Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»5-Arimood oo kasoo baxay Shirka Dhuusamareeb oo lagu karbaashay Nabad iyo Nolol
    Somalia

    5-Arimood oo kasoo baxay Shirka Dhuusamareeb oo lagu karbaashay Nabad iyo Nolol

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 13, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    1.Qof iyo Cod nidaam ah doorashadan laguma galayo Farmaajo waa looga adkaaday.

    2.Mudo kororsi haba yaraatee majirayo Farmaajo waa looga adkaaday.

    3.Sharciyadii doorasho ee Farmaajo diyaarsaday daaqadaa laga saaray.waa looga adkaaday.

    4.Go’aanka iyo talada doorashada Dowlada dhexe,ayaa leh waa la beeniyay oo amar baa la dul dhigay Farmaajo.

    5.Gogoshii uu dhigay iyo casuumadiisii waa la dafiray mid Dhuusamareeb ahna waa loogu yeeray oo aan ka baaqsi lahayn,waa looga adkaaday Farmaajo.

    Shirka Dhuusamareebeed sidii loo qorsheeyay,ayuu kusoo gabagaboobay.

    Deni iyo Axmed Madoobe kubadii ay ciyaareen guul siyaasadeed ayay dhashay.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    A Partnership Worth QuestioningSomalia Must Rebalance Its Relationship With Türkiye

    April 10, 2026

    Booliska Puntland oo si weyn dib uhabayn loogu sameeyay

    April 8, 2026

    Maxay tahay ujeedooyinka laga leeyahay dagaalka Iran?

    April 8, 2026
    Latest Posts

    A Partnership Worth QuestioningSomalia Must Rebalance Its Relationship With Türkiye

    Booliska Puntland oo si weyn dib uhabayn loogu sameeyay

    Maxay tahay ujeedooyinka laga leeyahay dagaalka Iran?

    Maxay yihiin Ciidamada Hiilweyne laga soo saaray?

    Ugu danbayn Wadaadada Iran oo aqbalay Xabad joojin

    Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Deni Ee kulanka saraakiisha

    Bangiga PL iyo doorka waxqabadka danyarta

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.