Author: Jibril Qoobey.

Laahoor,waa Xanuunsanaa wakhtiyadii ugu danbeeyay,waxa ugu daran ee hayay,waxa uu ahaa Xanuunka Dhiig karka,sida ay noo xaqiijiyeen Saraakiisha amaanka. Xalay,ayaa la geeyay Labo Isbitaal oo ku yaal Bosaso,kuwaasoo mid yahay Kaafi,waxaana loogu sameeyay baaris Caafimaad,mana jirin wax Xanuun ah oo laga helay marka laga soo tago Dhiig karka. Ka hor intaan la gayn Isbitaladaas,waxaa kaloo lagu soo baaray Isbitaalka Ciidamada Badda. “Geeridiisa,waxa sababay,waa Xanuun caadiya,wayna soo bandhigaysaa Dowladu dhawaan jawaabihii laga helay baaristiisii Caafimaad ee lagu sameeyay Xalay intuusan dhiman ka hor iyo kadib”Ayuu yiri mid ka mid ah Saraakiisha Maamulka Gobolka Bari. Laahoor,waxay Maxkamada Ciidamada PL ku xukuntay Dil…

Read More

Somaliland’s Pursuit of Recognition: A Reality Check Can Somaliland Attain Recognition from the Federal Government of Somalia? The question of Somaliland’s statehood is fundamentally a matter that must be decided by the Somali people and the Federal Government of Somalia (FGS), not external actors. The broader Somali population does not support the fragmentation of the nation, nor do they wish to see any part of Somalia secede. Moreover, the President of Somalia, as the head of state, cannot and should not advocate for the disintegration of the country. His mandate is to uphold national unity and sovereignty. Opportunities for Somaliland…

Read More

SL,waxaa Lacagtii kaga dhamaatay Xildhibaano Xisbiga Jamhuuriga ah iyo Joornaalo ay ka dhex baadigoobayso Aqoonsi. SL maka heli kartaa Aqoonsi DFS? SL in ay noqoto Qaran gaar ah,,wuxuu ka go’aa Shacabka iyo DFS ee kama imaanayo Dibada. Shacabka Somaliyed ma danaynayaan in ay kala tagaan oo Qayb ka mid ah laga jaro. Sidoo kale MW Somaliyed oo Villa Somaliya fadhiya kama Shaqayn karo kala taga Wadanka. SL iyo fursadaha Midninada? Shacabka SL,waxay wada socodka Somalinimada ku heli karaan fursado waa weyn oo laga xusi karo…… 1.Caasimada JFS oo ay qaadan karaan. 2.Awoodo Siyaasadeed oo ay heli karaan. 3.Miisaaniyad soo kabasho…

Read More

By:-Cabdirisaaq Jubba. Sacuudi Carabiya ayaa Balaayiin Doollar Ku maalgashanaysa Dekedda Casab Ee dalka Eritrea,taasoo dhacda Badda Cas . Warar soo baxaya,ayaa sheegaya in Sacuudi Carabiya ay go’aansatay inay balaayiin dollar ku maalgeliso dekedda Casab , Tallaabadan ayaa la socota Hiigsiga 2030-ka Dhaxal-sugaha Boqortooyada Maxamed Bin Salmaan, kaas oo ujeedkiisu yahay in la ballaariyo saameynta dhaqaale iyo istaraatiijiyadeed ee Sacuudiga uu ku leeyahay Afrika iyo gobolka Badda Cas. Lacagta ugu badan ee Maalgashiga sucuudigu,Wuxuu ku baxayaa in la casriyeeyo oo la balaariyo kaabayaasha dhaqaalaha ee dekeda Cassab. Sucuudiga dantiisu waa ay dhaafsiisan tahay kobcinta dhaqaalaha,Sidookale waa tallaabo istiraatijiyadeed juquraafiyeed oo dib…

Read More

Several employees at Voice of America were placed on paid leave on Saturday, one day after President Donald Trump signed an executive order gutting the U.S. government-funded media outlet’s parent and six other federal agencies. Multiple workers at Voice of America, an international media broadcaster that operates in more than 40 languages, shared with Reuters an email that placed them on administrative leave with full pay and benefits “until otherwise notified.” The emails, sent by a human resources executive at the U.S. Agency for Global Media, the VOA’s parent agency, instructed them not to enter their work premises or access internal systems.…

Read More

Ciidamada Difaaca Puntland,waxay Cagta mariyeen Talisyo argagixisadu ku dhuumaalaysanaysay oo kala ah…. 1.Godmadow ee Curaar. 2.Lugta Laasku Wehelle. 3.Isha Dharabato oo ka tirsan Togga Jaceel. Ciidamadu,waxay halkaas ku dileen Laba Nin oo Miinaystayaal ah oo argagixisada ka mid ah. Sidoo kale,waxay Ciidanku ka furteen argagixisada…. 1.Gaari Iska-rogo ah. 2.Gaari yar oo ay furfureen. 3.Hubka noocyaddiisa kala duwan. 4. Mootooyin. 5.Saad. 6.Sahay. 7.Lacag. 8.Dahab. Dhamaan Agab,waxay ku Aaseen Godad oo laga soo saaray.

Read More

Boqol Xildhibaan,ayaa ka hor yimid oo buriyay in Xildhibaan Maxamed Abiib laga qaado xasaanadii Xildhibaanimo oo laga saaro Golaha. Xildhibaanka la beegsaday,mudo,wuxuu daba socday Mashaariic la musuqmaasuqay iyo Maamul xumo dhacday. Xaqiiqdii,waa Sharcidaro aan Geed loogu soo gaban in Xildhibaan ku waayo Xubininadiisii dhaliil Golaha fulinta uu usoo jeediyay. Xildhibaanadu,way dhiiradeen,sababtoo ah mid walba,way saamaynaysaa go’aankan oo waxay u ekaanayaan Ari meel ku xaraysan oo kii la rabo lagala bixi karo. Aadan Madoobe,waa Gudoomiyihii ugu liitay oo soo mara Gudoonka Baarlamaanka,waana Nin aan waxba xeerin oo kaliya ku Shaqeeya laaluush. Si Guud Baarlamaankan,waa kii ugu Tayo xumaa Baarlamaanadii Wadanka soo…

Read More

Firdhiye,wuxuu lasoo booday Kayntaroolka Firiryaale ee PL hala qaado. PL,waxay jawaab uga dhigtay Ciidankii fadhiyay Difaaca hore in ay kusoo celiso Kayntaroolkii Fariryaalihii uu Firdhiye yiri hala qaado. Kadib,isagoo cabaadaya,ayuu Karaash soo wacay oo ku yiri maxaa saa loo sameeyay? Karaash,wuxuu ugu jawaabay..(Waxaadan bi’in ma ba’soomin). FG: Ciidanka Difaaca Salinta fadhiya,waa Sadex Urur oo si buuxda qayb uga ah Ciidamada Difaaca Puntland. Halkaas markay marayso,ayuu dhacay dagaalkii Buqdharkayn,waxaa markaas lagu khasbanaaday in Ciidanka halkiisii lagu celiyo ilayn Firdhiye,waxba mahayee. Dagaalkii Buqdharkayn,dhaawicii ka dhashay oo gaaraya 130-Nin,waxaa la keenay isbitaalka Garowe,sababtoo ah kan LC maleh Dhakhaatiir iyo Qalab ku filan la…

Read More

Waa dhab in si ka qurux badan sida uu udhigay Wiilkaa Dhalinyarada ah hadalkiisa udhigi karay,waxaana hadalkiisu gaf ku yahay kala danbaynta iyo Sharciga Puntland. Shiikha Xaaskiisu danbi ma gelin oo waa Gabar reer Puntland oo Sharfan. Culumadu,waa Tiir ka mid ah Tiirarka Bulshadu ku taagan tahay oo leh xurmo weyn,waase khaldami karaan,waana la dhaliili karaa. Si gaar ah Shiikhan,waxaa kasoo baxa hadalo iska hor yimaada oo khatar ku ah Bulshada,waxaana ka muuqata in uu mudan yahay in dib u eegis lagu sameeyo masuuliyadaha uu hayo. (Nimankaas,waa Islaam oo lama layn karo),Ma’ahayn hadal fudud oo la qaadan karo. Nimanka uu…

Read More

AS,ayaa saaka oo Sabti ah lagu soo waramayaa in weerar abaabulan ay ku qaadeen Ciidamada Dowladda, ee ku sugan Awdhiigle ee Gobolka Shabeellada Hoose,waxaana halkaasi ka dhacay iska hor in aad xooggan oo qaraxyo la socdeen. Weerarada argagixisada AS ee Deegaamada Xaawa Cabdi iyo Jihada Awdhiigle ee Maanta iyo kuwii maalmihii lasoo dhaafay ka dhacayay Balcad oo dhamaantood Xamar ujira markay ugu fog yihiin 30-KM,waa fariimo khatar muujinaya. In AS isku dayaan si muuqata Ciidan hubaysan in ay ku galaan agagaarka Xamar,waa dhiiranaan cusub. Horay,waxay ku hawlgeli jireen qarsoodi,balse sida hada muuqata,waa bareerayaan,waxayna rabaan in ay ugu yaraan Qaybo ka…

Read More

Ciidamada Difaaca Puntland,ayaa hawlgal ka sameeyay Deegaannada Lugta Huraanhur iyo Togga Raq-raq ee Buuraha Calmiskaad Hawlgalkaas ayay ku dileen Madaxii Drons-ka argagixisada Daacish. Waxay kaloo ku qabteen Saanad Ciidan iyo Talisyo. Halkan ka daawo muuqaalka

Read More

Baaqa Nabadeed Colaadaha Gobolada Sool iyo Sanaag ee Madaxweyne Deni. Sanaag xasiloonideedu,waa Geed ka go’an. Shaqaaqo,waa dhacdaa balse,waa in laga daba tagaa oo la daba qabtaa. Dowlada Puntland,waa ku amaanan tahay ka hawlgelideeda Shaqaaqadaas. Sanaag,waxaa usocota dhismaha Wadadii muhiimka ahayd ee Ceeldaahir-Ceerigaabo,kadibna,waxaa ku xigi doona tayaynta hay’adaha Dowlada ee heer Gobol. MW waxa uu tagi doonaa Badhan oo ka hogaamin doonaa Wajiga Afraad ee sifaynta argagixisada oo Calmadow lagu aadi doono. Halkan ka daawo muuqaalka https://x.com/JibrilQoobey/status/1900136132735631729?t=aQH6-KJOoAqAWypj0srghA&s=19 https://x.com/JibrilQoobey/status/1900143004012122317?t=zMr2bPTyZju4B2-itVOU1Q&s=19

Read More

Hadaljeedinta Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dawladda Puntland Abdi Farah Juxa uu ka jeediyey deegaanka Shimbiraale ee Degmada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag. Halkan ka daawo muuqaalka https://x.com/JibrilQoobey/status/1899922006227014141?t=Bz07sSo0ZHk6T_OPIGmWww&s=19

Read More

Ceelbuuh: March 12, 2025: Waftiga Dawladda Puntland ee uu hoggaamiyo Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha DPL Mudane Abdi Farah Juxa uu weheliyo Wasiir ku xigeenka Wasaarada Arrimaha Gudaha Mudane, H.E Abdirahman Khaliif Faarah Waftiga dhaqanka ee uu hoggaamiyo Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan Garaad Maxamuud Cali Shire ayaa shir kula yeeshay magaalada Ceelbuuh ee Gobolka Sanaag guddiga guurta ka kooban 27 oday dhaqanmeed ee xalinta dhacdadii Dooxada Dureera ee Gobolka Sanaag. Shirkaan ayaa waxaa looga wada hadlay warbixinta guud ee dhacdadii meesha ka dhacday, u mahadcelinta labada beelood sida wanaagsan ee ay isku xakameeyeen, ciidamada amaanka iyo odayaasha galay hawsha maalintii 1-aad.…

Read More

Boosaaso : 13 March 2025: Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni ayaa caawa kulan la qaatay dhallinyarada Gobolka Bari, Dhallinyarada ayaa Madaxweynaha iyo Dowladdaba u muujiyey siday u garab taaganyihiin Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland (Hillaac). Madaxweynaha ayaa caawa kulanka Dhallinyarada uga dhawaaqay in Garoonka Kubadda Cagta Boosaaso oo dhismihiisu dhammaadyahay, caawa laga billaabo magaciisu noqonayo Garoonka Shuhaadada, iyadoo lagu maamusayo Ciidankii ku shahiiday hawlgalka ciribtirka Argagixisada ee (Hillaac). Kulanka waxa Madaxweynaha Kala qeybgalay Guddoomiye Ku-xigeenka Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Mudane Maxamed Baari Shire, Goleyaasha Dowladda, Maamulka Gobolka Bari, kan degmada Boosaaso iyo Dhallinyarada Gobolka Bari. …

Read More

Boosaaso: 12 March 2025 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan la qaatay Ganacsatada Puntland, Kulanka waxaa ku weheliyay Madaxweynaha, Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golaha Wakiillada Mudane Maxamed Baari Shire, Goleyaasha Dowladda , Rugta Ganacsiga, Maamulka Gobolka Bari, Kan degmada Boosaaso, Saraakiisha Amniga iyo Ganacsato. Madaxweynaha ayaa la wadaagay Ganacsatada warbixin ku saabsan halka uu marayo Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland iyadoo ujeedku yahay in Argagixisada laga sifeeyo Puntland . “Ujeedku waa in Argagixisada laga sifeeyo Buuraha Calmiskaad iyo Calmadow, Argagixisadii dadka buuraha kasoo handadi jiray wa u jedaan Ciidankeena buuraha ugu dhacay” Ayuu yiri Madaxweynaha…

Read More

Maanta,ayuu la wareegay Maxamuud Cali Yuusuf hogaaminta Midowga Afrika. Maxamuud? Waa Rug cadaa Diblomaadiyadeed oo leh Dabeecadihii looga baahnaa Diblomaasi,waxaana lagu sheegaa in uu yahay Nin Dabeecad fiican,aan deg-degin oo ka fiirsi badan. Waxa uu ku hadlaa Afar Luuqadood oo kala ah… B.Canfar. T.Somali. J.Faransiis. X.Carabi. Mudo,ayuu soo ahaa Wasiir Arima Dibadeedka Jabuti. Caqabadaha horyaala? 1.Khilaafka Wadamada Galbeedka Afrika dhexyaal. 2.Khilaafka Congo. 3.Colaadaha Wadamada Bariga Afrika. 4.Khatarta Argagixisada gaar ahaan Daacish. 5.Qancinta Kenya oo Kursiga uga guulaystay. 6.La macmiilka Mesefeni oo si khaldan ula hadlay. 7.Saamaynta Quwadaha Caalamka ee Afrika. Geeska Afrika iyo Maxamuud? 1.Colaada Somalida iyo Canfarta ee Itoobiya.…

Read More

and inclusive Africa where all Africa citizens can benefit from the economic growth, improved well-being and welfare, justice, and freedoms. He underscored the need to have a look at the challenges facing the continent and to find more creative solutions. “I have observed the unreserved commitment by the leadership to the realization of our great aspirations, which essentially consist of promoting the development of the continent, the construction and modernization of the infrastructure we need to ensure the functioning of our industries, the efficient performance of our services, the flow of our export products, and enhanced intra-African trade through the…

Read More

Waxaa la micno ah Doontaas RW Abiy oo Siyaasadiisu umuuqato mid gabalkeedu sii dhacayo. Meel uu si buuxda Gacanta ugu hayo,waxaa jirta Adis-ababa. Maamulada wada Shaqaynta tooska ah la leh,waa Somalida,Canfarta iyo Shucuubta Koonfureed. Maamulka Oromada,waxaa ka socda dagaalo Qaybo badan oo ka mid ahna kuma jiraan Gacanta Maamulka. Maamulka Amxaarada,waxaa ka socda dagaal la rabo in Gacantiisa looga saaro oo xoog badan. Maamulka Tigreega,waa ka baxay Gacantiisa,waxaana lasoo cayriyay Maamulkii Reda ee isaga ku xirnaa. Sidoo kale Abiy,waxaa ka hor yimid Siyaasad khatarteeda leh,taasoo ah isbahaysiga Eretereya, Tigreega iyo Amxaarada,iyadoo awalba uu haystay culayska dibada ee reer Galbeedka. Hadaba…

Read More

Xildhibaanadan,waxay guteen waajjbkii ka saarnaa badbaadinta Somaliya. Soo jeedinta ah ( Madaxweynaha DFS ha iscasilo),waa aragtida ugu haboon xiligan ee wax lagu badbaadin karo. Dhan walba oo laga eego Somaliya,waa sii dumaysaa… 1.Midnimadii Siyaasadeed ee Wadanka oo awalba jilicsanayd,waa burburtay. 2.Canshuur iyo Miisaaniyad horay looguma midaysnayn haatana rajadii ahayd in lagu Midoobo,waa dhimatay. 3.Amnigii oo aan awalba lagu midaysnayn,ayaa sii baaba’ay,waxaana lumay awoodii yarayd ee Ciidamada sheegta Milleteriga DFS iyo Maleeshiyaadkii Beelaha ee iska caabin jiray argagixisada. 4.Hay’adihii Maamulka ee Sharcidajinta,Garsoorka iyo Fulinta,waxay noqdeen Magac uyaal,waxayna lumiyeen doorkii awalba liitay ee ay lahaayeen. 5.Si guud rajadii ahayd in Qaran Somaliyed…

Read More

Ugu danbayn Reda,waa la cayrshay,waxa uuna si dirqiya uga badbaaday Xarig. Adis-ababa,ayuu ucararay Getachow Reda Madaxii Maamulkii KMG ahaa ee Deegaanka Tigreega. TPLF,ayaa la wareegtay awooda Maamul ee Dergaanka,waxayna soo afjartay Maamulkii Reda ee ku xirnaa Abiy. TPLF,waxba iskagama tirinayso Abiy oo horay ayay iskugu jabeen,mana leh awood uu kusoo weeraro. Markan TPLF Siyaasiyan,waa ka hormarsan tahay Maamulka Abiy oo waxay isbahaysi la yeelatay Eretereya iyo Amxaarada. Abiy ma awoodo in uu isku mar weeraro Sadexdaas awoodood ee u Shirkoobay. Maanta Deegaanka Tigreega ma hoos yimaado Maamulka Abiy ee Adis-ababa. Hogaamiyaha Ruuxiga ah ee TPLF Debreson,ayaa ku digtay Getachow Reda.…

Read More

Ballanta kulankan,waxaa usoo sameeyay RW Abiy. Ajandaha kulanku,waxa uu ahaa taageerada Ciidamada Itoobiyaanka ah ee la rabo in la geliyo Shabeelooyinka. Abiy,ayaa kaga sii horeeyay oo usharaxay Imaaraadka qorshaha isaga iyo Xasan wataan ee ay kula dirirayaan AS. Qorshuhu,waxa uu yahay in si buuxda Ciidamada Itoobiyaanka ah ay gudaha Labada Shabeelle iyo Hiiraan usoo galaan,kadibna ay kula diriraan AS. Maalgelinta qorshahan oo Abiy aqbalay,waxaa laga dalbaday Imaaraadka mase cada in uu 100% aqbalay. Ciidamadii DFS ka Mushahaar qaadanayay,waa kala daateen,kuwii Beelaha,waxaa kasban waayay Xasan Shiikh.

Read More

Hal Shirkad Koronto ma anfacayso Magaalo laga rabo in ay samayso horumar oo Caasimad u ah Dhul gaaraya 212-kun KM isku wareeg ah. Sida dhacday marar badan oo Maantay ay ugu danbaysay,waxaa cilad qabsanaysaa Shirkada,kadibna Korontadii,ayaa maqnaanaysa Lix Saac oo isku xigta. Waxaa jarmay Intarneedkii. Waxaa damay Taleefoonadii. Waxaa istaagay wax kala iibsigii. Waxaa istaagay Shaqadii Isbitaalada. Waxaa xirmay Hoteladii iyo Maqaaxiyihii. Khasaaraha Maanta kaliya dhacay,waxaa lagu qiyaasay $60-$70-kun. Dhibku,waa Korontadii Magaalada oo uxiran Hal Shirkad,taasoo siday doonto yeelaysa oo aan ka taxadarin Bulshada adeega ay uhayso. Cid alaale iyo cidii isku dayda in ay keento Koronto cusub,waxay siinayaan Saami…

Read More

Ra’isalwasaare Cumar Cabdirashiid iyo haldoorka kale ee Siyaasada Puntland,waxay ka aragti duwan yihiin Shacabka Puntland markay noqoto aragtida Siyaasadeed ee Somaliweyn. Haldoorku,waxay qabaan in aan laga maarmin Dowlad Fadaraal ah oo Somali wada leedahay,gaar ahaan ay PL dani ugu jirto. Dooda oranaysa Xamar waxba lama sii lahaan karno ayay ganafka ku dhufteen,waxayna leeyihiin,waa lama huraan Somali Siyaasada kusii midaysnaata. Shacabka Puntland,way ka fogaadeen xamar iyo wax lasii lahaanshaheeda,waxayna ku doodayaan in ugu yaraan PL lagu mashquulo oo iyada laga shaqeeyo horumarkeeda ilaa laga helayo Somali kale oo udiyaarsan Dowladnimo. Reer Puntland,waxaa niyad xumeeyay lugooyada joogtada ah ee uga imaanaysa mar…

Read More

Waxa Beledweyne ka dhacay Maanta mahan wax caadiya xaqiiqdii. Hotel ay daganaayeen waxgaradkii iyo Siyaasiyiintii diyaarinayay Ciidamo cusub oo la hawlgeli lahaa kuwa Itoobiyaanka,ayay Cagta mariyeen. Waxaa niyad jabka xoojinaya,waa in Nisa ay ogaan wayday Gawaarida Qaraxyadu ka buuxaan ee ku jiray Magaalada. Sanbalooshe hawshan isagaa isku xirxiray oo Itoobiyaanka heshiiska lasoo galay,isla markaana Beelaha abaabulay,waana Deegaankiisii uu Maalmo ka hor joogay. Dadka ku Naf waayay,waxaa ku jira Nabadoono cuslaa oo hormuud u ahaa qorshaha dagaal ee dhanka qoraxsinka looga saari lahaa argagixisada. AS awooda cusub ee ay lasoo baxeen mahan wax la dhayalsan karo,waa khatar weyn oo guud ahaan…

Read More

Madaxtooyada Siiriya,ayaa Isniintii ku dhawaaqday heshiis ay sheegtay in Isniintii shalay ay kala Saxiixdeen Dowladda Siiriya iyo kooxda hubeysan ee Kurdiyiinta Siiriya ee loo soo gaabiyo SDF. Dhinacyada ayaa sheegay inay ku heshiiyeen in SDF, oo maamusha gobolka Waqooyi-bari, ay ku biirto dowladda cusub, isla markaana ay ciidamadoodu la midoobaan kuwa dowladda. Maamulka cusub ee Siiriya, oo uu hoggaamiyo Madaxweynaha ku-meel-gaarka ah Axmed Al-Sharaca, ayaa isku dayaya inuu kala diro kooxaha hubeysan ee maamula dalka, tan iyo markii xilka laga tuuray hoggaamiyihii muddada dheer xukumayay dalkaasi, Bashaar al-Assad, bishii December, kaddib in ka badan 13 sano oo dagaal sokeeye ah.…

Read More

Garowe, Maarso 11, 2025 – Ciidanka Booliska Puntland,ayaa maanta xabsiga dhigay eedaysane lagu arkay muuqaal baraha bulshada lagu faafiyey, isagoo si xun u jirdilaya ilmo yar suuqa magaalada Garoowe. Eedeysanaha ayaa magaciisu yahay Cabdifitaax Cabdinuur Faarax. Baaritaanka hordhaca ah ee Boolisku sameeyey,ayaa caddeeyey in eedaysanuhu uusan ka tirsanayn Ciidanka Booliska Puntland ama hay’adaha kale ee amniga. Sidaas darteed, wuxuu fal-dambiyeed ku galay isticmaalka dharka Ciidanka iyo xadgudubka xuquuqda ilmaha yar. Eedeysanaha ayaa ka mid ah waardiyeyaasha Suuqa Inji ee Garowe. Ciidanka Boolisku, iyagoo fulinaya waajibaadkooda sugidda amniga iyo ilaalinta xuquuqda muwaadiniinta, ayaa degdeg uga falceliyey dhacdadan, waxaana eedaysanaha loo gudbin…

Read More

Ugu yaraan Lix Qof, oo ay ku jiraan Laba Nabadoon oo caan ka ah Galbeedka Beledweyne,ayaa ku dhintay,Shan kalena way ku dhaawacmeen weerar qarax ku billowday oo Rag hubeysan oo ka tirsan kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab ay saaka aroortii ku qaadeen hotelka Qaahira ee Magaalada Beledweyne,Xarunta Gobolka Hiiraan. Wararka ka imaanaya Magaalada,ayaa sheegaya in ilaa iyo caawa rasaas goos goos ah laga maqlayay Hotelka gudihiisa, halkaas oo ay ku hareereysan yihiin Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda,Ciidamada Jabuti ee qeyb ka ah howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS iyo Ciidamo Itoobiyaan ah,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka

Read More

A powerful airstrike has targeted fleeing ISIS militants regrouping in the Miiraale Valley within the Calmiskaad mountain range. The operation carried out by Puntland’s allies from the United Arab Emirates marks a major escalation in the fight against terrorism in the region. The strike comes as part of the ongoing Hilaac Operation and Puntland Counterterrorism Operation aimed at eliminating militant threats. With ISIS forces attempting to regroup Puntland’s decisive action backed by the UAE sends a clear message that terrorist elements will find no safe haven. Security analysts see this as a strategic victory for Puntland and a sign of…

Read More

Duqeyn culus,ayaa Caawa lala beegsaday Xubno katirsan firxadka argagixisada Daacish, kuwaas oo isku aruursanayay Togga Miiraale. Duqeynta,ayaa waxaa fuliyay Saaxiibada Dowladda Puntland ee Imaaraadka Carabta oo taageeraysa Howlgalka CiribtirkaArgagixisada ee Puntland. “Duqeyn ka dhacday Caawa Togga Miiraale,waxaa lagu beegsaday Firxadka Argagixisada Daacish oo is urursanayey, duqeynta waxaa fuliyey saaxiibada Dowladda Puntland ee Imaaraadka”Ayaa lagu yiri qoraal kooban oo kasoo baxay Taliska Howlgalka Ciribtirka Argagixisada.

Read More

Somalia’s Internal and External Challenges and Strategies to Safeguard Sovereignty Xamar News EditorBy Xamar News Editor9 March 2025Updated:9 March 20255 Mins Read39 Views Somalia’s Internal and External Challenges and Strategies to Safeguard Sovereignty Somalia’s Internal and External Challenges and Strategies to Safeguard Sovereignty Somalia is facing one of the most significant geopolitical challenges in its history. While Ethiopia — with the support of external actors such as the UAE and, potentially, Turkey — continues to pursue maritime and military ambitions, Somalia is also grappling with internal conflicts and political discord. This combination of factors threatens the country’s stability and sovereignty.…

Read More

Dagaalkii Buqdharkayn sida la filayay,waa ka khasaare batay. Geerida iyo Dhaawaca Labada dhinac oo laysku daray,waa 150-Qof,halka Dhaawucu yahay 200-Qof. Sool Bari? 1.Geerida,waa 58-Qof. 2.Dhaawaca 110-Qof. Sool Waqooyi? 1.Geerida 90-Qof. 2.Dhaawaca 120-Qof. Wadarta Guud Dhimashada iyo Dhaawaca ka dhacay halkaas,waa ku dhawaad 400-Qof. Isbitaalada Garowe iyo Burco,waxaa buux dhaafiyay Dhaawaca Dhalinyarada. Nasiibdarada dhacday,waa in Dhalinyaro Somaliyed oo ku dhow 400 waxna ku dhibteen,waxna ku dhaawacmeen Tuulo cidlo ah oo aan lahayn….. 1.Deked. 2.Garoon Diyaaradeed. 3.Aan ku oolin meel muhiim ah. 4.Dad badan ku noolayn. 5.Aan lahayn Biyo iyo Koronto. Sool,waxay ubaahatay gurmad Caqli oo sidan laguma daawan karo. …

Read More

Waa khudbad Puntlander ah oo aad ugu dhow maxaliga gudaha ka jira. Waa khudbad uu ku muujiyay in uu yahay MW Puntland oo uu siiyay mudnaanta Puntland. Waa khudbad Dadka reer Puntland uga qiimo badan tiisii ka horaysay markii uu ku dhawaaqayay Wajiga 3-Aad. Waa khudbad uu ka fogaaday in loo arko Musharax MW JFS oo u isticmaalayo dagaalka argagixisada Olalihiisa. MW Deni,waxa uu la hadlay Ganacsatada oo uu ku yiri…. Usoo banbaxa taageerada Ciidanka,waa la dilay Dhagdheer. Sidoo kale MW Deni,waxa uu guubaabiyay Dhaqanka,gaar ahaan Nabadoonada oo uu ku yiri (Shaqeeya argagixisadii,waa la Dilnay). MW Deni,waxa uu dul istaagay…

Read More

Markii Maamulkii Dowladii TFG ee uu hogaaminayay MW Cabdullaahi Yuusuf ay garab ka codsadeen Maamulkii Melles Sanawi ee Dowladii Fadaraalka Itoobiya xilligaas,Dadka ku Dhaqan Xamar Qaylo ayay Afka furteen,waxayna ku dhawaaqeen Jihaad Dalka iyo Diinta looga Difaacayo Cabdullaahi Yuusuf iyo Amxaarada uu wato. Dagaalkaas oo loogu Magacdaray (Wax iska caabinta),waxaa Qayb ka ahaa MW Xasan Shiikh oo haatan ku fadhiya Kursigii Cabdullaahi ku fadhiyay markaas. Dad badan oo Somalida kale ah,ayaa lagu kuciyay Wadaniyad iyo Diin Difaac oo Qayb ka noqday dagaalkii lagala hor tagay Maamulkii MW Cabdullaahi Yuusuf rabi ha’unaxariisto janadiina haka waraabiyo. Maanta si la mid ah sidii…

Read More

08 March 2025: Ciidanka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland waxay maanta ka hawlgaleen deegaannada Moqor, togga Ina Ciddoole, labada tog Geel lagu Qal iyo togga Afka Dibi-Ganuun oo ay ku yaalleen dugsi tababarka iyo Saldhigyo kale oo muhiim u ahaa argagixisada Daacish.

Read More

Xasan Shiikh in uu ku jahwareeray Siyaasada,waxaa kuu xaqiijinaya khudbadiisii Masaajidka ee uu ku weeraray Maraykanka si ka baxsan Diblomaasiyada. Hadalka Xasan ma’ahayn mid ku haboonaa Nin sheeganaya maqaam MW Somaliyed,isla markaana ma ahayn mid asluub Diblomaasiyadeed leh. Warkana u ekaa kii fadhi ku dirirka Maqaaxiyaha Somalida ee Xasan Masaajidka ka dhex yiri,wuxuu taabanayaa Amniga iyo dagaalka argagixisada. Sida ka muuqatay Xasan,waxaa Madax wareer uu isxakamayn kari waayay ku noqday Warkii digniinta ahaa ee kasoo baxay Safaarada Maraykanka. Maraykanku,waa maalgeliyaha ugu weyn ee la dagaalanka argagaxisada,waana Sxb-ka Somalida ee dhan walba. Xogaha amaan,Isha ugu weyn ee DFS iyo Dowladaha Xubnaha…

Read More

In kabadan 100 qof ayaa ku geeryooday, 200 oo kalena waa ay ku dhaawacmeen dagaal jimcihii maanta ka dhacay deegaanka Buq-dharkeyn ee Gobalka Sool. Dagaalka ayaa u dhexeeyay Maleeshiyaadka kasoo kala jeeda Beelaha Isaaq iyo Dhulbahante, waxaana jira gaadiid dagaal iyo maxaabiis ay dhinacyadu kala qabsadeen. Dagaalka oo aroornimadii hore ee saaka bilowday ayaa soo gaaray gelinkii dambe. Dhaawacyada labada dhinac ayaa la kala geeyay Hargeysa iyo Garoowe, kaddib markii badi wax looga qaban waayay magaalooyinka Laascaanood iyo Burco. Dhanka kale, gurmadyo kala duwan ayaa u kala baxaya labada dhinac, iyadoo saacadaha soo wajahan ay dhici karto in dagaalku dib…

Read More

“Si xoogan,ayaan u tixgelinaynaa Cunaqabateyn weyn oo Bangiyada ah iyo Cashuuraha Ganacsiga oo la saaro Ruushka ilaa laga gaarayo Xabadjoojin iyo heshiis rasmi ah oo Nabadeed”.Ayuu yiri Trump. Hanjabaada Trump,waxay jawaab utahay garaacis xoogan ee Ruushku ka fuliyay Ukrain,iyadoo Maraykanku diyaarinayo heshiis Nabadeed. Hanjabaada Trump ee ka dhanka Ruushka,waxay Dadka qaarkii u arkaan mid beenguur ah oo Caalamka la tusayo,waxayna taa badalkeeda qabaan in Trump iyo Putin wax isla og yihiin oo Zelensky lagu la cadaadinayo. Tuhunka,waxaa xoojiyay in garaacistan kusoo beegan xili wada xaajood uga bilaabanayo Maraykanka iyo Ukrain Dalka Sacuudi Carabiya. Wada hadaladaas oo ay ka qaybgalayaan Masuuliyiin…

Read More

Ugu yaraan Laba Qof,ayaa Dhintay, halka 186 kale la la’yahay, kadib markii Afar Doon oo siday tahriibayaal ka soo baxay Afrika ay ku qalibmeen biyaha u dhow Yemen iyo Jabuuti habeenimadii Khamiista, sida ay Jimcaha shaacisay hay’adda socdaalka ee Qaramada Midoobay (IOM). Afhayeenka IOM, Tamim Eleian, ayaa u sheegay Associated Press in laba ka mid ah doonyaha ay ku qalibmeen biyaha Yemen, halkaas oo laba ka mid ah shaqaalaha doonyaha la badbaadiyay, balse 181 tahriibayaal ah iyo shan shaqaale Yemeni ah ay weli la la’yihiin. Isla habeenkaas, laba doon oo kale ayaa ku qalibmay biyaha Jabuuti. Meydadka laba tahriibayaal ah…

Read More

Ethiopia  has officially joined the ranks of Africa’s top arms exporters, with Prime Minister Abiy Ahmed announcing that the country has already earned at least $30 million from weapons sales. This declaration places Ethiopia behind South Africa ($48 million) and Egypt ($41 million) while surpassing Morocco ($21 million) and Nigeria ($3 million) in reported arms exports. Ethiopia has its own Arms manufacturing Industry known as the Homicho Arms Manufacturing Industry Ethiopia is a big country. It is necessary to ensure that it can protect itself and pass on its wealth to its children,” the Prime Minister stated. The factory, which…

Read More

Sawiradan,waa Degmada Balidhidhin oo mar looga baqi jiray argagixisada,haatanse laga nadiifiyay iyada iyo Deegaamada hoos yimaada si buuxda. Dhulka argagixisadu damacday in ay degto,waa mid Hodan ah oo Barwaaqo ah. Dagaalka kadib Dhulkaas,wuxuu ubaahan yahay Qorshe gaar ah oo iskugu jira mid ilaalin amni ah,adeeg Bulsho iyo mid maalgashi. Ilaalinta Amniga? Waa in laga sameeyaa Sadex fariisin Ciidan….. 1.Balidhidhin. 2.Turmasaale. 3.Dhaadaar. 4.Wadada Dhaadaar iyo Bosaso oo la furo. 5.Garoon Diyaaradeed oo KMG ah Dhaadaar. Maalgashiga? 1. In la sameeyo Mashaariic Dalxiiska ah. 2.In la sameeyo Mashaariic Macdanta ah. 3.In Kaabayaasha Dhaqaalaha la hormariyo. Adeega Bulshada? 1.In kor loo qaado adeega…

Read More

Wasiirka Arimaha Dibada Danmark oo ka falceliyay hadalkii Trump ee uu markale ku muujiyay sida Maraykanku urabo Greenland. Wasiirka Arimaha Dibada Danmark oo ku dhawaad 10-Sano soo noqday Ra’isalwasaaraha Wadanka iyo Trump,waxay ka midaysnaayeen in Dookha ay leeyihiin Dadka reer Greenland. Maamulka Trump,waxay u arkaan Greenland goob muhiim ah Amniga Caalamka oo ay ubaahan yihiin,waxayna ka rabaan Sadex arimood oo kala ah….. 1.In Greenland ka go’do Danmark. 2.In Greenland Marakaynka ku biirto. 3.In Danmark laga helo tanaasul dheeriya. Greenland 1948-dii,ayaa Danmark kula gashay heshiis Maraykanka oo Saldhig Milleteri siisay. Greenland,waa Jasiirad leh Maamul ugaar ah oo awood badan,balse qayb ka…

Read More

Ukrain way khasaartay? 1.20% Dhulkeeda,waxaa haysta Ruushka. 2.Ku dhawaad Hal Milyan oo Qof,ayaa ka dhintay. 3.Dalkeedii,ayaa burburay. 4.Ma helin Xubinimada Nato. 5.Ma helin Xubinimada Yurub. 7.Dayn fara badana,waa la galiyay. Raashiya waa Guulaysatay? Sadex hadaf oo ay ugashay dagaalka,waa heshay,kuwaasoo kala ah…. 1. Ukrain oo aan yeelan karin Hubka Niyukleerka. 2. Ukrain oo aan ka mid noqon karin Midowga Yurub. 3.Ukrain oo aan Nato ku biiri karin. Ruushku,Waxa umuujiyay adkaysi oo kaligii,ayaa wajahay Nato,waana laga saari waayay Dhulkii Barafka,waxaana muuqatay 10-Sano oo danbe in uu diyaar uyahay in uu sii dagaalamo. Yurub,waa khasaartay? Waxay ku Xisaabtamaysay Sadex arimood in dagaalka…

Read More

Amarkii Trump ee joojinta Mucaawinada Dibada,ayaa saameeyay Muqdisho iyo Villa Somaliya. Waxaa xaqiijiyay Wasiirka Maaliyada DFS ee haysata aqoonsiga QM in jarida kaalmada Maraykanka ee gaarayysa $1.5 ay saamayn xun yeelatay. Marka laga soo tago Kabka Miisaaniyada,Mashaariicda horumarineed Dhaqaalaha Maraykanku ku taageeri jiray,waxaa kaloo go’aanku saameeyay Ciidamada Danab. Maraykanku,wuxuu ka taageeri jiray Ciidanka Danab Gunnada,Shidaalka iyo Rasaasta. Sidoo kale Sanadkii hore,ayuu Maraykanku ka joojiyay taageeradii Raashinka Ciidanka Danab markii Suuqyada Xamar lagu kala iibsaday. Waxaa kaloo ka sii daran go’aankan,waxa uu saameeyay dhamaan Shirkadaha la shaqeeya Ciidamada. Xamar iyo Villa Somaliya,waxaa lama filan ku noqotay Mareykanka oo Sanadkii siin jirey…

Read More

Sida aan xogta aan ku helnay Xasan Shiikh,ayaa ka codsaday Abiy in uu ka caawiyo duqaynta Cirka. Codsigaas RW Abiy,waa aqbalay,waana kan sababay in ay garaacaan Shabeellada Dhexe Maanta. Waxaa la xaqiijiyay garaacista Itoobiyaanka in ay hakisay guulihii AS oo hadaysan dhici lahayn Garaacistaas ay socon lahaayeen. Tani,waxay xoojinaysaa sheegashadii Itoobiya ee ahayd in ay Dhiig ushubaan amniga iyo kala danbaynta Somaliya oo aysan u arag Cadow. Sidoo kale,waxay hoosta kasii xariiqaysaa in Itoobiyaanka aan looga maarmin dagaalka argagixisada ee gudaha Somaliya.

Read More

Garowe,waxay noqon kartaa Xarunta Labaad ee Diblomaasiyiinta Beesha Caalamka ee Somaliya ka hawlgala. Sidoo kale Garoonka Diyaaradaha Bosaso oo noqday kan Labaad ee ugu weyn Somaliya,waxa uu qaabili karaa isticmaalka Diyaaraadaha Caalamiga ah ee yimaada Somaliya. Sida lagu helayo xogo hoose Diblomaasiyiinta Shisheeye,ayaa ka fakaraya Garowe in laga sameeyo Xarun Labaad oo ay ku hawlgeli karaan. Sidoo kale Somali Aviation iyo QM,ayaa wada qorshe Garoonka Bosaso loogu leexinayo Qaybo ka mid ah Duulimaadyada. Arimahan,waxay ka dhasheen Sadex arimood oo kala ah… 1.Amniga Xamar oo sii xumaanaya. 2.AS oo kusoo dhawaanaya Muqdisho. 3.Adeega Garoonka Aadan-cade oo hooseeya. PL,waxay ka muujisay awood…

Read More

“Dhakhdo hada usiidaaya maxaabiista aad haysataan iyo waliba Meydadka,Israa’iil waxaan u fasaxayaa wax kasta oo ay u baahantahay si ay hawsha Qasa u dhamaystirto,haddii aydan saas yeelin mid idin ka hari maayo,sidoo kale shacabka Qasa, waa in aad degdeg u siideysaan maxaabiista haddii kale dhimashaa idin sugaysa” Waa digniin adag oo aan la saadaalin karin sida ay uga falcelinayaan mintidiinta Xamaas oo aan waxba xeerinayn. Dhibka ugu weyn,waxa uu ku dhacayaa Shacabka Falastiiniyiinta ah.

Read More

Itoobiya,waxay dhisatay Warshad casriya oo Rasaasta Noocyadeeda kala duwan samaynaysa. Abiy,ayaa booqday,wuxuuna sheegay in ay Itoobiya dhoofin doonto Rasaasta hada waxii ka danbeeya oo ay isku filnaatay. Halka Xasan Shiikh oo haysta aqoonsiga QM ee MW Somaliya uu Maanta ka codsaday Itoobiya in Diyaaradaheedu ka caawiyaan dagaalka argagixisada. Duqaynta Diyaaradaha Itoobiya ka fuliyeen Maanta Shabeellada Dhexe,waxay xogta bartilmaameedyada ka qaateen isla Ciidankeeda Sahanka iyo Wardoonka ee gudaha Gobolkaas ka hawlgala. Su’aalaha macnaha leh? Majirtaa Dowlad Somaliyed? Majiraa Wadan Somaliyed? Halkan ka daawo muuqaalka

Read More

Shaqadan,,wuxuu ku haystaa taageeradii ugu badnayd Shacabka Maraykanka,waxayna u arkaan in uu qabtay mudo yar Shaqooyin muhiim u ahaa oo uu dareenkooda ka turjumay. Waxay la aaminsan yihiin argtidiisa ah “Maraykan,waa soo laabtay”. Dhaqaalaha,Shaqo helida,soo galootiga Sharcidarada ah iyo amaanka in uu wax ka qabtay la taaban karo ayay la qabaan Shacabka Maraykanka intiisa badan. Dadka aan taabacsanayn xataa,waxay u arkaan in uu wax saxayo,wixii ka khaldamana laga dabi tagi karo oo Wadanka uu keenay meel MW ka danbeeyaa si tartiib tartiib ah ufurdaamin karo Qodobada ubaahan toosinta. Balse Trump ka hor,Maraykanku,waxa uu ahaa Suuq Caalamiya oo laga faa’idaysto iyo…

Read More

Ugu danbayn Zelensky,waxa uu aqbalay shuruud la’aan in uu saxiixo heshiiska Maraykanku ku qaadanayo Macdanta Qaaliga ah ee Dalkiisa. Maraykanku,waxa uu ku bixiyay dagaalka Ukrain ay kula jirto Ruushka Dhaqaale gaaraya $390-Bilyan xiligii Maamulka Biden. Balse Trump oo aragtidiisu tahay Danta Maraykanka wax walba in laga hormariyo,ayaa qaatay talaabo Lacagtaas dib loogu soo celinayo. Trump,waxa uu joojiyay dhamaan Gargaarkii Milleteri ee uu siinayay Ukrain,taasoo uga jawaabayay diidmadii Zelensky ee Saxiixa heshiiska Nabadeed. Zelensky,waxaa muuqata in uu haatan aqbalay waaqiciga oo aqbalay qorshaha Trump. Ukraine Maalin iskaba difaaci karto Ruushka Maraykanka la’aantiis,mana jiro Wadan ubuuxin kara booskaas oo Maraykanka kaligiis,ayaa ugu…

Read More