
- Sh.Shariif iyo Cosoble,waxay ka hawlgalayaan Hir-shabelle.
- KG,waxaa hogaamin doona Fargeeto.
Go’aankan,wuxuu yimid markii Xasan diiday in uu faraha kala baxo doorashooyinka DG harsan.
