Shir looga hadlayay Gedo oo ay fadhiyeen Xasan,Xamse,Sanbalooshe iyo Faarax Cabdiqaadir,ayaa loo diiday in uu kusoo biiro Fartaag. Arinka Gedo ayay ku mashquulsan tahay Xasan iyo Kooxdiisu kadib Raaskanbooni,waxayna uxilsaareen Faarax Cabdiqaadir iyo Sanbalooshe. Adis-ababa ayay ka hawlgalayaan oo waxay isku dayayaan in ay Itoobiya ka dhaadhiciyaan in ay iyaga la shaqayso oo xiriirka ujarto JL. Itoobiya si fiican ayay ufahansan tahay Xasan marnana uma noqonayso Daacad iyo Sxb ay la Shaqayn karto. Dhanka kale JL Gedo uma ahan Istiraatiiji lagu dhibaatayn karo ama lagu Dhabar jabin karo. JL xataa Gedo oo idil hadii Gacanteeda laga saaro saamayn kuma yeelanayso…
Author: Jibril Qoobey.
Majirto,wax la yiraahdo Ergay ama Safiir Somaliya iyo SL ee waxaa jira Ergay uqaabilsan Turkiga dhexdhexaadinta DFS iyo Maamulka SL… (Somalia Federal Government and Somaliland Administration). Hadalkan,waa xadgudub cad oo Turkigu ku xadgudbay Midnimada iyo Qaranimada Wadanka. Wasiirka Arimaha Dibada Axmed Fiqi oo maalmahan ku mashquulsanaa Colaadii Raaskanbooni,ayay tahay in uu Shaqadiisa qabsado oo ka falceliyo xadgudubka Diblomaasiga Turkiga. Turkigu,waa mid ka mid Dowladaha sida weyn Dulaalka uga ah Somaliya.
WAR-MURTIYEED: Garoowe- 14 December, 2024: Waxaa Maanta, Shir Looga Arrinsanayo Tacliinta Sare Ee Puntland isugu yimid Dawladda Puntland iyo Bahda Tacliinta Sare. Shirka oo uu Guddoomiyey Madaxweyne Ku-xigeenka Dawladda Puntland Mudane H.E Ilyas Osman Lugatoor, Waxaa soo Agaasintey Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare. Dood iyo falanqayn dheer ka dib, Waxaa dhinacyada Shirku isku raaceen: 1. In Dawladdu Dardargeliso Kaalinta Kaga Aaddan Horumarinta Arrimaha Tacliinta Sare. 2. In Dawladdu La Garab Istaagto Tacliinta Sare Qoondo Dhaqaale Iyo Taageero Farsamo. 3. In Laga Shaqeeyo Xoojinta Wada-Shaqaynta Bahda Tacliinta Sare Lana Mideeyo Iskaashigooda. 4. Inay Hirgeliso Wasaaradda Waxbarashadu Barnaamijka Maaraynta Xogta Tacliinta Sare…
Sadex Gool ayay Nugaal uga badisay Cayn. Halka Xulka Gobolka Cayn uu keensaday Hal Gool oo qura. Labada Xul,waxay soo bandhigeen Ciyaar aad uqurux badan. Halkan ka daawo muuqaalka
Madaxweyne Ruto,waxa uu saxiixay in Caasimada Kenya laga raro Nayrobi. Caasimada,ayaa loo rarayaa Nakuro oo ah Magaalo Barwaaqo ah oo qurux badan,isla markaana dhisan,waxaana dega 70% Kuukuuyo iyo 30% oo ah Qabiilka MW Ruto. Sababta loo rarayo,ayaa lagu sheegay mashquulka faraha badan ee Nayrobi saaran. Dadka Kenya oo gaaraya 55-Milyan,ayaa 7-Milyan oo ka mid ah,waxay ku nool yihiin Nayrobi. Nakuru,waxaa laga dhisayaa Garoon Diyaaradeed oo cusub,Madaxtooyo iyo Xarumaha hay’adaha Maamulka. Shaqaalaha,Wasaaradaha iyo dhamaan hay’adaha Dowlada Kenya,ayaa guuraya. Qaraarkan Maanta,ayuu saxiixay MW Ruto,waxaase la qiyaasayaa in ay qaadan doonto rarida Caasimada ilaa 10-Sano. Si dhab ah marka loo dul istaago Kenya…
Gole Wasiiro oo ka kooban 28-Wasiir,15 Wasiir ku xigeen iyo Sadex W.Dowle oo ubadan Dhalinyaro aan xilal hore soo qaban,ayuu Magacaabay Cirro. Wasaaradii Arimaha Gudaha ee muhiimka ahaan jirtay markay timaado Nidaamka SL,waa la burburiyay,waxaana loo qaybiyay Sadex Wasaaradood kala ah…. B.Wasaarada Amniga oo ay hoos imaanayaan Sirdoonka iyo Booliska. T.Wasaarada Dowlada Hoose iyo Horumarinta Magaalooyinka oo ay hoos imaanayaan Degmooyinka. J.Wasaarada Dib udejinta oo ay hoos imaanayaan barakacayaasha iyo IWM. Yaa lagu qanciyay Golaha? B.Urur Diimeedka Ictisaam oo Door weyn ku lahaa Guusha Cirro,waxaana la siiyay Diinta iyo Awqaafta. T.Beesha Habar-Awal oo la siiyay 3-Wasaaradood oo (A). J.Beesha Dhulbahante…
Cirro in uu Habar-Awal ka siiyo Golaha Wasiirada cusub 5-Wasiir,waa Talo uu asiibay. In laga Samir siiyo Doorashadii oo Awoodaha wax laga siiyo,isla markaana loo muujiyo in ay Maamulkan wax ku leeyihiin oo aan la fuquuqayn,waa wax weyn. Markay joogto Gudaha SL,waa awood Habar-Awal,markii Baadiyihii,Geelii lakala dhici jiray iyo Gabayadii laga soo tagay ee ay samaysmeen Magaalooyinka iyo Maamulada,waxay noqdeen hogaan aan liicin marna. Sidoo kale Habar-Awal SL -ta rasmiga ah,waa iyaga markay noqoto…. 1.Dhul. 2.Dhaqaale. 3.Qadiyad. Cirro,isagaa Garxajis ah,Habar-jeclana Xirsi,ayaa uhaya,waxa ubaahan in uu kasbado waa Habar Awal. Sadexdaas oo isla socda,waxay xaqiijin karaan jiritaanka Maamulka Awooda leh ee…
Af-hayeenka Madaxtooyada Somaliland,ayaa ku dhawaaqay Liiska Golaha Wasiirrada Cusub. Halkan ka daawo muuqaalka
Magaca Qaran,waxa uu ku dhintay Xamar.!! Ciidanka Qaranka. Haweenka Qaranka. Dhalinyarada Qaranka. Culimada Qaranka. Madaxweynaha Qaranka. Garsoorka Qaranka. Foolxumaynta Qaranka,waxaa ugu danbeeyay Maleeshiyaad aan uqalmin Ciidan Qaran oo Balwad iyo Anshax xumo dilootay markii horana ahaa Maleeshiyaadkii Isbaarooyinka in Raaskanbooni lagu soo daadiyay markay Xabadu bilaabatayna ka gudbay Xuduuda oo Kenyaย isku dhiibay. Saakay ayay Kenya leedahay,waxaan dib ugu daad guraynaynaa Wadankoodii Hooyo Ciidamada Qaranka Somaliyed ee Maganta nasoo biday. Ogow,waxa la celinayo ma’ahan Qaxooti Dumar iyo Caruur ah ama Rag Shacab caadiya ah ee waa SNA. Qaran Somaliyed in dib loo istaajiyo,waxaa kow ka ah in la geeyo Magaalo…
By:-Ismail Warsame. As you would approach Eyl Old City located in midland Indian Ocean coast of the State of Puntland, Northeast Somalia, climbing mountains and finally descending steeply on a windy road many multiple times until you drive through Old Eyl City called Daawad, the name probably after the Castle of Derwish Movement, now a dilapidated ancient strong defence block-building to protect religious/cultural/political leader, Sayid Mohamed Abdille Hassan and his fighters against the invasion of British and Italian colonial powers in the 19th century. Sayid Abdulle Hassan led armed resistance against the British, Italian, and Ethiopian troops in Somalia during…
By:Prof.Keynaan. The Ankara Declaration is not only a huge gain for Ethiopia, but also arguably a deal unmatched in history. It was pulled from thin air, costed nothing and fast tracked to fruition with minimal effort and astonishing speed. Prime Minister Abiy Ahmed might be on the cusp of pulling off the biggest strategic victory in spectacular fashion. Somalia made huge strategic concessions to a hostile neighbor with longstanding hegemonic ambitions. And gained and possibly expected nothing in return except a huge embarrassment and diplomatic humiliation. Somaliaโs national interest and strategic assets were put in great peril not because it…
War-Saxaafadeed Jubaland Dowladda Jubaland waxay si aad ah uga xuntahay dagaalkii shalay ka dhacay deegaanka Raas-Kambooni ee gobolka Jubada Hoose halkaas oo si nasiib darro ah ay isku dileen wiilal Somaliyed, Waa dhacdo laga baaqsan karay iyadoo ay ahayd in lagu xalliyo wada-hadal iyo isku tanaasul. Sida marar badan aan Caddeeynay, dagaalkan waxaa soo abaabulay Xasan Sheekh Maxamuud iyo kooxdiisa kuwaas oo u arkayay inay ku gaari karaan dano siyaasadeed oo gurracan iyadoo la adeegsanayo Ciidanka Xoogga Dalka (CXD) si ka baxsan waajibaadka sharci ee ciidanku leeyahay. Falalkan sharci-darrada ah awgood, Xasan Sheekh iyo kooxdiisu waxay ciidamo u soo daabuleen…
Ruushku,waa ka huleelay Siiriya,waxaana loo furay Wado amaan ah oo uu ku baxo. Muuqaalkan kama dhigna oo kaliya in Siiriya looga adkaaday oo u ahayd Sxb weyn oo muhiim ah ee wuxuu ka dhigan yahay in Siyaasiyan iyo Milleteri ahaanba loo diciifiyay. Asad in laga tuuro xukunka,waxba waa ka qaban kari waayay,taa badalkeeda,waa ku gorgortamay oo wuxuu ku badashay in dagaalka Ukrain laga damiyo. Trump,waxaa miiska usaaran joojinta dagaalka Ukrain oo Ruushka looga badalanayo Afarta Gobol ee uu hada haysto in loo daayo,taa badalkeedana uu aqbalo Ukrain in ay Xubin ka noqoto Natto. Siiriya,waa dhoolatuskii ugu danbeeyay ee caalamka la…
Ciyaaraha Gobolada Puntland,ayaa si xamaasad leh ,waxay uga socdaan Caasimada Garowe. Galabta,waxaa fooda isdaray Gobollada Mudug iyo Haylaan,waxaana guudhu raacday Mudug kadib Ciyaar kululayd oo dhexmartay. Xulka Mudug Sanadkan aadbuu udiyaarsan,wuxuuna Haylaan ku dardaray 3-0. Halkan ka daawo muuqaalka
“US Secretary of State Antony Blinken thanks Tรผrkiye for facilitating agreement between Somalia, Ethiopia during his visit to Turkish capital” Erdogan,waa kasoo baxay Shaqadii loo diray ee ahayd in uu heshiisiiyo Somaliya iyo Itoobiya,waana lagu amaanay. Maraykanka,wuxuu diidayaa in xasarada Gobolku kor ukacdo oo ay ka faa’idaystaan Quwado kale oo uu ka ilaalsanayo. Turkigu sidiisaba,waa Gacmaha Maraykanku isticmaalo,gaar ahaan Erdogan,waxa uu rabaa markale in uu isku soo taago Doorashada Dalkiisa Dastuurkuna uma ogola,waxaase jirta qorshe Doorashada xiligeeda looga soo hormarinayo,taasoo fursad uu isku sharaxi Karo oo Sharciyadeed ugu dhex jirto. Reer Galbeedka ugu horeeyo Maraykanka in ay Indhaha ka laabtaan,ayuu…
Si nabad ah,qurxoon oo ilbaxnimo leh,ayaa loola kala wareegay awooda. Doorashadii qurxoonayd ee dhacday,waxaa ka danbeeya xil lakala wareegidan aadka usaraysa. Qof walba oo Somaliya ayay sharaf utahay,waliba,waxay muujinaysaa in Somaliya aysan ahayn oo kaliya Goob Colaad iyo dib udhac ee ay ka jiraan arimo kala duwan. Hadii Koonfurta fog ay ka dhacayaan dagaalo aan loo baahnayn,hadana Waqooyiga ,waxaa ka jira Doorasho iyo xil lakala wareegid Xasiloon. Halkan ka daawo
“Rw Abiy dib,ayuu usoo laabtay Saakay Subixii,kadib markuu soo dhamaystay kulan uu la lahaa Turkiya” Waa qoraalka Xaafiiska RW Itoobiya oo xataa aan lagu xusin in uu sidoo kale uu Turkiga kula kulmay MW Somaliya,iskabadaa in la sheego heshiis lala galay. Ilo xog ogaal ah,waxay sheegayaan in Abiy ahaa Ninka keensaday Shuruudaha wadahadalka,waxaana ka mid ahaa…. 1.In aan MoU lasoo hadal qaadin. 2.In la muujiyo oo la amaano doorka Ciidamada Itoobiya ay ka qaateen xasiloonida Somaliya. PHD,Cimri iyo Siyaasad mudo lagu soo jiro macno ma sameeyaan hadaadanba marka hore hibo iyo aragti aadan ulahayn Hogaaminta. Xasan,waa tusaalaha xun ee Somalida.…
Abiy in uu salaamo xataa ma’ahayn,iyadoon Sadex arimood la samayn….. 1.In Saldhigii Milleteri meesha laga saaro. 2.In isfahankii loo badalo Ganacsi. 3.In uu Abiy ka laabto MoU oo bixiyo raaligelin. Hada,waxaa dhaboobay hadalkii Abiy ee ahaa Badda,waxaan ku gaarayaa xoog ama xeelad. Abiy,waa ka adkaaday Xasan Shiikh Sanad iyo Bar kadib,waana karbaashay oo isagoo dulaysan,ayuu isa soo hor fariisiyay. Waxa iswaydiinta mudan waxay tahay… Xasan isbahdilida uu isbahdilay muxuu ka faa’idayaa xiligan? Haduuba Abiy hor fariisanayo oo utanaasulayo mar hore in uu sameeyo ayay ahayd oo uusan la daahin si uu uxakameeyo taageerada Itoobiya ay siinayso JL. Itoobiya,waxay JL siisay…
Si dhamaystiran,ayaa loo sugay guud ahaan Raaskanbooni iyo Aageeda. Maleeshiyadii ku go’doonsanayd Garoonka iyo Magaalada Buur udhaxaysa,waxaa loo furay Wado ay ku baxaan,waxayna galeen Kenya. Tirada la xaqiijiyay ee Kenya isku dhiibtay ilaa iyo hada,waa 650-Maleeshiyada Xamar laga keenay ah. 60-kale ilaa Saakay ayay si habqan ah isku soo dhiibtay. Maleeshiyada Xamar laga keenay iyo kuwii ugoostay,waxay isku ahaayeen 1250 marka laga jaro 650-ka Kenya xaqiijisay in ay usoo galeen inta hartay,waxay noqdeen,wax dhintay,wax dhaawacmay iyo wax Ciidanka JL isku dhiibay. Sidoo kale,waxay Ciidanka JL Gacanta ku dhigeen Rasaas iyo Saad fara badan oo ay uga carareen Taliskoodii. Waxaa kaloo…
Xasan Shiikh hadalkiisu,waa mid caadiya oo aysan ku jirin wax cusub oo xiiso leh.. “Itoobiya,waxaan nahay Walaalo waxa ay ku kala duwan yihiin ay ka badan tahay,waxay ka midaysan yihiin”Ayuu yiri Xasan. Sidoo kale,waxa uu Xasan ka Mahadceliyay Ciidamada Itoobiya ee qaybta ka ah hawlgalka Midowga Afrika oo uu ku tilmamay kuwo Dhiiga ushubay xasiloonida Somaliya. Waxa uu kaloo dul istaagay in Gobolka Geeska Afrika yahay fawdo aan ubaahnayn xasarado cusub oo ay tahay in Labadayada Wadan aan wada Shaqayno kana wada faa’idaysano fuemrsadaha aan haysano. Abiy marka laga soo tago Mahacelinta Erdogan,waxa uu xusay in Somaliya iyo Itoobiya yihiin…
Marka la fasiro hab Dhaqanka muuqda ee Erdogan,waa bahdilay MW Somaliya,wuxuuna ula dhaqmay si hoose oo yasmo ah,isla markaana,wuxuu karaamayn weyn umuujiyay RW Itoobiya. Maanta ma ahayn in uu Abiy la kulmo oo cadaadiska Erdogan yeelo Xasan ee waxay ahayd in uu ka war wareego kulanka Turkiga. Sidaanoo kale MW Cabdullaahi Yuusuf ayay ku dhacday oo Kenya,ayaa ula timid markii la doortay in uu heshiis kala gaaro khilaafkii Bada,balse,waa ka cudurdaartay oo hadal gar noqday,ayuu ku yiri oo ahaa….. “Anigu ma hogaamiyo Dowlad rasmi ah ee waxaan ahay Dowlad Kumeel gaar ah marka ma geli karo heshiiskaas ee aan gaarno…
Somaliya Shirka ? Shirkan,wax qiimo ah uma lahayn Somalida,waxa kaliya ee la oran karo,waa ku jireen ee loo hakan karo,waa… B.In Itoobiya xiriirkeeda la caadiyeeyo,taasoo keenaysa in Labada dhinac aysan si cad iskugu xadgudbin,waxayna xakamaynaysa Itoobiya in aysan isfahankii SL ay la gashay ubadalin heshiis rasmi ah. Xasan Shiikh iyo Shirka? Maanta Laba Dharbaaxo oo Taariikhiya,ayaa ku dhacay Xasan…. 1.Siyaasada Dibada,waxaa kasoo gaaray dhaawac weyn,kadib markii uu hor fariistay Abiy shuruud la’aan. 2.Siyaasada Gudaha,waxaa kasoo gaaray jab weyn kadib dagaalka Raaskanbooni ee looga adkaaday Ciidankiisa. Erdogan iyo Abiy? Waa heshiis ka badin waa ah,waxaana ka faa’iiday… B.Abiy,waa loo hiiliyay,waana loo…
1.MW Erdogan oo ka hadlayay madasha shirka jaraa’id ayaa sheegay in ay ka filayaan labada dhinacba in ay heshiiska ixtiraaman oo ay qadariyaan, wuxuu ka mahadceliyey in la heshiiyey, sida uu ka sheegay madasha. 2. MW Erdogan ayaa si cad u sheegay in uu ka rajeynayo Madaxweyne Xassan Sheekh in uu Itoobiya ka caawiyo, doonisteeda ah sidii ay bad u heli lahayd. 3.Madaxweyne Xassan Sheekh ayaa sheegay in kheyraadka ay kala haystaan 2da dhinac uu ka badan yahay oo la wadaagi karro, wuxuuna sheegay in ciidanka Itoobiya, ay dadaal badan galiyeen Nabadda Soomaaliya uuna ka mahadcelinayo. 4.MW Xassan Sheekh wuxuu…
“Erdogan says he hopes Somalia will take steps after this meeting to provide sea access to Ethiopia”. Waxaa cajiiba oo aan fasiraad loo hayn hadalka kasoo yeeray Erdogan ee ah inuu Somaliya karajaynayo in ay qaado talaabooyin suurta galinaya sidii Itoobiya ku gaari lahayd Bada. Waxaa halkaas nooga cad Ethopia inaysan Tanaasulin. Sida Ilo xog ogaal ah xaqiijinayaan Xasan iyo Abiy ka fool ka fool ayay ukulmeen,iyadoo uu la joogo Erdogan ka hor intaan Saxaafada la hor imaan. Shirkaas Somaliya,ayaa lagu Shirqoolay oo ugu yaraan Xasan maslaxad shaqsiya,ayuu ka qaatay qadiyadii Somaliya. Erdogan hadalka kasoo yeeray ayay wax kasta ku…
Maleeshiyaadkii Xamar laga soo daabulay oo isku dhiibay Dowlada Kenya oo ay soo bandhigtay Qaybta la dagaallanka argagixisada ee Kenya. Waxaa lagu qiyaasaa in ay dhan yihiin ilaa Dhowr Boqol Maleeshiyaadka ka gudbay Xuduuda kadib jabkii ka raacay Maanta Dagaalkii Raaskanbooni. Waa nasiibdaro Xasan sababay in Wiilal Somaliyaboo islaynaya ay magangalaan Shisheeye. Wax lagu farxo mahan,waase lagu khasbanaa in la badbaadiyo Dastuurada iyo Qaranimada Somaliyed. JL,way badbaaday. Somaliya way badbaaday. JQ.
Si buuxda ayay JL umaamulaysaa Magaalada Raaskanbooni. Fanax oo ahaa Talyihii Maleeshiyada Xamar laga keenay,isagoo dhaawac ah oo ay weheliyaan ku dhawaad 80-Nin oo la qabtay,waxaa la keenayaa Kismaayo. Maleeshiyo ku dhiw 300 oo kuwa Xamar laga keenay ahna,waxay isku dhiibeen Ciidanka Kenya ee Xuduuda. Ku dhawaad ilaa 300 oo kale,waa lagu hareeraysan yahay,waxayna ku jiraan Talis ay lahaayeen, waxaa socda wada hadal ah in ay si Nabad ah isku dhiibaan oo ay wadaan Odoyaal Nayrobi jooga oo Maamulka lasoo xiriiray. Ciraaqi Ninkii lagu Magacaabi jiray oo aan lahayn meel uu jaan iyo cirib dhigay oo xataa Maleeshiyada Xamar aysan…
MadaxweyneSh.Shariif,RW Khayre iyi Cabdiraxmaan Cabdishakuur,ayaa Woraal Wadajir ah kasoo saaray dagaalka Raaskanbooni. “Waxaan ku baaqaynaa in degdeg loo joojiyo dagaalka, khilaafkana miiska wada hadalka lagu xalliyo, lagana heshiiyo doorasho aan shaatigeeda cid gaar ah u tolnayn”Ayay yiraahdeen Sadexda Oday. Waxay ksloo yiraahdeen..โ Waa ayan-darro aad u weyn in Madaxweyne Xasan Shiikh ku adkaysto in uu khilaafka isaga iyo Axmed Madoobe ku xalliyo awood Ciidan iyo dagaal dhiig ku daatoโ. Halkan ka akhriso:-
Ciidanka JL,waxay Gacanta ku dhigeen… 1. Garoonka Diyaaradaha Raaskanbooni. 2.Fariisinkii Odoow. 3.Fariisinkii Ciidamada Kenya ay ka baxeen ee ay joogeen Maleeshiyada Xasan. Waxay hataan Xabadu ka socotaa Taliskii Maleeshiyada Xasan ee Xamar laga keenay. Waxaa Gacanta lagu dhigay Saraakiishii wadatay Ciidanka Xasan oo kala ah…. 1.Talyihii Haramcad Fanax. 2.Cali Gardhuub. Saadaasha Dagaalka,waa in Duhurkii ugu danbayn lasoo afjaro firxadka Maleeshiyada Xasan. Khasaaraha Ciidamada JL ee difaacaya Dastuurada Sharciga ah,waa…… 1.Sadex Dhimasho ah. 2.Todobo Dhaawac ah. Guul Dastuurka Jubaland. Guul Dastuurka Fadaraalka. Guul Badbaadinta Qaranimada. Daawo Maleeshiyada isdhiibtay ee Xasan
Dacaayad raqiis ah oo aan waxba ka jirin aadna uhoosaysa,ayay soo tuurtay Maamulka fashilmay ee Xasan Shiikh. Dagaalka,waxaa soo qaaday Maleeshiyaadka Xasan ee Muqdisho laga keenay,waxayna ku bilaabeen Diyaarad Drons ah oo ay markii hore Sahanka u isticmaalayeen. Waxa iska caabiyay ee jabiyay,waa Ciidanka Dowlada JL ee Xubinta ka ah DFS. Argagixisada hadii Garab ku xiran yahay ama xiriir lala yeelan karo,waa dhanka DFS oo xogaha la helayo ay sheegayaan in Lacag dhan Hal Milyan oo Dolar ah iyo Rasaas ay ugudbisay argagixisada. JL waxay ku sugan tahay Xuduudeeda Sharci,waxayna Difaacanaysaa Dastuurkeeda. Somalida JL iyo tan Guud ee Jamhuuriyada,waxay Qalbiyan…
80% Raaskanbooni iyo Aageeda,waxaa Gacanta ku dhigay Ciidamada JL. Maleeshiyada Xamar laga keenay,waxay hada Madaafiic kasoo ridayaan hareeraha Magaalada. Ilaa Sadex fariisin oo ay joogeen,waa laga saaray oo waa laga qabsaday. 80-Askari oo Maleeshiyada Xamar ah,ayaa isa soo dhiibay. Gudoomiyihii hore ee Raaskanbooni iyo Maleeshiyaad uu wato,waxay ugaleen Kenya oo Xuduuday ka talaabeen. Saacadaha soo socda 100% ayay JL Gacanta ugu dhigaysaa Raaskanbooni iyo Aageeda. Dagaalka,waxaa soo qaaday oo Gacanta ku horeeyay DFS,waxayna adeegsatay Drons-kii Turkigu bixiyay. Waa talaabo muujinaysa hadii Xasan haysan lahaa awood intaas ka balaaran in uu isticmaali lahaa sidii 1988-dii iyo Dowladii Milleteriga. BC in ay…
Maxamed Al-Bashiir,ayaa loo Magacaabay ku-simaha raโiisul wasaaraha Siiriya. Al-Bashiir,ayaa Madax ka ahaa Maamulka Xayaat Taxriir al-Shaam ee Gobolka Idlib. Al-Bashiir,ayaa hogaamin doona Dowlad KMG ah ilaa 1-da March, 2025. Magacaabistiisa kadib Al-Bashiir,waxa uu la kulmay Xubno ka tirsan Xukuumadii al-Assad. Afhayeenka Arimaha Dibada ee Maraykanka,ayaa sheegay in aysan si gaar ah u aqoonsanayn Jamhada Xayaat Taxriir,balse ay Siiriya u aqoonsan yihiin Dowlad. Wuxuu kaloo Afhayeenku taabtay in Maraykanku la soconayo sida ay ufuliyaan balamihii ay qaadeen Jamhadaha galay Dimishiq. JQ.
Isbadalka ka dhacay Dimishiq,waxaa faa’idada ugu weyn helay Israa’iil… 1.Talis loolan kula jiray oo wood lahaa oo meesha ka baxay. 2.Awoodihii Shiicada ee khatarta ku ahaa ee Iran taageeraysay oo soo afjarmay. Sidoo kale,waxaa iyaguna Shaqadii ay qabanayeen ku guulaystay Turkiga iyo Qatar. Waxaa ku khasaaray isbadalka Dimishiq Wadamada kala ah…. B.Ruushka. T.IRAN. Labadan Dal,ayaa lumiyay SXB muhiim u ahaa iyo saamayntoodii Gobolka,isla markaana ay muuqatay sida loo diciifiyay.
Israa’iil, waxay fulisay 48-dii Saac ee lasoo dhaafay weeraradii ugu balaarnaa Taariikhdeeda,kuwaasoo gaaraya 500. Bartilmaameedka garaacista Israa’iil oo gudaha Siiriya ku wajahnaa,ayay ku ekaysiisay Sadex Garoon Diyaaradeed iyo Laba Saldhig Badeed oo Ciidamada Siiriya ay leeyihiin. Waxay ku burburisay Diyaaradihii dagaalka,Maraakiibtii dagaalka,Hubkii Kiimikada iyo Hubkii Kale ee cuslaa. Ujeedka Israa’iil,ayaa ah in Hubkaas iyo Xarumaha aysan Gacanta ugalin Jamhadaha talada la wareegay,islamarkaana ay naafayso Cududa Milleteri ee Siiriya. Israa’iil,waxay gudaha ugashay Xuduuda Siiriya,iyadoo ujirta Caasimada Dimishiq 35-km,waxayna ka gudubtay Dhulkii lagu heshiiyay kadib dagaalkii 1973-dii in Ciidamada uu ka Caaganaado oo QM ay ilaaliso,iyadoo marmarsiiyo ka dhigatay in heshiiskaas burburay…
Safiirka UK qoraalka uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka,waxa uu si cad u khilaafsan yahay,warbixinta la soo dhigay barta FB ee XRW (OPM). Safiirku,wuxuu Qoraalkiisa ku sheegay in UK taageerayso Guud ahaan Somaliya Qorshe Wadar-ogol ah oo ku dhisan xasilooni iyo Midnimo. Si gaar ah xaalka JL,ayuu Safiirku dul istaagay oo sheegay in loo baahan yahay Xal Nabdoon oo lagu maareeyo. Hadalka Safiirka,ayaa udhigma in UK aysan ku raacsanayn DFS qorshaheeda abuuray xasiloonidarada ee JL. Xaafiiska RW,waxay ku tahay Tani ceeb iyo fashil. JQ.
Garowe: 10 December 2024: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyas Osman Lugatoor, ayaa galabta furay tartanka koobka kubadda cagta Gobolada Puntland oo ah kii 10-aad ee la qabto, oo sanadka ay martigelinayso caasimadda Garoowe. Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland ayaa muujiyey muhiimadda ay Dowladdu siisay in joogto loo qabto tartanka Ciyaaraha Gobolada Puntland, maadaama ciyaaruhu ay ka qeyb-qaataan nabadgelyada, isdhexgalka bulshada iyo horumarka, wuxuuna boggaadiyay doorkooda saliim ka ah ee qabsoomidda koobka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha, Xiriirka kubadda cagta, Gobolada , Shirkadda Isgaarsiinta Golis Telecom oo maalgelisey Koobka, Ciyaartooyda iyo dhammaan taageerayaasha. -DHAMMAAD- -XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADA PUNTLAND-
Safiirka UK ee Somaliya oo kulan gaar ah la qaatay Xamse.,ayaa ugudbiyay dareenka Wadankiisa ee ku aadan xaalka JL. “Deganaanshaha iyo Xasiloonidu,waa furaha Mustaqbalka Somaliya,waxaana loo baahan yahay in xal Nabadeed loo helo xaalka JL”Ayuu yiri Safiirka UK ee Somaliya. Kulankan,waxa uu daba socdaa kii Xalay ee ay Wadajir Safiirada BC ugu sheegeen Xasan in aysan ku raacsnayn xaalka JL in lagu wajaho xoog. Safiirka,ayaa qoraal usoo dhigay bartiisa Twitter-ka,waxa uu kusoo afmeeray .. “#GoFarGoTogether”Oo la macno ah haddii aad rabto inaad hore u socoto Wadar Ogalka waa in aad aqbashaa.
Si adag,ayuu uga hor yimid Safiirka Maraykanka ee Somaliya qorshaha Xasan Shiikh ee Jubaland. ‘Waa la soconaa oo waa daawanaynaa sida BC ee kale waxa ka socda JL,waxayna nagu leedahay dareen”Ayuu yiri Safiirka. Safiirka,ayaa erayo adag u adeegsaday diidmada in JL colaad laga huriyo oo waliba DFS ay khaladkaas gasho. Safiirku,waxa uu dul istaagay cida kaliya ee ka faa’idaysa dagaal ka dhaca JL in ay tahay Shabaab. “Waa khalad weyn in dib loo galo khaladkii la galay 2019’Ayuu yiri Safiirka Maraykanka ee Somaliya. Si guud BC,waa ku diiday Xasan colaada Raaskanbooni oo kulan Xalay dhacay,ayay si cad ugu sheegeen in…
Itoobiya oo ka faa’idaysanaysa khilaafka JL iyo Villa Somaliya,ayaa si deg-deg ah Hub iyo Saanad kale ugu daabushay Kismaayo. Waxaa la xaqiijiyay ugu yaraan Afar Diyaaradood oo Sida Hub noocyo kala duwan leh in Itoobiya Gacanta ugalisay Maamulka JL. Sidoo kale Itoobiya 4000-Askari ayay soo gelisay Gudaha Gobolka Gedo. Waxaa kaloo uqorshaysan Itoobiya in Kismaayo ay keento Ciidan cusub oo ilaa 2000-Askari ah. Dhamaan dhaqdhaqaaqa Itoobiya,waa mid aan hoos imaan Atmis,isla markaana looga helin idan DFS. Balse badalka midaas Itoobiya,waxay kula loolamaysaa Villa Somaliya dhaqdhaqaaqa ay ka wado JL. Mar walba oo khilaafka gudaha Somalidu sii xoogoobo,waxay dan utahay Dowladaha…
Galabta Sagaal Saac Bariga Afrika,ayuu aadayaa Xasan Shiikh Wadanka Turkiga. Turkiga,waxaa qorshaysan in uu kula kulmo RW Itoobiya Atto.Abiy. Saraakiisha Villa Somaliya,waxay leeyihiin kulanku ma dhacayo ilaa Abiy si cad uga laabto isfahankii uu la gaaray Muuse Biixi. Hadii Abiy ka laaban waayo isfahankaas,waxay kulamadu noqonayaan kuwo aan toos laysku soo hor fariisan oo loo kala dabqaado,sida ay leeyihiin Saraakiisha Gacanyaraha u ah Xasan. Kulankan,waa Laba mid…. 1.In Xasan guulaysto oo Abiy ka laabto si cad oo aan qarsoodi ahayn isfahankii Muuse Biixi. 2.In Xasan guuldaraysto oo Abiy la kulmo,isagoon ka laaban isfahankaas. Walwalka haldoorka Somaliyed ay qabaan,waa in Xasan…
Caawa Beesha Caalamka iyo Xasan,waa kala dhinteen. BC,waxay usheegtay in uu joojiyo dagaalka JL soona celiyo Ciidamada Raaskanbooni uu ka dajiyay. Balse,Xasan,waa ka diiday Safiiradii Beesha Caalamka,wuxuuna kusoo idlaaday kulankii fashil. Kala taga isaga iyo BC,waxay badbaado utahay Somaliya. Sida muuqata Albaab walba,waa kasoo xirmay Xasan.
Qof walba oo argti leh kama gudbi karo helida Qaran utaagan Sinjiga Somaliga ee Geeska Afrika,balse,waxaa hadana aan layska daawan karin arimahan taagan ee kala ah…. 1.Siyaasiga ku abtirsada USC oo Laba Qodob ka dhigtay Yool…. B.Ciilqab iyo waxtirsasho si walba oo USC unoqotay RW Maamulkii KMG ahaa ee Maxmiyada,MW Jamhuuriyadii ugu horaysay ee Somaliyed iyo Sadex Madaxweyne oo 91-dii kadib ah. T.Siyaasadii oo ay ufahmeen Siyaasiyiinta ku Abtirsada USC wax Dhaqaale laga sameeyo oo kaliya. 2.Beesha Direed oo taladeeda Siyaasadeed ay Gacanta ugashay Siyaasiga Beesha Isaaq kasoo jeeda,kaasoo ku qancay in uusan MW iyo RW ka noqon karin Wadanka,dantiisuna…
Wasiir Balcad in uu soo xasuusto ridistii Siyaad Bare ma xuma oo waa Taariikh lkn,waxaa iyaduna mudan in lasoo xasuusto hab Dhaqankii USC ee ka danbeeyay. USC,waxay ahayd in ay nidaamka ilaaliso oo sugto amniga Muwaadiniinta iyo Xarumaha Maamulka,balse waxay ku dhaqaaqday Bililiqaysiga Hantidii Danta Guud iyo tii gaar ahaaneed,isla markaana,waxay layn ku bilowday Shacabkii caadiga ahaa ee ku haybta ahaa hogaamiyihii Taliskii Milleteriga. Maamulka Balcad haatan ka yahay Wasiirka,waxa uu 34-Sano kadib Wadanka ku celiyay isla Dhaqankii USC ee 91-dii. Kooxaha la wareegay Dimishiq ilaa iyo hada ma muujin Dhaqankii USC oo waxay dhawreen Xarumihii Qaranka,Amnigii Muwaadiniinta,waxayna cafiyeen Ciidankii…
Netanyahu oo aad ufaraxsan,ayaa Shir jaraa’id ku qabtay Aagagii ay isku horfadhiyeen Ciidamada Israa’iil iyo kuwa Siiriya ee Xuduuda Labada Dal. 50-kii Sano ee udanbeeyay. “Waa Maalin Taariikhi u ah Bariga dhexe burburka Taliska Asad,waa fursad Dimishiq heshay, laakiin waxaa ku gadaaman khataro la taaban karo”.Ayuu yiri Netanyahu. Isagoo hadalkiisa sii wata,ayuu yiri “Waxaan u diraynaa Gacan Nabadeed dhammaan kuwa Xuduudka Siiriya ku jira,haday ahaan lahaayeen Druze, Kurdiyiinta, Masiixiyiinta, iyo Muslimiinta doonaya in ay nabad kula noolaadaan Israa’iil”. Ciidamada Israa’iil, ayaa si KMG ah ubuuxiyay Aagagii Xuduudka oo ay fadhiyeen Ciidamadii Siiriya ee burburay. Si gaar ah Netanyahu,waxay ugu tahay…
Isku aadka Tartanka kubbada Cagta Gobolada Puntland oo mar dhow la shaaciyay. Halkan ka daawo muuqaalka
U.S. Central Command (CENTCOM) forces conducted dozens of precision airstrikes targeting known ISIS camps and operatives in central Syria, Dec. 8. The strikes against the ISIS leaders, operatives, and camps were conducted as part of the ongoing mission to disrupt, degrade, and defeat ISIS, in order to prevent the terrorist group from conducting external operations and to ensure that ISIS does not seek to take advantage of the current situation to reconstitute in central Syria. The operation struck over 75 targets using multiple U.S. Air Force assets, including B-52s, F-15s, and A-10s. Battle damage assessments are underway, and there are…
TV-ga Chanel 1 ee Ruushka oo soo Xiganaya Masuuliyiinta Madaxtooyada Ruushka,ayaa sheegay In Madaxweynihii Siiriya Bashaar Asad uu soo gaaray Magaalada Moscow . Madaxweynaha Xilka laga tuuray waxaa la socda Xaaskiisa iyo Xubno kale oo Qoyskiisa kamid ah . Masuuliyiinta Aqalka Kremnlin,ayaa sheegay in ay Madaxweyne Bashaar Asad Siiyeen magangelyo Siyaasadeed oo dhamaystiran . Warka ay shaacisay Madaxtooyada Ruushku wuxuu meesha ka saarayaa warar sheegayey in Bishaar uu ku dhintay Shil Diyaaradeed,kadib markii la waayey meel uu jaan iyo cirib dhigay . Bashaar Al-Asad,ayaa dhankiisa xaqiijiyay in uu nool yahay waxa uuna yiri….. โWaxaan Joogaa Ruushka, Xukunkiina waan wareejiyey. Waxaan…
Hoggaamiyaha Mucaaradka Talada Suuriya la wareegey,oo la hadlay dadweynaha Suuriya ayaa sidan yiri . “Alle ayaa mahad leh, dalku waa innaga dhexeeyaa waana lama taabtaan, wax walba waa inay sidoodii ahaadaan, waxa inoo bilaabanaysa Suuriya cusub oo ku dhisan caddaalad, xorriyad iyo rabitaanka shacabka . Booliiska,ayaa ammaanka guud sugaya, amarka guudna waxa leh Raysal wasaaraha, Maxamed Al-Jalali ilaa amar dambe . Boob,dhac iyo fowdo annagu uma iman,Waxaanu ku nimid dalabkiina,inaan dalkeena dhisano,Dawlad iyo kala dambayn.
Ra’iisul Wasaaraha Siiriya,ayaa sheegay in uu diyaar u yahay in uu la shaqeeyo Dowladda KMG ah. Bariga Dhexe,waxaa harsan Wadaada xagjiriinta ah ee Iran haysta in laga hor leexiyo Shacabka. Sidoo kale Boqortooyooyinka Khaliijka ee Qoysasku iska dhaxlaan in lasoo afjaro oo lagu khasbo in ay Dimuqraadiyad uguuraan oo furaabln Xisbiyo,isla markaana qabtaan Doorashooyin hufan. Danaha R.Galbeedka xataa sidaas,ayaa ufiican oo ay ku ilaalsan karaan oo ay Bulshooyinka Islaamku uga jeensanayaan. Caalamka,waa uga dhamaatay hogaamiye Kursiga isa siiya oo iska fadhiya,waxaana rajaynayaa in Geelaha Jabuti raaco Bishaar.
Bishaar waa isaga baxay Siiriya ugu danbayn. Caasimada Dimishiq,waxaa Gacanta kuwada dhigay mucaaradka. Madaxtooyada,Garoonka diyaaradaha iyo Xaruntii TV ga,ayaa ka mid ah Goobaha Mucaaradku qabsaday. Dhamaan Wasaaradihii waxay Gacanta ugaleen mucaaradka,iyadoon wax iska hor imaada ka dhicin. Shacabka,ayaa soo dhaweeyay Mucaaradka,iyagoo Wadooyinka uga hortagay Saraakiisha Mucaaradka. Xukunkii reer Asad ee mudada 50-ka Sano kasoo talinayay Siiriya,ayaa sidaas kusoo afjarmay. Dhanka kale,waxaa ku haray Bariga Dhexe Quwad Israa’iil iyo danaha Galbeedka khalkhal gelin karta Iran oo iyadana la saadaalinayo dhawaan in ay ka bilowdaan Kacdoono Shacab oo la abaabulay. JQ.
Waxaa la dhamaystiray qorshihii Dagaalka Duufaanta Silsilada Golis. Is gaarsiinta,ayaa maalmo kooban khadka laga saarayaa. Puntland iyo Hogaanka Ciidanku waxay isticmaali doonaan is gaarsiin gaara oo isku xiraysa 3-da Talis ee Hawlgalka galaysa. 250-Gaadiidka Gaashaaman ee Ciidamada,ayaa diyaar ah oo soo wada xarooday. Ciidanka hawl galka galaya oo dhan 8200-Askari,ayaa qaadanaya astaan ugaar ah inta hawlgalku socdo. Saacada iyo Maalinta hawlgalku bilaabanayo,ayaa la cayimay,iyadoon loo bandhigin bulshada Puntland. Unugyo sigaar ah loo tababaray,ayaa dhanka Xeebaha Qandala ka galaya Buuralayda. Dadka iyo Xoolaha,ayaa laga saaray dhamaan Dhulka Buuralayda ah. Hadaba Shacabka,waxaa loogu baaqayaa feejignaan gaar ah inta Hawlgalku socdo. Dhaliin yarada…
Ciidanka Mucaaradka Siiriya in ay gudaha ugaleen Caasimada Dimishiq oo ay la wareegeen Kayntaroolka Koonfureed ayay Wararku sheegayaan. Haday dhab noqoto,waxaa halkaas kusoo gaba gaboobay Xukunkii reer Xaafidul Asad iyo Taliskii Qoyska Calaawiyiinta laga tirada badan yahay ee Shiicada. Ciidanka Mucaaradka Suniga Carabta ah oo aad utira badan kuna qalabaysan nooc kasta oo saanada Ciidan ah,ayaa Hujuumka hormuud u ah. Sidoo kale Jamhada Kurdida ee Bariga Siiriya oo ka kooban Ciidan xoog leh oo Maraykanku taageero,ayaa iyaguna qayb ka ah Ciidanka Mucaaradka. Waxaa kaloo jira dhawr Jamhadood oo Carab ah oo qiyaastii gaaraya 5000 ilaa 10.000 oo dagaal yahan,ayaa Qayb…
Abu Mohammed Al-Julani.waa hogaamiyaha Mucaaradka ku dhow in ay soo afjaraan Xukunka Asad 25-Sano kadib. Mucaaradku,waxay ka kooban yihiin Sagaal Kooxood oo kala Diin iyo Dan ah,waxayse kuwada socdaan tuurista Asad. Dowlado kala duwan,ayaa taageeraya kooxaha Mucaaradka ah,waxaase loo sameeyay qorshe ay kuwada socdaan oo habaysan. CIA iyo Mosad,ayaa abaabulay hawlgalkan,isla markaana Gacanta ku haya,waxayna uga gol leeyihiin soo afjarida taageerada Iran ee Xisbullaah iyo Xamaas. Sida muuqata Shiicada wakhtigeedii la caylinayay,waa lasoo dhaafay,waxaana la gaaray markii la wiiqi lahaa. Waxaa la dilay MW-nihii Iran. Waxaa la dilay hogaamiyihii Xamaas. Waxaa la dilay hogaamiyihii Xisbullaah. Waxaa la dilay hogaamiyihii Xamaas.…
Guryaha Amal ay Garowe ka dhisayso,waa maalgashi waxtar ah oo waliba dhiirigelinaya Maalgashiyo kale. Balse,waa Qaali oo Dadka caadiga ah ma iibsan karaan. Garowe,waxay ubaahan tahay Guryo raqiis ah oo Qofkii ay soo gasho $300 iibsan karo. Guryahaas,waa kuwa laga dhisay Rwanda iyo Masar oo ay Dowladuhu qayb ka yihiin. Guriga ugu qaalisan,waa in uu noqdaa $30-kun oo lagu bixinayo 10-Sano. 10-kun oo Guri hadii la dhiso,waxaa soo baxaysa Xaafad balaaran,qurxoon,casri ah oo ay ku nool yihiin ugu yaraan 50-kun oo Qof. Dowlada Hoose,waxaa laga rabaa in ay dhiirigeliso maalgashiga oo ay Dhul Diyaariso,isla markaana gaarsiiso… 1.Wadooyin. 2.Biyo. 3.Koronto. 4.Saldhig.…
Maraykanka iyo Israa’iil,ayaa isla qaatay in Asad la tuuro,iyagoo ka duulaya Laba arimood oo kala ah…. 1.Soo afjarida Xisbulaah iyo Xamaas. 2.Wiiqida awooda Shiicada. Ruushka oo quudaraynaya in Maraykanku dagaalka Ukrain ka qaboojiyo,ayaa ka gaabsaday difaaca Asad. Sidoo kale Iran,waxay walwal weyn ka qabtaa Kacdoono Shacab oo Gudaha Wadankeeda ka bilaama,kuwaasoo ay ka danbeeyaan Maraykanka Israa’iil. Siyaasada Maraykanka ee Bariga Dhexe,ayaa salkeedu yahay in Muslimiinta Sunnida iyo Shiicada midba mar la Ciyaarsiiyo. Haatan,waxaa la gaaray markii Shiicada la Wiiqi lahaa oo 15-kii Sano ee udanbeeyay la kobcinayay si loo burburiyo Dowladihii xooganaa ee Sunniyiinta,kuwaasoo Dhulka lala simay. Xisbullaah iyo Xamaas,waa…
Diyaarad khaas ah,ayaa ka qaaday Maxamuud Sayid Aadan Kismaayo,waxayna ka dajisay Adis-ababa. Diyaarada qaaday,waxaa lahaa Dowlada Itoobiya mana jirin wax khalkhal gelin ah oo uga yimid Dowlada Somaliya,taasoo muujinaysa sida aysan awood ulahayn Somalida hadii laga gudbo xeerinta xeerarka Caalamka. Maxamuud Sayid,waxa uu heshiis Adis kula soo galayaa IItoobiyaanka,kaasoo JL ay ku helayso Hub,Qalab Milleteri iyo taageero Ciidan. Itoobiyaanku si waadix ah ayay ugarab istaageen Maamulka JL iyo dib udoorashada Axmed Madoobe. Ku dhawaad 4000-Askari ayay soo geliyeen Itoobiyaanku Gobolka Gedo maalmihii lasoo dhaafay.
“Siyaasiyiinta kasoo jeeda Beesha Daarood,waa Argagixiso”. Caalamku,waa kala yaqaan Somalida oo Daaroodku ma’ahan Dadka argagixisada ku milmay,isla markaana Hay’adaha amaanka ee Wadamada Shisheeye Beelaha ay iska ilaaliyaan ee udiwaangashan kuma jirto Beesha Daarood. Tusaale” PL oo ah Dhulka Beesha Daarood ee Jamhuuriyada ku jira kan ugu balaaran argagixisada,waa Il iyo aragti in lagu toogto,isla markaana Maamulka PL Xubno kama noqoto argagixisada. Taa badalkeeda,90% Dhulka Beesha Hawiye,waxaa Gacanta ku haya Argagixisada. Sidoo kale Ganacsatada iyo Siyaasiyiinta Beesha Hawiye,waa kuwa ugu badan ee la Shaqaysta argagixisada. Waxaa kaloo xusid mudan Xasan Shiikh in Maamulkiisa ay Wasiiro iyo Saraakiil Ciidan ka yihiin Xubnihii…
Xasan hal mar masoo qaadin Ciidamada Itoobiya ee kusoo xadgudbay Madaxbanaanida Wadanka,halka uu khudbad socotay Nus Saac uu ku maagay Maamulka JL,isla markaana Diyaarado uqafaalanayo daadguraynta Maleeshiyaad uu ku weeraro JL. Kusoo qul-qulka gudaha Somaliya ee Ciidamada Itoobiya,waa fariin cad oo tilmaamaysa in aysan jirin Dowlad Somaliyed. Itoobiya, waxay si buuxda ula wareegtay Gobolka Gedo,iyadoo meesha ka saartay Maamulkii DFS aqoonsanayd. BC,waa ka aamustay mana jiro cadaadis muuqda iyo mid qarsoon oo ay Itoobiya ku samaysay. Nidaam aad ujilicsan,islamarkaana awoodiisu kooban tahay oo kaliya haysta aqoonsiga QM in uu Somaliya ka jiro,ayuu xaqiijinayaa xadgudubka Itoobiya. Warqad umuuqatay in ay Caalamka…
Al-Julani oo ah hogaamiyaha Jabhadda maanta daafta ka gashay Caasimadda Syria ee Dimishiq, wuxuu muddo koobaan ka diga rogtay, Al-qaacida, Islamic State ama ( Daacish). Al-Julani 2017 ayaa Mareykanku lacag dhan $10M dulsaareen xogtiisa. Al-Julani, ayaa hadda isku duba riday Jabhadda Xoreynta Shaam, mowaaqiftiisii horana dabciyey, halgankiisana ku ekeeyay Syria. Wuxuu soo saarayaa warsaxaadeedyo uu ku sheegayo in loo turo dadka laga tirada badanyahay, lana amaan geliyo shisheeyaha, ciidanka isdhiibayana dhib aan loo geysan. Al-Julani, wuxuu dhashay sanadkii 1982, magaciisa rasmiga ahna waa Ahmed Hussien Al-sharia. Maanta Al-Julani, waxaa taageera dowlado reer galbeed ah, kuwa carab ah, ayadoo lagu kufinayo,…
Dhamaan Goobaha ay joogaan Ciidamada ATMIS ee Gobolka Gedo,waxay Itoobiya keentay Ciidan kale oo aan hoos imaan hawlgalka ATMIS. Ku dhawaad 4000-Askari oo cusub ayay soo gelisay gudaha Somaliya Dowlada Itoobiya. Ujeedka dhaqdhaqaaqeedan,waa ka hortaga Ciidamada Masar oo Xasan Shiikh rabay in uu geeyo Gedo oo lagu badalo kuwa Itoobiyaanka ah Magaca ATMIS ku jooga haatan. Waa talaabo muujinaysa sida aysan Itoobiya ukala jeclayn Sharciyada iyo ilaalinta Madaxbanaanida Somaliya oo ay teeda ka raacanayso. Sida xoguhu sheegayaan Ciidamada cusub ee Itoobiya,waxay kusoo galeen Gudaha Gobalka Gedo codsiga Jubaland,waxayna toos ula Shaqaynayaan Maamulka Gedo. Wadanka sidaa fowdada u ah,ayuu Xasan leeyahay,waxaan…
RW Xamse,waxaa Beri uqorshaysan in uu aado Raaskanbooni. Dadku,waxay iswaydiinayaan,haduu Axmed la loolamayo Afmadow muu tago,iyadaa ah Magaalo camiran oo Saldhig u ah loolanka isaga iyo Axmed ? Raaskanbooni maxaa yaala oo laga tagayaa,waa meel cidlo ah oo geeri go’an ah? Aadistiisa Raaskanbooni, waxay muujinaysaa sida uusan wax saamayn ah ugu lahayn Beesha uu kasoo jeedo oo Axmed ugaga miisaan culus yahay. Halka Degmo ee Beeshu sida khaaska ah uga degto Jamhuuriyada ee Afmadow,isagoo RW JFS ah,waxaa uga xoog badan Axmed Madoobe. Ilaa iyo hada BC wada dadaal ay ku baajinayso si aan xaaladu usii fogaan,waase ku adkaysanayaa Xamse. Kulan,waxaa…