Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Trump oo sheegay Iran in ay wajahayso xaalad burbur
    Puntland

    Trump oo sheegay Iran in ay wajahayso xaalad burbur

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 28, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump,ayaa sheegay Iiraan ay ‘’hadda nagu soo wargalisay inay ku sugan tahay xaalad ‘’Dowlad burbur ah’’

    Trump,ayaa sidoo kale sheegay in Iran ay doonayso in Maraykanka uu furo marinka Hormus sida ugu dhakhsiiyaha badan,iyaga oo isku dayaya xallinta xaaladooda hoggaamin.

    Trump,ayaa sheegay inuu aaminsan yahya inay wax dhacayaan Iran.

    Iran weli wax falcelin ah oo la xiriirta hadalka Truml ma soo saarin.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Qaramada Midoobay oo soo dhawaysay Gogosha Xasan Shiikh dhigay

    May 3, 2026

    Wefti sare oo ku wajahan Bosaso maalmaha soo socda

    May 2, 2026

    Faallo:-Ma tahay in la tago Gogosha Xasan dhigay?

    May 2, 2026
    Latest Posts

    Qaramada Midoobay oo soo dhawaysay Gogosha Xasan Shiikh dhigay

    Wefti sare oo ku wajahan Bosaso maalmaha soo socda

    Faallo:-Ma tahay in la tago Gogosha Xasan dhigay?

    Midowga Yurub oo soo dhaweeyay Gogosha Xasan Shiikh dhigay

    Xasan Shiikh oo Golaha mustaqbalka ku martiqaaday gogol wada hadal

    Mucaaradka Muqdisho oo diyaarinaya banaanbaxyo waa weyn

    Yaa ka danbeeya Burcad Badeeda soo laba kaclaysay Ee Xeebaha PL?

    Faallo:-Puntland oo si weyn u hormarisay Ciidankeeda Booliska?

    Faallo:-Maxaa ka fulay qorshihii Maraykanka Ee Iran?

    Puntland oo dhisatay Ciidan la awooda S.W.A.T.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.