Awoodii Milleteri ee Wadaadada Iran,waa la jabiyay 60%.
Ishii Lacagta ay ka heli jireen ee ahayd Saliida,waa la cunaqabateeyay oo wax ganacsi ah ma geli karaan mana kasoo bixi karaan Dekadahooda.
Waxa hada socda oo harsan,waa in ay aqbalaan heshiis ka kooban……
- In ay iska ilaawaan samaysashada Hub Niyukleer ah.
- Saliidooda in ay ku iibiyaan Lacag aan Dolar ahayn.
- Gantaallada ridada dheer in ay ka tanaasulaan.
- Kooxaha Gobolka ee iyagu taageeraan in ay ka joojiyaan taageerada.
Dhankooda in ay helaan….
- Cunaqabataynaha in laga fududeeyo.
- In tartiib ay saaxada caalamka ugu soo laabtaan oo lala macaamiilo.
Ugu danbayn,waxaa la gaari doonaa heshiis rasmi ah.
Trump shaqadii loo doortay 80% waa qabtay…..
- In Shiinaha laga saaro Laatiin America.
- In Iran laga hor istaago Niyukleerka iyo ka maaranka Dolarka.
- In Tamarta caalamka la xoojiyo gacan ku haynteeda si loo xakameeyo kobaca dhaqaalaha Shiinaha.
- In soogalootiga gudaha Maraykanka la yareeyo.
