Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faahfaahin booqashada Mw Deni Ee Gobolka Sanaag
    Puntland

    Faahfaahin booqashada Mw Deni Ee Gobolka Sanaag

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 28, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Reer Sanaag,waxay ka mahadceliyeen waxqabadka Dowlada ee Gobolka sida….

    1. Xaruntii Garsoorka oo la dhisay.
    2. Taliskii Booliska oo la dhisay.
    3. Xaruntii Maamulka oo diyaarsan.
    4. Dowladii hoose oo shaqaynaysa.
    5. Xaruntii W.maaliyada oo la dhisay.
    6. Bangigii oo la dhagaxdhigay.
    7. Wadadii dhismaheedii oo socda.

    Waxay codsadeen….

    1. In Garoonka diyaaradaha loo dayactiro.
    2. In Garoonka Kubada Cagta loo dhiso.
    3. In Xabsiga loo dayactiro.

    Dilkii Caaqilka?

    Dowlada PL,waxay markale ucadaysay Qoyskii iyo guud ahaan reer Sanaag in aysan qayb ka ahayn garaacistii lagu dilay,markay dabagashayna Dowlada Maraykanku qiratay oo si cad ugu sheegtay in iyadu dishay ayna fasax uga haysatay Dowlada Fadaraalka Somaliya.

    Qoyskii,waxgaradkii iyo Dowlada PL,waxay isla qaateen in dilka Caaqilka xogtiisa laga rabo DFS ee fasaxday oo wax ka ogayd.

    Majirin cabasho kale oo Deegaanka ka timid,waxayna reer Sanaag muujiyeen Dowladnimo iyo Puntlandernimo aan gorgortan lahayn.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    October 17, 2026

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    October 17, 2026

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    October 17, 2026
    Latest Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    Itoobiya oo casuumad u dirtay Cabdiraxmaan Cirro [Abiy oo Somaliland ka doonaya Hal Qodob]

    Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga gobolka Mudug?

    Madaxweyne Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”

    RIYADH: Xuutiyiinta oo gantaalo ku dilay dad Sacuudiga u tagay Cumro










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.