Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?
    Puntland

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 4, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Safaaradaha shisheeye ee ku sugan Xerada Xalane,ayaa kasoo saaray baaq iyo digniin dagaalka uu ku qaaday Xasan Shiikh Musharaxiinta Mw ee Sharif iyo Khayre.

    Si gaar ah Safaaradaha R.Galbeedka,ayaa soo wada tuuray qoraalo ay soo dhigeen barahooda Twitter-ka.

    Maraykanka,Ingiriiska iyo Midowga Yurub,ayaa digniin adag,hanjabaad iyo hogo tusaalayn iskugu daray hogaamiyayaasha Somalida ee ku Hardamaya Xamar.

    Markii lasoo koobo Twitter-da kasoo baxay Safaaradaha,ayay noqonaysaa xigmadoodu……

    1. In shuruud la’aan Xabada la joojiyo.
    2. In shuruud la’aan laga heshiiyo doorashada.
    3. Hadii la heshiin waayo oo Xabadu sii socoto,waxay qaadi doontaa BC talaabooyin iskugu jira cunaqabatayno,xayiraad socdaal iyo Maxkamadayn.

    Fariinta BC,waxay si gaar ah ubahdishay Xasan Shiikh oo isku haysta in uu yahay Mw JFS ee sharciyada leh,balse,waxaa lagu tilmaamay in uu yahay mid ka mid ah dhinacyada Somalida ee ishaya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    June 4, 2026

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    June 4, 2026

    Xasan Shiikh oo weeraray Khayre iyo Sh.Shariif

    June 4, 2026
    Latest Posts

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Xasan Shiikh oo weeraray Khayre iyo Sh.Shariif

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    Faallo:-Muxuu ka dhignaa weerarkii Ciidamada Laftagareen Ee Baydhabo?

    Beesha caalamka oo baaq udirtay hogaamiyayaasha Somalida

    At Least 10 Soldiers Killed in Clashes in Baidoa as Forces Clash in Urban Fighting

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.