Author: Jibril Qoobey.

“Habka Puntland ee lagula dagaalamayso argagaxisadu waa mid ka duwan kan Dowladda Fadaraalka Somaliya oo ay Puntland xiriirka u gooysay bishii Maarso Sanadkii hore”BBC “Puntland,waxay ku dagaalamaysaa isku-tashi, kumana tiirsana taageerada Ciidamada Midowga Afrika oo ku dhawaad 12,000-Askari kaga sugan yihiin dhulka Somaliya iyo awoodaha caalamka sida Mareykanka iyo Turkiga’BBC. Indhaha Caalamka,waxaa soo jiitay dagaalka argagixisada ee ay PL ku jirto. Diblomaasi hore oo mar soo noqday Qunsul,ayaan kasoo xigtay… “Ilaa Afar Shir oo BC oo dhacay Todobaadyadii ugu danbeeyay,waxaa looga hadlayay kaliya PL”. Doodaha Somaliya gudahaeeda ka socda,waa PL iyo sida ay ugashay dagaalkan,siday uga Gacansarayso argagixisada,sida Ciidankeedu uniyad…

Read More

127-Xubnood ayay maraysaa dhimashada argagixisada,waxaana la baahin doonaa sawirro cusub oo argagixisada ah. Ciidamada Difaaca Puntland horey ayay uguureen,waxayna Qeybta hore dul fadhiyaan Qurac,halka, kuwa xiga ay joogaan Hararyo-2. Sidoo kale argagixisadu,waxay Ciidamada Difaaca PL kusoo weerareen Drons gaaraya 5,waase lasoo riday Afar ka mid ah. Markale ayay Ciidamada Difaaca Puntland ee Geesiyada ah qaadayaan weerar xoog badan oo dhawr jiho ah iskuguna jira Cir Dhul iyo Bad.

Read More

Xasan,waa musalaf Siyaasadeed,waana ku saaqiday Xirfada Siyaasada.! Dukaan kacay,ayuu la mid yahay.! Hadii Dadka caadiga ah ay bartaan Siyaasadaada,waa kuu dhamaatay,waana mid ka mid ah calaamadaha muujiya in aad musalaftay. Madaxweynihii Jamhuuriyadu in uu noqdo Qofka ugu danbeeya ee Hanbalyeeya dagaalka sifaynta argagixisada ee PL,waa calaamad kale oo aad usoo qaadan karto Siyaasad fashilantay. Habayaratee Xasan Warqada usoo tuuray wax dan Siyaasadeed ah isaga uguma jirin,waxaana uga wanaagsanayd in uu aamuskiisa kusii jiro,haatana dagaalkan xataa haduu ku darsado Hub iyo Dhaqaale macno uma samaynayso. PL hadalka Xasan macno,ayuu uleeyahay,waana…. “Libinta,waxaa ugu qiimo badan mida Cadowgaaga iyo Qofka kuugu fog uu…

Read More

Cali Xoosh Sadex arimood oo lagu qiimayn karo,isla markaana kuu muujinaya in uusan ahayn Siyaasi,hogaamiye iyo Nin aragti leh,ayaan dul istaagayaa…. 1.Xasan ma oran ii hadal oo kuma khasbanayn in uu sidan hoosaysa uhadlo,balse,isagaa isdiray oo ku raadinaya raali ahaansho Xasan. 2.Aaran-jaan iyo Deni in ay isku dhacaan oo uu dhexmaro dagaalkii Siyaasadeed ee sababay in Aaran saaxada Siyaasada ay kabaxaan,isagaa sababay oo Khayre keenay,waana ka baawsan karay oo fursado badan buu haystay. 3.In Beesha CM,gaar ahaan Jifida MC ay kala jabto oo markii ugu horaysay taariikhda Oday aan ahayn Islaanka lagu Caano shubo oo Koofiyadii Islaanku foorarsato,isagaa sababay,waana laga…

Read More

Isdaad raacin khasab lagaaga keenay oo ah Sanbuuse laga adimay oo waliba qoraal caata ah ah macno ma samaynayo. Reer Puntland,waa ka dharagsan yihiin Qalbixumada Xasan. Ilaahay mahadii guusha aan gaarnay,waa mida ku khasabtay in uu aqbalo dagaalkii uu fashilinayay. Hadii uu jiro loolan Siyaasadeed iyo Amni oo lagu kala adkaaday,waa midkan oo aan kaga adkaanay Xasa,waxaana dirnay 4-0. Somaliya,waxaa MW ficiliyan ah ka ah Siciid Drni,waxaase Magac uyaal ka ah oo haysta aqoonsiga QM Xasanka fashilmay. Siyaasada iyo Amniga Somaliya,waxaa hogaaminaysa Puntland Maanta.

Read More

By.Abdirahman Tigey As the humanitarian crisis in Gaza deepens and calls for innovative solutions grow ever more urgent, Puntland—a semi-autonomous region in northeastern Somalia with a strategically vital location near the Red Sea and the Gulf of Aden—finds itself at a crossroads. In light of recent comments by Deputy Minister of Information Yacob Mohamed Abdalla—who told The Telegraph that “the state would be happy to host Gazan refugees, as long as they came voluntarily”—there is a compelling case for Puntland to seize this historic opportunity and propose a comprehensive plan that not only offers refuge but also lays the foundation…

Read More

Boosaaso: 06 February 2025: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Isbitaalka ku booqday Ciidamada geesiyaasha ah ee kusoo dhaawacmay hawlgalka Argagixisada looga sifeynayo buuralayda, Calmiskaad ee Gobolka Bari. Madaxweynaha ayaa garab istaag u muujiyay Ciidamada wuxuuna warbixin ka dhegaystay Masuuliyiinta Caafimaadka iyo guddiga taakulaynta Ciidamada, wuxuuna faray in la dardargeliyo daaweyntooda si dhameystiran dalka iyo Hadii loo baahdoba dibadda . Madaxweynaha ayaa ka tacsiyeeyay geeesiyaasha Ciidanka Dowladda Puntland ee ku shahiiday hawlgalka , kuwaasi oo dhiigooda ku daahiriyey deegaanadii iyo dhulkii Argagixisada Daacish ku dhuumaalaysanaysay. Inta dhaawacantayna wuxuu Allaah uga baryaya in uu u boogga dhayo. Madaxweynaha…

Read More

Ceel-daahir, February 06, 2025 – Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, Mudane Cabdirisaq Axmed Siciid, ayaa ka qeyb-galay aas qaran oo deegaanka Ceel-daahir loogu sameeyay Allaha u naxariistee G/sare Mukhtaar Qoryood iyo Cabdifataax Qoryood, kuwaas oo naftooda u huray difaaca dalka iyo amniga. Aaska qaranka waxaa sidoo kale ka qeyb-galay Xildhibaanno, Wasiirro, Maamulka Gobolka Bari, Maamulka Degmada Carmo, iyo Guddiga Gurmadka, kuwaas oo dhammaantood muujiyey sida ay uga xun yihiin geerida labada geesi ee ku shahiiday dagaalka lagula jiro kooxaha argagixisada ah ee ku sugan Buuraleyda Calmiskaad. Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland ayaa uga tacsiyadeeyay waalidiinta, ehelada, qaraabada, asxaabta, iyo guud ahaan…

Read More

Ciidamada Puntland Saakay,wax weerar ah ma qaadin,waxay Nadiifinayaan 20-kii KM ee ay Labadii Maalmood lasoo dhaafay ka cayrsheen argagixisada. Shanlaynta,waa qorshe Geed walba iyo God walba lagu dul istaagayo oo laga raadinayo argagixiso ku dhuumatay oo go’doon ah. Waa hab Ciidanka PL ay 1-kii km ee ay ka cayrshaan argagixisada si isku wareeg ah unadiifiyaan oo usugaan. Maalmaha soo socda,ayuu dhici doonaa weerarkii Dhul gariirka ee argagixisada lagu soo afjari lahaa haduu rabi idmo. Ciidanka Puntland Niyadoodu aad ayay usaraysaa,waa faraxsan yihiin,waxayna ku qanacsan yihiin in ay Naftooda uharaan Dhulkooda iyo Dadkooda. Dowladu,waxay siwanaagsan udaryeeshay Dhaawacooda,waxay ilaalisay Saadkooda iyo Agab…

Read More

Madaxweynaha Maraykanka,ayaa keenay fikrad oranaysa Qaxootiga reer Falastiin haloo raro SL iyo PL. Fikradan,waxay timid markii ay ka hor yimaadeen Dowlado dhawr ah oo Carbeed oo Trump usoo jeediyay in ay qaataan Qaxootiga reer Falastiin,kuwaasoo ay ka mid yihiin Masar iyo Urdun. Madaxa Qunsuliyada Israa’iili ee Washington,ayaa xaqiijiyay fikradan in ay kawada xaajoodeen Trump iyo Netanyahu. Jeneralku,waxa uu sheegay in si gaar ah Dhulka loo tilmaamay ay tahay Puntland oo ah Waqooyi Bari Somaliya. “Waxaa jira Dalal si gaar ah loo cayimay oo kala ah Morocco iyo Somaliya,gaar ahaan PL”.Ayuu yiri Qunsulku. Waa fikrad xiisaheeda wadata oo dhalisay hadal hayn…

Read More

Maxay tahay danta Puntland ee fikrada Trump? 1.In Caalamku aqbalay Dowladnimada PL,gaar ahaan dagaalkan argagixisada uu wax ka badalay Magaca iyo maqaamka PL. 2.In aqoonsi Jamhuuriyadeed ay baadi goobi karto PL fariin ah,ayuu iftiinshay oo ay haysato fursado gadmi kara. 3.In 300-kun oo Qaxooti Falastiiniyiin ah ay PL ku badalan karto Aqoonsi Jamhuuriyadeed oo ay siiyaan Reer Galbeeda,Carabta iyo Afrikaanka . Puntland,waxay leedahay Dhul balaaran,isla markaana Dadka reer PL,waa Afar Milyan,sidaa daraadeed Dhul iyo Dadba,way qaadan karaan 300-kun oo Qaxooti ah oo ka noqda Bulshada wax ka yar 10%. Jariirada qortay,waxay la mid tahay Washington Post oo kale,waana lagu kalsoon…

Read More

Guulaha laga gaaray hawlgalka sifaynta argagixisada? Wajigii 1-Aad? 1.IL iyo Camayra 2.Dalguran. 3.,Dhabanacado. 4.Hoobato. 5.Tulo Dharar. 6. Afka Hadi Xanan. 7.,Daylaan. 8.Toga Siido. 9.Toga Ina Cidoode. 10Janno Jiifta. 11.Turmasaale. Wajiga 2-Aad? 24-tii Saac ee lasoo dhaafay,waxay Ciidanku Toga-jeceel xuleen 27-km,laga bilaabo Turmasaale ilaa Deegaanka Qurac. Shalay iyo Maanta,waxaa laga sifeeyay Deegaamada kala ah…. 1.Hararyo. 2.Dhasaq. 3.Talal. 4.Dharin. 5.Qurac. 6.Dadamaale. Ciidanka Difaaca Puntland, waxay ku sugan yihiin Kalabarka Dhasaan Iyo Turmasaale . Waxaa haray Deegaamada kala ah… 1.Darmadow. 2.Toga Curaar. 3.Gaatir Oodan. 4. Sheebaab. 5.Kayaxa. 6.Dhaadaar. 7.Dhasaan. 8.Buqo Ileed. 9.Cascaso. Sagaalkaas Deegaan Maalmaha soo socda,ayaa la sifaynaya oo Cagta la marinayaa…

Read More

Ciidamada Difaaca Puntland waxay weerar kale ku celiyeen Makhribkii argagixisada. Ciidamada Difaaca Puntland Weerarkaas danbe,waxay argagixisada kaga dileen 18-kale. Si guud argagixisada,waxaa Maanta ilaa Caawa laga dilay 70-Maleeshiyadooda ah. Difaacii Taliska weyn ee argagixisada oo ay joogaan Raga muhiimka ah,ayaa Maanta la burburiyay oo Cagta la mariyay. Ruqaansiga danbe ee Ciidamada Puntland, waxa uu noqon doonaa Taliska weyn ee argagixisada ee ugu danbeeya. Dhanka Ciidamada Difaaca Puntland,waxaa weerarkan danbe uga Shahiiday 5-Askari. Si guud tirada Maanta ka Shahiiday Ciidanka Difaaca Puntland,waa 17-Askari rabi ha’unaxariisto janadiina haka waraabiyo. Sidoo kale Dhaawaca Ciidanka Difaaca Puntland ee Maanta ilaa Caawa,waa 44-Askari. Dagaalka,waxa uu…

Read More

Ciidamada Difaaca Puntland,waxay Saakay Aroortii hore qaadeen weerar 5-Jiho ah oo ay ka qaybgaleen Laba Guuto oo ka kala tirsan Badda iyo Daraawiishta. Ciidanku,waxay Cagta mariyeen Subixii horaba Fadhiyadii argagixisada ee kala ahaa…. B.Maygaag. T.Godin daray. J.Markadaan. X. Godin saaf. Kh.Yisilix. D.Dhariin. R.Haraaryo Talal. S.Kur diini. Kadib,waxay Ciidanku sii wadeen sifaynta argagixisada,waxayna gaareen Taliskii Shubka ka samaysnaa ayna usaarnaayeen Hubka culus argagixisada ee Tuulada Qurac. Ciidamada Difaaca Puntland,waxay halkaas kula galeen argagixisada dagaal adag oo mudo socday,kaasoo ugu danbayn Ciidanku ku qabsaday Taliskaas. Dagaalkaas Ciidanka PL,waxay ku dileen 42-argagixisada ah oo 10 ay tahay Ajaanib,waxay ku qabsadeen Hub iyo Saanad…

Read More

Argagixisadu,waa Niyad jabsan tahay,waxaana ka burburay Taliskii oo waa kala firxadeen oo kala Shakiyeen. Wangoble, Onqoro,Curaar ilaa Dasaan ilaa Miraale ayay ku jiraan,kuwaasoo Turmasaale ka jira Waqooyi iyo Waqooyi Galbeed. Sarakiil badan oo argagixisada ah oo Somalida Koonfureed ah aadna uniyad jabsan,ayaa isa soo dhiibaya Maalmahan,waxayna soo sameeyeen xiriir. Ajnabiga dantaa ku khasbaysa in ay dagaalaamaan oo meel ay u fakadaan ma haystaan,waxaana ku dhaqaaqay Ciidanka PL ee Dhulka. Ajaanibku,waa Ciidan badan oo gaaraya ilaa 400 oo ukala fadhiya koox koox oo kala jooga meelo kala duwan. Argagixisadu gadaal uma sii guran karto oo Sadex Jiho,ayuu Ciidanku uga soo dhaqaaqay,waxayna…

Read More

17-km ayay Ciidanku horay uga socdeen Turmasaale,waxayna Gacanta ku dhigeen Dharin. Argagixisada si fiican,ayaa loo gumaaday oo tirada ilaa iyo hada la arkay,waa 24-Mayd ah. Waxaa kaloo laga furtay Hub iyo Saanad fara badan. Taliska Dharin ee la qabtay,waa mid ka mid ah Sadexda Talis ee argagixisada u harsanaa ee muhiimka ahaa. Dhanka Ciidamada Difaaca Puntland,waxaa soo gaaray khasaare dhan…… 20-Dhaawaca oo uu fudud yahay Dhaawacoodu. Talye Ilig Gacan,ayaa ka jabtay,waa fudud yahay Dhaawiciisa. Talye Duwane,lama soo qaadin oo Ciidankiisii,ayuu sii watay,waxa gaarayna,waa Firir. Talye Gaagaale,lama soo qaadin oo Ciidankiisa,ayuu sii watay,waxa gaaray,waa Firir isagana. Dhimashada Ciidanka Difaaca Puntland soo…

Read More

A senior commander of Islamic State’s Somalia wing was captured on Monday, police and state media said, two days after the IS leadership was targeted with U.S. airstrikes and as security forces continue a weeks-long offensive against them. In the last few years Somalia’s IS franchise has become an increasingly important part of the jihadist group’s worldwide network, growing in strength because of an influx of foreign fighters and improved revenue collection. During an attack on a military base in December the group claimed to have used two booby-trapped vehicles, which security analysts said implied the adoption of more sophisticated…

Read More

Warbaahinta Caalamka oo qirtay in ay tahay Puntland Maamul gaar ah oo leh Ciidamadiisa gaar ah,isla markaana ka hela taageero Caalamka,sida imaaraadka iyo Maraykanka. Warbaahintu,waxay qirtay in dagaalka argagixisada ay Puntland ku jirto kaligeed iyo Caalamka oo taageeray. Sidoo kale Warbaahintu,waxay si dadban utilmaamaysaa in Puntland ay tahay Dowlad dhisan oo masuul ah. Dagaalka argagixisada guushiisa,waxaa ka mid ah maqaamka PL ay ka heshay Caalamka. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/oQd7a1d9Gcw?si=RcNqVvt9X4sO3YW_

Read More

Xasan Laba Sano iyo Bar uu fadhiyay Villa Somaliya,Sanad ka mid ah,waxa uu ku qaatay Safaro oo Dibada Wadanka,ayuu wareegayay. Sanadku,waa 360-Maalmood,waxa uuna Xasan galay 24-Safar isku celcelis. Safarada tirada badan ee Xasan kuma salaysna Dan Qaran ee waa kuwo ku fadhiya Dan Gaar ah mana jiro Safar Dhaqaale,Mashruuc ama Siyaasad Qaran lagu soo hoyay. Waxaa xusid mudan in Daqiiqada Madaxweyne ay ka qaalisan tahay mida Dadka caadiga ah,balse ay muuqato in Xasan uusan Shaqo ahayn oo wakhtigiisu raqiis yahay. Si hoose markaan ubaaray Safarada Xasan,waa kuwo Dhaqaale samayn ah,gaar ahaan Lacagta Sahayda Safarada. Tusaale? Safar walba uu baxo,waxa uu…

Read More

Trump,waxa uu Canshuur kusoo rogay Dheeriya Dalalka Canada,Shiinaha iyo Mexico. Mexico durba,way udabacday dalabkii Trump ee ahaa in ay adkayso xuduuda ay la leedahay Maraykanka oo hakiso Dadka Sharcidarada ah ee soo galaya Maraykanka. Sida goor dhawayd ay sheegtay Gabadha xukunta Mexico,waxay isku afgarteen Trump kadib wada hadal dhexmaray in 10-kun oo Askari oo Ciidanka Mexico ah la keeno Xuduuda,taa badalkeedana Trump Mudo Bil ah uu hakiyo Canshuurta dheeriga ah. Canada,waxay dhankeeda joojisay ku dhawaad 1200-Shay oo ay ka keensan jirtay Maraykanka,iyadoo uga jawaab celinaysa Canshuurta 25% ah ee Trump kusoo rogay Badeecadaha ay usoo dhoofiso Maraykanka. Sidoo kale Canada,waxay…

Read More

Argagixisada markii la garaacay,waxaa soo kala dhexgalay kala shaki oo waa isku dhex yaaceen. Waxay Gowraceen Afar Somalida ah,waxayna xireen Afar kale. Kala shakiga argagaxisada,waxaa salkiisu yahay… “Goobaha aan joogno yaa soo sheegay sidee loo ogaadey”. Sidoo kale,waxa jira 11-Itoobiyaan ah oo raba in ay isa soo dhiibaan. Waxaa kaloo Galabta la qabtay Doon ay saarnaayeen Tuute iyo Kabo,weli ma cada cida iska leh,waxaana lagu qabtay Aaga Mareero.

Read More

Shacabka Bosaso,waxay udabaaldageen Maanta Guusha laga gaaray Dagaalka argagixisada. Shacabka Bosaso,waxay soo mareen xilli adag oo haldoorkooda la dilo oo la baado Ganacsatadooda. Bosaso,waa Xarunta Ganacsiga iyo Hooyo korisay guud ahaan Somalida,gaar ahaan Puntland. Waa Magaalo ku taal meel muhiim ah,isla markaana ay ku yaalaan Garoon iyo Deked Caalami ah oo leh Ganacsi xoog badan. Amnigeedu,waa muhiim,waxaana laga ilaalin karaa Labada Buurood oo Gacanta lagu hayo.

Read More

Ciidamada Difaaca Puntland,ayaa maanta Gacanta ku soo dhigay Xubin sare oo ka tirsan  kooxda Daacish ee argagixisada ah. Xubinta isa soo dhiibtay,ayaa lagau Magacaabaa Cabdiraxmaan Shirwac aw-Saciid (Lahoor. Lahoor). Isa soo dhiibista Laahoor,waxay ka dhigan tahay …… 1.Argagixisadii in ay jabtay. 2.Helida xog dheeriya. Laahoor,waa Dhul iyo Dad yaqaan argagixisada ugalay oo si hoose ula Shaqeeyay mudo dheer inta uusan fashilmin oo toos ugu gelin,isla markaana Qayb weyn ka ahaa Saadka iyo soo ururinta Dhaqaalaha. Sidoo kale,waxa uu wax ka og yahay Madax jabinta iyo baadida Ganacsatada Dadka uqaabilsanaa kooxda. Si rasmi ah ,ayuu iskugu soo dhiibay  Ciidamada Difaaca Puntland.…

Read More

Ku-xigeenkii,islamarkaana la aaminsan yahay in uu ahaa Hogaamiyaha Daacish ee xiligan oo Muumin badalay,Cabdiraxmaan Ciise Faahiye,waxaa lagu dilay garaacistii Xalay. Labadii Todobaad ee udanbeeyay,waxaa Lala socday dhaqdhaqaaqiisa,isagoo ilaa Toban meelood ka guurguuray oo Aaga badashay. Markii Garaacista lagu fulinayay,waxaa la socday 18-ilaaladiisa ah oo la Geeriyootay,horay,waxaa ula socon jirtay 15-ilaalo ah mar walba. Faahiye,waxa uu ahaa hogaamiyaha soo saari jiray amarada dhibka badan ee lagu baadi jiray Ganacsatada iyo kuwa lagu layn jiray Haldoorka Bulshada. Faahiye,waxaa lagu tilmaami jiray in uu ahaa Nin ku dhow Ajaanibta oo aad ugu daran Somalida Qaybta ka ah kooxda argagixisada. Sidoo kale,waxa uu ahaa…

Read More

Idaacada Codka Maraykanka,waxay toos ula xiriirtay Taliska Ciidamada Difaaca Puntland. Talyaha Ciidamada Difaaca Puntland Jen.Aadan Cabdi Xaashi,ayay waraysi kala yeelatay garaacista Maraykanku fuliyay ee Argagixisada. VOA,waxay xog ogaal ka tahay ama si dhow ula socotaa wada Shaqaynta Maraykanka iyo Puntland,waxayna og tahay in Bartilmaameedyada la garaacay uu asteeyay Taliska Ciidamada Difaaca PL 5-beri ka hor. Waxaa wax weyn u ah iyo maqaam uu gaaray oo muujinaya in uu kor ukacay awoodiisa Maamul iyo xogeed Taliska Ciidamada Difaaca Puntland wada Shaqaynta tooska ah ee dhexmartay Pentagonka. GPS-yadii uu bixiyay Taliska Ciidamada Difaaca Puntland,ayaa toos loogu hawlgalay oo ay garaaceen Diyaaradaha Maraykanka,iyadoon…

Read More

10-Bartilmaameed,ayaa la garaacay si rasmi ah,waxaana khasaare lagu gaarsiiyay argagixisada 7-Xarumood oo ka mid ah 10-ka Bartilmaameed ee la garaacay. 48-Xubnood oo argagixisada ah,ayaa la dilay oo 12 ay Ajaanib tahay ayna ku jiraan Saraakiil Sar sare. Garaacista Cirka,waa sii soconaysaa Maalmahan,waxaana la sugayaa Maalmaha soo socda warbixinta khasaaraha oo ay Wadajir usoo saarayaan Maraykanka iyo Puntland. Wajigii 1-Aad,waxaa nagala qaybgalay hawlgalka oo Saadka,Xogta,Tababarada iyo Garaacista Cirka naga caawinayay Dowladaha Imaaraadka,Kenya,UK iyo Itoobiya,waana uga Mahadcelinaynaa. Dowladaha Imaaraadka,Kenya iyo Itoobiya, waxay kaloo sameeyeen oo aan abaal ugu haynaa in ay iska Dhagatireen codsi Xasan ka yimid oo ahaa in ay soo…

Read More

The government of Somalia’ semiautonomous  Puntland region says military strikes by the United States in the Golis Mountains killed “key figures” of the ISIL (ISIS) group. US President Donald Trump late on Saturday said he ordered “precision military air strikes on a senior ISIL attack planner and other terrorists” in Somalia. The strikes were carried out in a northern region of Somalia, where the Puntland Security Forces (PSF) have been carrying out operations against ISIL since December. The armed group is said to have established a presence in the Golis Mountains. “Recent air strikes have led to the neutralisation of…

Read More

Waa ilaahay mahadii iyo Libin ku geeraar,hadii Caawa girgirka nalugala dhegan yahay guusha ka timid dagaalkii argagixisada ee PL. Maalmo ka hor,waxaa la gadayay dagaal argagixiso majiree Dani,ayaa Macdan guranaya. Sidoo kale Xasan Geed dheer iyo mid gaaban,waxa uu ufuulay fashilinta hawlgalka sifaynta argagixisada ee PL. Garaacistan Caawa,waxaa ka horaysay Laba garaacis oo ay fulisay Dowlada Imaaraadka,kana,waa kii Sadexaad oo Maraykanku fuliyo. Xogta iyo goobaha la garaacayo,waxaa bixiya Talis fadhiya garoonka Diyaaradaha Bosaso oo iskugu jira PL iyo Beesha Caalamka. Fulinta hawlgalka,waxaa la isticmaalaa Magaca DFS iyo BC ee wada Shaqaynta dagaalka argagixisada. PL,waa Qayb ka mid ah Somaliya,waana Dowlad…

Read More

Miiska Aqalka-cad ee Caalamka looga arimiyo,caawa,waxaa saaran Somalida PL oo muujiyay daacad in ay ka yihiin dagaalka argagixisada. In MW Maraykanku Indhaha Caalamka nagu soo jeediyo oo noo kiciyo Diyaaradihii ugu qaalisanaa Maraykanka,waxaa sababay Ciidamada Difaaca PL.. Somaliya Caalamku,waxa uu kala Shaqeeyaa Laba Arimood,kuwaasoo kala ah…. 1.Dagaalka argagixisada. 2.Dimuqraadiyada. Labadaas Qodob PL,ayay yaalaan,iyagoon laga Been sheegayn oo Mudo kororsi iyo Dhaqaale aan lagu raadinayn. Caawa Somaliyada Miisaska Caalamka saaran,waa Puntland. PL dagaalkan,waxay ka heshay fursado Siyaasadeed marka laga soo tago fursadaha Milleteri. Xaqiiqdii Siyaasiyan iyo Milleteriyanba,way kaga adkaatay Xasan.

Read More

Waxaa duqeynta fuliyay Labo diyaaradood oo nooca miigga ee F/A-18F Super Hornet oo ka soo kacay Markabka dagaal ee USS Harry S Truman oo taagnaa Badweynta Hindiya. Duqeyntan,ayaa ah tii u horreysay ee Mareykanka fuliyay, tan iyo markii Puntland ay howlgal ka billowday dhulka Buuraleyda Cal-miskaad ee Gobolka Bari. Diyaarada F-18 Super Hornet? Super Hornet-ka,waa Diyaarad martay casriyeynteedii Labaad ee ugu weynayd tan iyo markii la bilaabay barnaamijka F/A-18 oo si heer sare ah u awooda dhammaan noocyada kala duwan ee howlgalka. Waxay ku saraysaa Hawada markay timaado Gelbinta diyaaradaha kale,Sahanka,Shidaal ku shubidda hawada, taageerada hawada dhow, xakameynta difaaca hawada.…

Read More

Dowladda Puntland oo in dhoweyd ku jirtay Howlgal ay Argagixisada Daacish uga sifeynayso Puntland, waxay u mahadcelinaysa saaxiibada Adduunka ee ka caawinaya hawlgalka gaar ahaan Dowladaha Maraykanka iyo Imaaraadka oo ka qeyb qaatay duqeymaha xagga Cirka ah ee lagu bartilmaameedsaday Argagixisada Daacish ee ku dhuumalaysanaysa Buuralayda Calmiskaad ee Gobolka Bari, iyadoo maanta oo u danbeysay duqeyntii dhacday lagu dilay xubno xilal sarsare ka hayey ISIS (Daacish) Howlgalka oo hadda galay wejigiisa labaad, ayaa Ciidanka Dowladda Puntland wejigii koowaad ka gaareen guulo badan, waxaana ka go’an Dowladda Puntland in Argagixisada Daacish laga sifeeyo deegaannada ay ku dhuummanayaan. PSH.

Read More

Madaxweynaha Maraykanka,ayaa ku faanay in uu amray laynta Xubno muhiim ah oo argagixisada Daacisha ah,isagoo dhaliilay doorkii Madaxweynihii ka horeeyay ee dagaalka argagixisada. Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku qoray bartiisa Truth Social. “Subaxnimadii maanta, waxaan amray duqeymo militari oo sax ah oo lala beegsaday horjoogaha weerarrada ISIS iyo argagixisada uu tababaray kuna hoggaaminayey Soomaaliya. Dambiilayaashan, oo aan ka helnay godad ay ku dhuumaaleysanayeen, waxay khatar ku ahaayeen Mareykanka iyo xulafadeenna. Duqeymuhu waxay burburiyeen godadkii ay ku jireen, iyagoo dilay tiro badan oo argagixiso ah, iyadoon waxyeello loo geysan shacab rayid ah”Ayuu yiri Trump. “Militarigeennu wuxuu bartilmaameedsanayey horjoogahan muddo sanado…

Read More

Xubnaha Caawa Garaacista lagu dilay,waxaa ka mid ah Madaxii hawlgelinta Daacish ee Caalamka oo idil. Sidoo kale,waxaa lagu xasuuqay Maleeshiyaad tiro badan oo argagixisada ah. Galabta 17:45 Galabnimo,ayay dhacday duqayntan aadka u xooga badan oo dhulku gariirisay ee lala beegsaday argagixisada. Garaacista Caawa,waxaa lagu rusheeyay Toga-jeceel Wangable iyo Dhasaan ilaa Buqo,waxaana Garaacistu gaaraysay ilaa 11-jeer. Waxaa Gacanta lagu dhigay Firxad argagixiso,waxaana lagu qabtay Garowe iyo Dangoronyo Xubno argagixisa ah oo iskugu jira Carab iyo Somali. 1.Garowe,waxaa lagu qabtay Hal Nin oo Carab ah. 2.Dangoronyo,waxaa lagu qabtay Hal oo Carab ah. 3.Cuun oo Garowe hoos tagta,waxaa lagu qabtay Laba Nin oo…

Read More

Sadexdii Beri ee ugu danbeeyay,waxaa soo baxayay Digniino amaan oo sheegaya in Drons Qaraxyo ah ay soo weerarayaan Magaalada Muqdisho meelo muhiim ah oo ka mid ah lagamana taxadarin. Caawa Sadex Drons,ayaa lagu arkay dusha sare ee Villa Somaliya,kuwaasoo ay soo direen argagixisada Shsbasb sida xoguhu sheegayaan. Waa khatar kale oo kusoo korortay amniga Xamar oo awalba la ildarnaa Qaraxyada iyo Dilalka ka dhaca. Talyihii Nisa Sanbalooshe,waxa uu ku sugan yahay Hiiraan oo uu leeyahay,waxaan wax ka qabanayaa Amnigeeda oo aan kula dirirayaa Shabaan,halka Caawa Amniga Villa Somaliya khatar ku jiro. Xasan Shiikh Doorasho,ayuu ka Sheekaynayaa,mana difaacan karo Guriga uu…

Read More

Wararka ka imaanaya dalka Maraykanka,ayaa sheegaya in ay isku dheceen labada diyaaradood oo kala ah nooca rakaabka iyo mida ka tirsan kuwa Mileteriga. Diyaaradda American Airlines oo saarnaayeen 64 ayaa lagu soo warramayaa in ay foodda is dareen diyaarad Helicopter ah oo Black Hawk oo iyaduna sidday 3 ka mida ciiddamada dalka Maraykank. Shilkan ayaa ka dhacay hawada garoonka Ronald Reagan ee Washington DC. Labada diyaaradood,ayaa lagu soo warramayaa in ay markiiba ku soo dheceen webiga Potomac oo meesha ka dhowaa. Ilaa hadda waxa la soo helay 19 qof oo mayd ah. Waxana lagu raad joogaa dadkii kale oo aan…

Read More

Waxaa Addis Ababa lagu xidhay Safirkii Hore ee Itoobiya uu Fadhiyay Soomaliya Jamaludin Mustafa Cumar, Wararka aan ka heelayno Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Itoobiya ayaa xusaya in Xabsiga loo taxaabay Safirkii Hore ee Itoobiya uu Fadhiyay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Somaliya, Safiir Jamaludin Mustafa Cumar ayay Dowlada Itoobiya gaysay Magaalada Muqdisho Sanadkii 2017, xiligaas oo Farmaajo loo doortay Madaxweynaha Soomaliya isagoo Dhinaca kale muddo dheer ka Soo shaqeeyay Wasaarada Arrimaha Dibada Itoobiya & Waaxda Howlgalada Nabadsugida Itoobiya ee Gudaha Soomaliya, Ilaa iyo Hadda ma cadda Sababta keentay Xabsiga Safiirka & Waxa loo haysto balse wuxu muddo dheer ka…

Read More

Siyaasada rasmiga ah ay ka leedahay Sanaag,waa Nabad in lagu wada noolaado. Sanaag,waa Gobol ay wada degan yihiin Bulshooyinka PL iyo SL,waxayna mudo dheer PL ixtiraamaysay heshiiskii lagu wada joogay Ceerigaabo. Sidoo kale hadana colaad kama shaqaynayso PL ee waxay weli raadinaysaa xasilooni iyo isfahan lagu wada noolaado,iyadoo hadana xaqa Shacabkeeda ilaalsanaysa. Dagaal Qabiil,waxa kaliya ee laga faa’idaa,waa dib udhac,burbur,Gaajo iyo Jaahilnimo. PL horay uma ahayn hormuud colaadeed markana ma noqonayso,sidaa si la mid ah,waxaa laga rabaa masuuliyiinta SL aragtidaas oo kale in ay la yimaadaan. SL iyo PL,waa ku khasban yihiin in ay Nabada kawada Shaqeeyaan.

Read More

Boosaaso : 30 January 2025: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo maanta ka qeybgalay bandhiga Ciidan ee diyaargarowga wejiga Labaad ee Argagixisada looga sifaynayo Buuralayda Cal-miskaad, ayaa ugu hambalyeeyay Ciidanka ku sugan Cal-miskaad guulaha waaweyn ee ay ka gaareen wejigii koowaad ee hawlgalka. Isagoo xusay in Ciidanka bandhigga sameynayey si khaas ah loo tababaray oo ay ka qeyb qaadan doonaan wejiga labaad ee hawlgalka oo bilwomaya. Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa ka tacsiyeeyay geesiyaashii ku shahiiday intii uu socday wejiga koowaad ee hawlgalka ka socda Cal-miskaad, intii ku dhaawacantayna wuxuu allaah uga baryay in caafimaad dhameystiran. Madaxweynaha ayaa siweyn…

Read More

Boqolaal kamid muwaadiniinta Itoobiya, oo sifo sharci darro ah kusoo galay, kuna joogay deegaanada Puntland ayaa maanta dib looga celiyay dalkooda, kaddib go’aankii Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Puntland ee ka dhanka ahaa dadka Ajaanibta ah ee aan sharciga ku joogin deegaanka. Itoobiyaanka oo maalmihii lasoo dhaafay laga aruuriyay magaalooyinka waa weyn ee Puntland iyo jidadka xiriiriya deegaanka – ayaa gaadiid xamuul ah oo ay korkacayaan ciidamada Amniga Puntland lagu qaaday, waxaana la geyn doonaa xadka ay la wadaagto Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya. Tallaabada ayaa ka dambeysay kaddib wada-hadallo dhexmaray Puntland iyo Itoobiya, kuwaas oo ku wajahnaa xaalada dadka iyo siddii…

Read More

BY:-Ahmed Abdullahi Sheik. For almost a month, security forces in the semi-autonomous Somali region of Puntland have been advancing on the mountainous hideouts of Islamic State militants. The fiercest clashes occurred late last week when the regional forces dislodged the militants from Turmasaale, a strategic location about 150 kilometers southeast of Bosaso. Puntland’s leader, Said Abdullahi Deni, went to the airport over the weekend to meet wounded soldiers, including a senior officer, a sign of clashes taking place. Before the Turmasaale clashes, the region’s forces seized caves, camps and small villages largely unopposed. Brigadier General Ahmed Abdullahi Sheikh, who until…

Read More

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dawladda Puntland, iyada oo tixtaacaysa qoraalka summaddiisu tahay 𝗫𝗪/𝗪𝗔𝗚/𝗙/𝗗/𝟬𝟬𝟲/𝟮𝟬𝟮𝟱, kuna taariikhaysan 𝗝𝗮𝗻𝘂𝗮𝗿𝘆 𝟮𝟱, 𝟮𝟬𝟮𝟱, kana soo baxay Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dawladda Puntland, ujeeddadiisuna ahayd xakamaynta khataraha amni ee ajaaniibta ku nool ama sida joogtada ah usoo galaysa Puntland. Wasaaraddu, iyada oo ka duulaysa mabaadi’da sharci ee isu dheelli-tirka ilaalinta xuquuqda aadanaha iyo dhawridda sharciyada u yaalla Puntland, waxay dadweynaha reer Puntland ugu baaqaysaa in ay mar walba si dhaw ula shaqeeyaan hay’adaha Puntland ee ku hawllan dhawridda nabad-gelyada bulshada iyo ku dhaqanka sharciga iyagoo ka waantoobaya wax walba oo…

Read More

Ma’ahan Puntland sida SL oo 7000-Wardoonka Itoobiya ah gudaha ugu jiraan,isla markaana Ciidanka suga Xuduuda Itoobiya iyo SL ay fadhiyaan Hargaysa korkeeda. Sidoo kale xogta amaan ee guud ahaan SL,waxaa gudbiya hay’adaha amniga ee Itoobiya oo waxay ugu jirtaa xogta amni ee Gobollada Itoobiya,waxaana xataa kasii qaata caalamka kale. Puntland,way ka hufan tahay qaabkaas,waxaana Itoobiya kala dhaxeeya wada Shaqayn xuduudaysan oo amni,Ganacsi iyo Diblomaasiyadeed. Dadka reer Puntland ee aada Itoobiya,waxay qaataan Visa,waxay Goostaan Tigid,waxayna degaan Hotelo iyo Guryo kumana ahan Khatar amniga Itoobiya,waxayna geliyaan Dhaqaale. Haatan Dadka la celinayo ee Amxaarada Itoobiya ubadan,ma wataan Visa,ma degaan Hoteli ama Guryo,way sii…

Read More

Ciidanka Booliska Puntland wuxuu beeninayaa wararka sheegaya in dad Itoobiyaan ah lagu dilay gudaha Puntland, wuxuuna caddeynayaa in aysan jirin wax dil ah. Waxaa jiray dhacdo yar oo ay dad dhagxaan ku tuureen muhaajiriin, waxaana la qabtay eedeysanayaashii ka dambeeyay. Boolisku wuxuu uga digayaa cid kasta falalka noocaas ah, wuxuuna adkeynayaa in sharciga la marsiin doono qof kasta oo isku daya inuu khalkhal geliyo amniga. Puntland waxay ka go’an tahay in la sugo badqabka dhammaan dadka ku nool, iyadoo aan la kala soocin. https://x.com/Plpoliceforce/status/1884641602234110339?t=hDy12fxyskno8Am0xh4P-g&s=19 #Puntland #Amniga #Xaqiiqooyinka

Read More

Ra’iisul Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa lagu casuumay Aqalka Cad, halkaas oo uu kula kulmi doono Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump 4-ta Febraayo, sida uu Talaadadii shaaciyey xafiiska ra’iisul wasaaraha Israel. “Ra’iisul Wasaare Netanyahu waa hoggaamiyihii ugu horreeyay ee ajnabi ah ee lagu casuumo Aqalka Cad xilliga labaad ee Madaxweyne Trump,” ayaa lagu yiri bayaan rasmi ah. Mas’uul ka tirsan Aqalka Cad ayaa xaqiijiyay in casuumaad rasmi ah loo fidiyay Netanyahu si uu kulanka ugu yimaado “horraanta toddobaadka soo socda.” “Faahfaahinta taariikhda iyo waqtiga kulanka waxaa lagu dhawaaqi doonaa marka la dhammeystiro,” ayuu yiri mas’uulka. Kulanka Trump iyo Netanyahu ayaa imaanaya…

Read More

Safiirka UK ee Somaliya,waxa uu la kulmay Gudiga Nabadaynta SL,isagoo kala hadlay in xal Nabadeed laga gaaro colaada Gobolka Sool. “Nabadu,waa in ay ka bilaabataa kala badalashada Maxaabiista,dib ufurida Wadooyinka Ganacsiga iyo xiriirka Bulshada” Ayuu yiri Safiirka UK. Waxaa muuqata in uu Sool Qaybta Beesha Khaatumo ka degto uu uyaqaan SL,isla markaana colaada ka jirta ugu xisaabsan tahay colaad gudaha SL ka jirta. Aragtida UK,waxaa la qaba dhamaan Safiirada Beesha Caalamka iyo Dowladaha Dariska ah,waana waxa ay ka Shaqaynayaan haatan. BC,waxay Dowlada Xamar uga digtay in ay gayso Santuukhyo Doorasho Sool,waxayna ku dooday in haatanba xaalada Gobolkaas cakiran tahay loona…

Read More

Weli Ciidanku horay uma dhaqaaqin,wuxuu ku mashquulsan yahay Sifaynta si dhamaystiran ama Shanlaynta Dhulkii Maalmihii lasoo dhaafay laga nadiifiyay argagixisada. Balse Maanta Sahanka Ciidanka,ayaa gaaray Canjeel oo ahayd Bar Kayntarool oo argagixisadu lahayd. Dhanka kale Argagixisadu,waxay dhexdooda iska dishay 12-Maleeshiyo,kadib markii ay isku khilaafeen dagaalka xaqdarada ah ee ay ku jiraan. Haatan Laba dhinac,ayay uga kala fadhiyaan,waxaana usocda kulamo dhexdooda ah. Somalidii argagixisada Qaybta ka ahayd,ayaa diiday in ay gasho dagaalka,taas,ayaana keentay in Ajanabigu isku dayo in ay khasab ku galiyaan dagaalka. Ciidanka Difaaca Puntland,waa Guul ujoog JQ.

Read More

Muuse oo wata Ciidan Hubaysan,ayaa Garoonka Diyaaradaha Hargaysa ka dhoofay. Safarkiisa,waxay Dadka ku dhow dhow ku sheegeen mid gaar ah oo ku salaysan soo daweynta Gabar uu dhalay. Balse xogaha laga helayo Ilo laysku hakayn karo,waxay xaqiijinayaan in Imaaraadku casumay una soo diray Diyaarada. Dhanka kale Cirro iyo Imaaraadku,waa isku fahmi waayeen wada hadal dhexmaray,wayna ku kala aragti duwanaadeen arimo badan. Si kastooy tahay Imaaraadku,waxay ka muujiyeen Cirro kalsooni daro weyn. Uyeerida Muuse,waxay ku tahay Cirro bahdil.

Read More

Safarka ugu horeeya kama soo haro maqaamka Dibada ee Madaxweynahaas markaa saaxada ku cusub. Cirro ilaa iyo hada in aan la helin, Sawiradiisii soo dhaweynta ee Imaaraadka,waxay muujinaysaa in si hoose oo jaban loo soo dhaweeyay oo lala qajilay. Waxaase wax walba banaanka soo dhigay markii 48-Saac kadib lasoo bandhigay,isagoo la fadhiya Ninka haysta Santuuqa Gargaarka Imaaraadka,taasoo iyaduna muujinaysa in la waayay cid kaloo qaabisha oo deg-deg loo muujiyo. Muuse Biixi marka la barbardhigo,waxaa la oran karaa,waa kaga horeeyay dhinacaas oo tagidiisii Imaaraadka,Itoobiya,Jabuti iyo Kenya,way ka sareeyeen 100% Cirro iyo tagidiisan Imaaraadka. Ilaa iyo hada Dowlada Imaaraadku ma qaabilin Cirro,waana…

Read More

Gudiga Doorashada Xasan samaystay,waxaa ku dhacay fashil salkiisu yahay Laba Qodob oo kala… 1.Lacag la’aan. 2.Aqoonsi la’aan. Dhamaan Safaaraduhu,waa diideen xataa in ay ka bixiyaan tababarada caadiga ah iyo kharashka Hotelada ay degan yihiin,waana sababta keentay in ay iyagu garaacaan Albaabada Safaaradaha,waase kusoo hungoobeen,waxaana loo sheegay in aan la maalgelinayn Gudi hal dhinac ah iyo Doorasho aan loo dhamayn. Dhanka aqoonsiga,waxaa diiday in ay hor fariistaan Mushraxiinta,waxayna usheegeen in aysanba aqoonsanayn hanaankii lagu dhisay oo uu baalmarsanaa Dastuurka. Xasan,waxa uu isku dayayaa in uu xoogaa Dhaqaale tijaabo ah galiyo Gudigan oo ay waxuun isku dayaan in ay dhaqaajiyaan,balse waxba uma…

Read More

Sixna iyo Dayna,ayay Garaacstu ka dhacday,waxaana lagu beegsaday fariisin la yaqaan oo argagixisadu leedahay. Garaacistan,waxay noqotay mira dhal haleeshay bartilmaameedkeedii,isla markaana argagixisada khasaare fiican gaarsiisay taasoo lasoo faahfaahin doono. Ciidamada Puntland,waxay ujiraan 30-KM, fariisinka argagixisada ee la garaacay,waana mid ay ku urureen argagixisadii lasoo sifeeyay. Mid ka mid ah Dowladaha ka taageeraya Ciidanka Difaaca Puntland hawlgalka sifaynta argagixisada,ayaa fulisay,taasoo aan hada la shaacinayn. Dhanka kale majiro Shacab reer Puntland ah oo halkaa deganaa oo dhamaan Shacabka,waa laga saaray Deegaamadaas ka hor intaan la bilaabin hawlgalka. Dhawaaqa sheegaya in Qoys deganaa halkaas Garaacistu ku dhacday,waa Been abuur ay samaynayso argagixisadu oo…

Read More

Lacagta Xasan looga xayiray Switzerland mahan midii uu ku helay Dhul boobka iyo musuqa Xamar ee waa Lacag Magaca Somaliyed ku taalay Wadankaas 30-kii Sano ee udanbeeyay. Lacagtu,waxay ahayd $300-Milyan,waxa uuna Xasan mudo xileedkiisii hore helay $40-Milyan oo ka mid ah,halka uu mudo xileedkiisan danbe isku dayay in uu lasoo baxo $260-kii Milyan ee haray. Hay’ado Caalamiya iyo Dowlado Reer Galbeed ah ayay xoguhu sheegayaan in ay ka hor istaageen in lagu wareejiyo Lacagataas Xasan,iyagoo ucuskaday in aan lagu aamini karin oo uu musuqiiste yahay. Waxaa la aaminsan yahay Dhimashadii Safiir Bari-bari,Shaqo ka tegidii Yusur Abraar iyo badalidii Abyan Ladane…

Read More

Ciidamada Difaaca Puntland,waxay sii wadaan baadigoobka firxadkii argagixisada ee Aagagii laga sifeeyay maamihii lasoo dhaafay. Ilaa Afar Nin oo argagixisada ah,ayaa Ciidanka Sahankiisu meel fog ka arkay,kuwaasoo israsaasayn kadib sii cararay. Dhanka kale Ciidanka Difaaca Puntland Madaxyadiisii oo dhan,waa isa soo gaareen,waxayna dib ubilaabeen wax loogu yeero (Shanlaynta goobaha argagixisada laga sifeeyay). Toga-jeceel iyo Ina Cidoole,ayaa la Shanlaynayaa ka hor intaan Ciidanku horay usii socon. Qabashadii Buurta God Shabeel iyo Taliskii weynaa ee Turmasaale,waxay ku ahayd argagixisada Dhabarjab weyn oo soo afjaray fursad walba oo ay Saad ku heli kareen,islamarkaana ku weerari kareen Ciidamada. Khasaaraha Maanta Ciidanka Difaaca Puntland soo…

Read More

Garowe: 26-Jan-2025: Wasiirka Wasaaradda Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dawladda Puntland Mudane Daa’uud Maxamed Cumar ayaa shir-gudoomiyay shir u dhaxeeyay dawladda Puntland iyo madaxda hay’adda UNDP oo uu hoggaaminayay Lionel Laurens madaxa xafiisaka Soomaaliya. Shirka waxaa looga wada-hadlay xoojinta xiriirka wadashaqayneed ee dawladda iyo hay’adda, iyadoo diiradda la saarayo dhinacyada horumarinta arrimaha hortebinta u leh dawladda Puntland sida fududeynta mashaariicda. Wasiirka ayaa sidoo kale madaxda hay’adda la wadaagay qorsheyaasha horumarineed ee ay hiigsanayso dawladda Puntland gaar ahaan Qorshaha Horumarinta ee sanadda 2024 ilaa 2029 (PDP⁴) oo ay Wasaaradda Qorsheyntu hagayso diyaarintiisa. ……………………DHAMMAAD………………. Baahinta: Xafiiska Warfaafinta Wasaaradda…

Read More

Argagixisada Ajinabiga ah Puntland waxay kusoo galaan 3-Qaab…. 1.Koox kasoo degta Somaliland oo usoo gudubta dhulka Buuralayda ah ee Sanaag,waxaa iska kaashada koox Burco iyo Ceel afwayn joogta. 2.Koox Doonyaha kaluumaysatada ku yimaada Xeebaha Bari ee Puntland,kuwaasoo iska dhiga Kalluumaysato Yemeniyiin ah. 3.Koox Tahriibayaal iska dhiga oo Oromada Itoobiya ee xagjirka argagixisada ah. Dowladaha taageera ama ka Gaabsada? B.Eretereya,waa Dowlada sida buuxda u abaabusha oo maalgelisa Oromada Itoobiya in ay Qayb ka noqdaan argagixisada Buuraha PL ku jirta,iyadoo uga dan leh in ay halkaas kusoo tababartaan,isku urursadaan dibna ugu soo noqdaan Dhulka Oromada ee Itoobiya. T.Dowlada Itoobiya,way ka gaabsataa ka…

Read More