Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Damjadiid oo qorshaynaya Raaskanbooni kadib in ay……
    Somalia

    Damjadiid oo qorshaynaya Raaskanbooni kadib in ay……

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 15, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shir looga hadlayay Gedo oo ay fadhiyeen Xasan,Xamse,Sanbalooshe iyo Faarax Cabdiqaadir,ayaa loo diiday in uu kusoo biiro Fartaag.

    Arinka Gedo ayay ku mashquulsan tahay Xasan iyo Kooxdiisu kadib Raaskanbooni,waxayna uxilsaareen Faarax Cabdiqaadir iyo Sanbalooshe.

    Adis-ababa ayay ka hawlgalayaan oo waxay isku dayayaan in ay Itoobiya ka dhaadhiciyaan in ay iyaga la shaqayso oo xiriirka ujarto JL.

    Itoobiya si fiican ayay ufahansan tahay Xasan marnana uma noqonayso Daacad iyo Sxb ay la Shaqayn karto.

    Dhanka kale JL Gedo uma ahan Istiraatiiji lagu dhibaatayn karo ama lagu Dhabar jabin karo.

    JL xataa Gedo oo idil hadii Gacanteeda laga saaro saamayn kuma yeelanayso Maamulka oo Farmaajo,ayaa taas ku khasaaray.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yaa ka danbeeya Burcad Badeeda soo laba kaclaysay Ee Xeebaha PL?

    April 30, 2026

    Faallo:-Puntland oo si weyn u hormarisay Ciidankeeda Booliska?

    April 30, 2026

    Faallo:-Maxaa ka fulay qorshihii Maraykanka Ee Iran?

    April 30, 2026
    Latest Posts

    Yaa ka danbeeya Burcad Badeeda soo laba kaclaysay Ee Xeebaha PL?

    Faallo:-Puntland oo si weyn u hormarisay Ciidankeeda Booliska?

    Faallo:-Maxaa ka fulay qorshihii Maraykanka Ee Iran?

    Puntland oo dhisatay Ciidan la awooda S.W.A.T.

    Faahfaahin booqashada Mw Deni Ee Gobolka Sanaag

    Boqorka Ingiriiska oomaamuus sare loogu soo dhawweyay Maraykanka

    United Arab Emirates, announced it will leave OPEC and OPEC+

    Trump oo sheegay Iran in ay wajahayso xaalad burbur

    BEELAHA CABDALLE SURRE (DIR) IYO LOOBOGE (SHIKHAAL) OO MAANTA GAARAY HESHIIS HORDHAC AH

    Imaaraadka Carabta,ayaa ku dhawaaqay in uu ka baxayo OPEC iyo OPEC+.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.