Author: Jibril Qoobey.

Shirka horumarinta Gobolka Mudug,waxaa lagua gaaray isfahan qabashadiisa,waxaana lagu heshiiyayโ€ฆ.. 1.Gudi 11 Qof ah oo uu Shir Gudoon uyahay Duqa Magaalada in uu qabto Shirka. 2.Gudi Marjac ah oo go’aanka ugu danbeeya leh oo Wasiiradu hormuud uyihiin. 3.Bisha 31- keeda in la qabto. Is afagarad,wuxuu yimid kadib markii mudo 5- maalmood ah uu jiray Ismari waa ku aadan qabashada Shirka,iyadoo Dowladu ku adkaysatay in aan la qabin karin Shir horumarineed oo aysan iyadu Gudoominayn.

Read More

Labadii Nin ee lala qabtay Madaxii Maaliyada Daacish ee Bishan 25-keeda lagu qabtay Aaga Xunbays,ayaa lagu soo wareejiyay Puntland. Maanta 11:30 barqanimo,ayaa laga soo dajiyay Bosaso,walina lama sii dayn oo waxaa Gacanta ku haya laamaha amaanka PL. Cabdiweli Walac-walac Madaxii Amniyaadka,Maaliyada iyo soo gudbinta Ajaanibta Daacish ee Gacanta lagu dhigay,ayaa isaga loo gudbiyay Saldhiga Maraykanka ee Jabuti.

Read More

Dhismaha Wadada Galkacyo- Bacaadweyn si rasmi ah ayay ubilaabatay Maanta. Horay,waxaa udhagaxdhigay Mw Deni,Maanta,waxaa suurta gashay in la bilaabo dhismaheeda. Waa Shaqo wanaagsan oo la qabtay,waana mid ka mid ah baahiyaha Afarta ah ee hortabinta ulahaa Gobolka Mudug. Tani,waxay so afjaraysaa Siyaasiyiin ku hadal qabsan jiray Wadadan,si gaar ah kuwa Fadaraalka oo ku doodi jiray in ay Lacag uhayaan,balse Mw Deni hortaagan yahay. Dareenka Dadka reer Mudug,ayaa lagu soo jiifan jiray ka hadalka burburka Wadadan muhiimka u ah isku socodka Dalka.

Read More

Odoyaashan Caawa,waxaa la hor fariisiyay dhawr Boqol oo Shacabkii Mudug ka mid ah,waxaa lagu yiri..(Waxaad wadaan soo daaya ee horumarka ah). Wax la dhagaystaba Qodobada ay ka hadleen wax macno uleh horumarka ,waa kaga dhex arki waayay,kaliya,waxay Dadka hortooda isku muujin Niman Siyaasad ku jira oo baadigoobaya fursad,isla markaana Xamar laga soo abaabulay oo Deni uwada caraysan. Wasiiradii Dowlada ka socday ee Madasha fadhiyay markay dhagaysteen,warbixintii Ragan,iyagoon durin,waxay si asluubaysan usoo jeediyeenโ€ฆ. Intaas markii ay soo jeediyeen Wasiiradii waa caroodeen qoladii Xamar laga soo diray ee ku gabanaysay horumarka Mudug,waana caytameen oo hanjabeen,balse lalama ficiltamin oo waxaa loogu jawaabay isdaji…

Read More

Maleeshiyo joogtay Dooloow oo Xamar laga soo taageero,ayaa isku dayday in ay ugurmato kuwa Beledxaawo ee Janan. Maleeshiyadan oo ku hubaysan dhawr Gaadiidka dagaalka ah,waxaa hor istaagay Ciidamada JL,wayse dagaalameen,kadib,waa lasoo dhexgalay waxaana lagu dhexdhexaadiyay in ay isdhiibaan oo wakhti la siiyo. Saacad,ayaa la siiyay ay go’aan ku qaataan,waana ka faa’idaysan waayeen,waan laga talaabo qaaday,xilligan,waxaa socota Xabada. Xasan Shiikh Gedo,wuxuu ka abaabulay colaad sokeeye oo aan muhiim ahayn. Deegaamadii Beesha Hawiye 70% argagixiso,ayuu ugacangaliyay,halka Deegaamadii Beesha Daarood uu ka abuuray khilaaf Siyaasadeed iyo colaado.

Read More

Garoowe, 27 Luulyo 2025: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Hon Cabdirisak Axmed Siciid oo uu wehliyo guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Hon Maxamed Maxamud Isse,ayaa maanta Shir-guddoomiyey fadhiga 23-aad ee Kalfadhiga 56-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Fadhiga maanta ayaa qorshe hawleedku sii wadista ka shaqeynta wax-ka-bedelka ๐‘ฟ๐’†๐’†๐’“๐’Œ๐’‚ ๐‘ณ๐’‚-๐’…๐’‚๐’ˆ๐’‚๐’‚๐’๐’๐’‚๐’๐’Œ๐’‚ ๐‘จ๐’“๐’ˆ๐’‚๐’ˆ๐’Š๐’™๐’Š๐’”๐’‚๐’…๐’‚ ๐’†๐’† ๐‘ท๐’–๐’๐’•๐’๐’‚๐’๐’…. Ugu horrayn, Goluhu wuxuu guda galay qodob-qodob uga doodista, wax-ka-bedelka iyo kaabista Xeerkan. Ugu danbayn , Xildhibaanada Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, waxay maanta Cod aqlabiyad leh ku meelmariyeen Ansixinta wax-ka bedelka Xeerka la-dagaallanka Argagixisadaee Puntland, ๐‘พ๐’‚๐’™๐’‚๐’‚ ๐‘ถ๐’ˆ๐’ˆ๐’๐’ ๐’–๐’ˆ๐’– ๐’„๐’๐’…๐’†๐’†๐’š๐’‚๐’š 32 ๐’Ž๐’–๐’…๐’‚๐’๐’†, cid diiday ma jirtin, halka ay ka aamuseen 2 mudane. DHAMMAAD…

Read More

Muhiimada uu utagay Adis-ababa ma’ahan ka qaybgalka Shirka maqaamkiisu hooseeyo ee Cunnada ee waa in uu ka dhex raadiyo fursad uu kula kulmo Abiy oo toos uga war wareegay casuumad uu dalbaday Xasan in uu ku yimaado Adis. Ujeedka Xasan wato,waa in uu Itoobiya isku dhiibo markan,sababtoo ah,waxaa soo tuuray Masaariidii. Masaaridu,waa uga baxeen heshiiskii ay horay ula galeen ee ahaa in ay Ciidamo keenaan oo buuxiyaan goobaha Itoobiyaanku ka baxo,sida Gedo. Sidoo kale Masaaridu,way dhabarjabiyeen,waxayna ka shifeen Hubkiisii,iyagoo ku biiray R.Galbeed+Yuhuuda diidan Turkida. Haatan,wuxuu isku dayayaa in uu ku qanciyo Abiy ila dil Axmed Madoobe ana waxaan fasaxayaa heshiiskii…

Read More

Waa dhab in Bartamaha iyo Koonfurta Shabaab 70% Gacantooda ay gashay sida Wargeyskan Afka dheer uu qoray. Sidoo kale Xamar in ay ku danbayn doonto Gacanta Shabaab,way xoog badan tahay oo waxaaba sii aqbalaya Beesha Caalamka. Waxaa jira warar xoog badan oo sheegaya in Kabakutukade diyaarad looga qaaday Xalane. Waxaa kaloo jira warar sheegayaโ€ฆ. B. In aysan carqaladayn Garoonka iyo Dekeda Xamar. T. In aysan usoo dhawaan Xerada Xalane. Sida wax usocdaan way muuqataa in Xasan wax ka og yahay qorshaha oo Bartamaha iyo Koonfurta qaybna argagixisada uu ufududeeyay qabsashadeeda,halka inta yar ee Gacanta argagixisada ka maqana uu ka abuuray…

Read More

Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan,waxaa la wareegay Alshabaab,kadib dagaal aad culus oo saacado badan socday oo ka dhacay halkaas. Ciidamada DFS iyo Macawisleyda,ayaa iskaga cararay markii awood loo sheegtay. Maleeshiyada AS,ayaa gudaha usoo galay Magaalada. Maxaas,waa Degmo muhiim ah,waxaase la yaab leh in Hiiraan ay joogaan Ciidamo Jabutiyaan ah,isla markaana qabsashadeeda ay kusoo beegantay Xasan Shiikh oo jooga Jabuti. Waxaa kaloo iswaydiin mudan Ciidamada Xasan kusoo daabulayo Gobolka Gedo muu ku difaaco Maxaas? Sidoo kale Saxaafada Xamar ee PL iyo Deni ku mashquulsan may awoodooda Saxaafadeed galiyaan difaacashada Deegaamadooda?

Read More

HAA,waa ubaahan tahay balse ma’ahan midka ay wadaan Raggan kooban ee Siyaasiyiinta iyo Ganacsatada ah. Afarta Oday ee timid Galkacyo mahayaan Dhaqaale,qorshe iyo Dad diyaar u ah ka qayb qaadashada horumarinta Mudug. Kaliya,waxoodu,waa ismuujin ay rabaan in Dadka ka qaybgalaya Shirka Dekeda Garacad ay ka faa’idaystaan oo ku buuxsadaan Hoolka,waxayna isku dhex wataan Laba qorshe oo kala ahโ€ฆ B. Qolo Xamar wax looga soo diro oo qas rabta. T. Qolo ka sheekaynaysa doorashada 2029 iyo Musharaxa Madaxweynaha. Maamulka Gobolku Sadex Qodob,ayuu hordhigay oo kala ah.. B.Ajandaha Shirka soo gudbiya haduu horumarin yahay. T. Shirka hagadiisa,waxaa yeelanaya Duqa iyo Gudoomiyaha Gobolka,maadaama…

Read More

Cabdiweli Maxamed AwYuusuf (Walalac) oo ahaa Xubin muhiim ah oo Daacish ka tirsan,ayaa ugu soo galay Gacanta hay’adaha amniga. Cabdiweli,wuxuu ahaaโ€ฆโ€ฆ.. Hawlgalka ka hor,ayuu fariin soo dirsaday oo sheegay in uu nimankaas banaanka ka yahay una baahan yahay in uu isa soo dhiibo. Cabdiweli,wuxuu ku sugnaa Baadiyaha Xubays oo ay ku ilaalinayeen Sagaal Nin oo Beeshiisa hoose ah,waxaana Maanta laga soo qaaday Balliga Xunbays. Afar Diyaaradood oo Maraykanku leeyahay,ayaa soo qaaday,waxayna geeyeen Markab Badda taagan. Markay dhankooda kasoo dhamaystaan,waxay dib ugu soo wareejin doonaan Dowlada PL,sida ay ii xaqiijiyeen Saraakiil ammaan. Laba Sano kahor Bishan oo kale,ayaa Maraykanku dul dhigay…

Read More

Si guud Sadex qaybood,ayaa loo kala fariistayโ€ฆ. 1.Qayb,waa Beesha Fiqishinni oo taagan wax noogu qaybiya Sadex Beelood oo kala ahโ€ฆ B.HG.T.Warsangeli.J.Dhulbahante. Warsangeliga tagay LC? Wuxuu ukala jabay Labo kala ahโ€ฆ B.Qolo sheeganaysa Dowlad Maakhir.T.Qolo Abwaan wato. Dhulbahante? Sadex Garab,ayuu ukala jabayโ€ฆ. B.Maxamuud Garaad oo Firdhiye wata. T.Faarax Garaad oo taagan waa markayagii ee halkaa noo dhiga. J.Baha Nugaaleed oo taagan ku xigeenka anagaa leh mana ka galayno gorgortan. Xasan oo qorshihiisu ahaa in uu Ninkaa Firdhiye ah wax usamaysto oo Abwaana ku kabo markuu arkay halka wax marayaan,wuxuu Warqad usoo dhiibay Bidhaan uu ku leeyahayโ€ฆ.. ( Warsangeli 30 siiya oo…

Read More

Waa dhab in Bartamaha iyo Koonfurta Shabaab 70% Gacantooda ay gashay sida Wargeyskan Afka dheer uu qoray. Sidoo kale Xamar in ay ku danbayn doonto Gacanta Shabaab,way xoog badan tahay oo waxaaba sii aqbalaya Beesha Caalamka. Waxaa jira warar xoog badan oo sheegaya in Kabakutukade diyaarad looga qaaday Xalane. Waxaa kaloo jira warar sheegayaโ€ฆ. B. In aysan carqaladayn Garoonka iyo Dekeda Xamar. T. In aysan usoo dhawaan Xerada Xalane. Sida wax usocdaan way muuqataa in Xasan wax ka og yahay qorshaha oo Bartamaha iyo Koonfurta qaybna argagixisada uu ufududeeyay qabsashadeeda,halka inta yar ee Gacanta argagixisada ka maqana uu ka abuuray…

Read More

By:-Muna Kamila. July 25/07/2025. Bossaso, 24 July 2025 โ€” The Puntland Maritime Police Force (PMPF) successfullyapprehended the MV Sea World, a Comoros-flagged cargo vessel, on 18 July 2025 near Bareeda in Puntlandโ€™s territorial waters. The vessel was anchored without properauthorization, lacking any customs clearance or diplomatic documentation, in clearviolation of both Somali law and international maritime regulations. Upon inspection, authorities discovered the ship was carrying a large cache of military-grade weapons and armored vehicles. Puntland officials confirmed that the shipmentincluded no commercial goods and was transported without any customs papers,government approval, or notification to the United Nations Security Council Sanctions…

Read More

GAROOWE โ€“ July 25, 2025: Ciidanka Booliska Puntland, gaar ahaan Taliska Qaybta Gobolka Nugaal, ayaa gacanta ku dhigay eedeysane lagu magacaabo Cabdiraxmaan Maxamed Cali, kaasi oo lagu eedeeyay in uu 24-ka Luulyo 2025 weerar toos ah ku qaaday ciidamo boolis ah oo ku guda jiray hawl-maalmeedkooda shaqo. Weerarka ayaa ka dhacay gudaha magaalada Garoowe, Ciidamada Booliska Qaybta Gobolka Nugaal oo uu hoggaaminayo Taliyaha Qeybta G/Sare Maxamed Cali Axmed, ayaa si degdeg ah uga falceliyay, waxaana ay ku guuleysteen in eedeysanaha lasoo qabto muddo kooban gudaheed, kadib howlgallo baaritaan oo laga sameeyay magaalada. Booliska Puntland wuxuu caddeynayaa in eedeysanaha haatan ku…

Read More

Mudane Ra’isalwasaare hadalkan ma qabtoโ€ฆ. Safiirka in aad la kulantay oo uu kuu qirtay Hubkan iyaga Turkiya in ay leeyihiin waad xaqiijisay,balse meeday doodii PL oo sa ma ahayn in aad dhanka kalana dhagaysato? Miyaysan ahayn hadaad arinkaan ka garnaqayso cadaalada in aad samayso? Su’aalaha xujada kugu noqonaya,waa? Turki yaa usiiyay Hub aan Sharciyad lahayn in ay kusoo raraan Markab Suuq madow ah? See PL ugu khaldan tahay qabashada Hub sharcidaro ah oo Xeebaheeda Dastuurka Kmg ah u ogol yahay maamulideeda? Markab aan la aqoon jiho uu ka yimid oo soo galay Xeebaha PL in ay qabato miyaysan xaq ulahayn?…

Read More

In the volatile waters off the Horn of Africa, the MV Sea World incident has unveiled more than just a cargo hold packed with military equipmentโ€”it exposed a troubling crack in the federal structure of Somalia, where transparency is sacrificed, and constitutional integrity hangs by a thread. The Puntland State, by intercepting the suspicious vessel, upheld its legal and moral duty to protect the regionโ€™s security. The same cannot be said for the Federal Government of Somalia, which chose dishonesty over diplomacy and deflection over accountability. โ€ขA Shipment Shrouded in Secrecy The vessel was seized by Puntland authorities based on…

Read More

Turkeyโ€™s policy toward Somalia appears to be driven primarily by economic interests and strategic influence, rather than shared values or long-term developmental goals. Arms Transfers to Somalia: UN Conditions Although Somalia is now permitted to import weapons following the partial lifting of the UN arms embargo, strict conditions still apply: Turkey is authorized to ship arms from specific cities, but Izmir, the port used in a recent shipment, is not among the approved locations. This raises questions about compliance with UN protocols and transparency in Turkeyโ€™s military dealings with Somalia. Concerns Over Mercenaries (Sadat) Turkey has deployed Sadat, a private…

Read More

Hereโ€™s a breakdown of the two major deals Turkey signed with Somalia in 2024 and why theyโ€™re stirring both excitement and controversy: Oil & Gas Agreement: Strategic Windfall for Turkey Turkey secured exceptional rights in Somaliaโ€™s energy sector through a hydrocarbons agreement signed in March 2024: Critics argue this deal undermines Somaliaโ€™s sovereignty, calling it a โ€œhistoric failure of governanceโ€. Supporters say itโ€™s a strategic lifeline for Somalia amid regional threats and economic instability. Sadatโ€™s Expanding Role in Africa: Sadat, Turkeyโ€™s private military company, is increasingly active across Africa: Sadat is often compared to Russiaโ€™s Wagner Group, but with a…

Read More

Hubka saaran Markabka PL qabatay,waxaa iska leh Xasan Shiikh,waxaa uga wakiil ah Rag nidaamkiisa qayb ka ah oo laga magacdhabi karo Wasiir Madaxaa na furan,Saadiq John iyo Ganacsade C.naasir Adoon. Hubka,waxay kasoo gadi jireen markii hore Libiya,Yemen iyo Masar,iyagoo soo marin jiray Jabuti,balse hada,waxay heleen Suuqa Turkiga iyo Asarbajaan. Hubka marka la keeno Xamar,waxaa laga iibshaa Shabaab si toos ah. Xogta Hubkan,waxaa fashilisay Masar oo la wadaagtay Israaโ€™iil,kadibna UK iyo Imaaraad.m,waana lagu garab taagan yahay PL qabashada iyo baarista ay wado.

Read More

Siyaasada Turkiga ee Somaliya,waa mid ka duusha Ganacsi iyo Lacag raadin oo aan qiyam kale ku dhisnayn. Somaliya in uu Hub soo galin karo,waa loo fasaxay,waxaase jira shuruudo ku xiran oo ay ka mid yihiinโ€ฆ B. In 6- beri ka hor Dowlada Hubka gaynaysa Somaliya lasoo xiriirto QM oo ay soo gudbiso xogta Hubka. T. In ay ogolaansho ka hesho DFS. J. In marka ay gudaha gayso 30- cisho gudaheed ay usoo dirto warbixin QM. Si gaar ah Turkiga,waxaa jira Magaalooyin gaar ah oo loo ogol yahay in uu ka dhoofsho Hubka uu udirayo Somaliya kumana jirto Ismir oo ah…

Read More

Turkigu,waa cadow Siyaasadeed iyo Milleteri oo PL leedahay,waxaana jira xogo qarsoon oo noqon kara cadaymo fudud oo laga xusi karoโ€ฆ. B. Weerarkii Diyaarada ee 18- kii May lagu qaaday Ciidamada PL ee Miraale argagixisada ka sifaynayay,taasoo la aaminsan yahay in ay ahayd Diyaarada Bayraktar TB2 ee Turkiga. T. Xerada lagu sheegay Xabsi ee laga dhisayo Laascaanood,balse ah Xero Ciidan oo Turkigu dhisanayo oo ku xarayn doono Ciidamo uu maalgasahan doono. Dhan walba oo laga eego PL xaq ayay uleedahay baarista Hubka iyo Markabkaba,waliba waa in ay ka taxadartaa in caalamku u arko in ay qayb ka noqotay ka Ganacsiga Hubka…

Read More

Xisaabxirka Miisaaniyada 2024 ee PL,wuxuu noqday mid hufan oo sareeya sida loo maamulay. 98% Miisaaniyadii gudaha ee la odorosay,waa soo xarootay,halka 98% sidii loogu talagalay kharashaadka la odorosay ubaxay. Isdhimista jirta,waa Mashaariicda caalamka laga filayayโ€ฆโ€ฆ 1.Kabida Miisaaniyada oo la filayay $22-Milyan,waxaa la helay $ 10- Milyan,waxaana sababay dhaqaale xumida caalamka ka jirta. Dhan walba oo laga eego,waxaa ka muuqata Maaliyada PL daahfurnaan,musuq yari iyo Shaqo wanaag. Qodobka laga faa’idi karo soo gudbinta Xisaab xirka Miisaaniyada ee Sanadkii hore,waa in PL ubaahan tahay abuurida Ilo Dhaqaale si looga maarmo deeqaha,isla markaana Shaqo abuur loo sameeyo. Ilaha dhaqaale ee la abuuri karo,waxaa…

Read More

The Puntland Government expresses its gratitude for the fraternal relations and steadfast support that both the people and Government of Turkey have consistently extended to the Somali Nation. The Somali State of Puntlandโ€”one of the Federal Member States of the Federal Republic of Somalia, entrusted with responsibility for the people and territory of Puntland in accordance with the Provisional Constitution of the Federal Government of Somalia and the Puntland State Constitutionโ€”wishes to convey its deep regret over the letter issued today (23 July 2025) by the Federal Government of Somalia, in which Puntland is accused of piracy for having seized…

Read More

Warqada Xasan soo saaray kama duwana tii lasoo saaray markii Hubkii Sharcidarada ahaa ee reer Caabudiwaaq ka hor tageen. Sidoo kale macno weyn oo ay leedahay majirto oo ka duwan Warqadaha Maalin walba Xasan soo saaro. Si dhab ah,ayaa loogu wareeriyaa iswaafajinta Warka Warqadan ku qoran ee isagu iska daba hor imaanaya. Muhiimadu,waaโ€ฆ. Isku soo wada duuboo Hubka Markabka saaran saaka waa in laga Dajiyaa mar hadii Mooryaantii Suuqa Madow sheegatay.

Read More

DEG DEG: Dowladda Federaalka oo markii ugu horrqysay ka hadashay Markabka Sea-world ee Puntland qabatay ayaa shaaca ka qaaday in laga leeyahay xerada Turkida ee Muqdisho isla markaasna uu siday saanad ciidan & agab ganacsato leedahay oo si sharci ah dalka ku soo galay, iyada oo dalbatay in lagu sii daayo shuruud la’aan. DFS ayaa Puntland ugu goodisey in ay tallaabo ka qaadi doonto, haddii ay sii haysato; War-saxaafadeedka DFS waxa lagu yidhi: Dowladda Federaalka, oo ah ilaaliyaha Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, marnaba ma aqbali doonto tallaabo kasta oo halis gelinaysa madax-bannaanida qaranka iyo amniga badda. Sii heysashada sharci darrada…

Read More

Dhowr sabab dartood kooxda Xasan Shiikh marnaba deegaanada Jubaland xoog iyo dagaal kuma hanan karaan. 1- Dadka ay adeegsanayaan wasiiro ilaa taliyayaal dartood. 2- Bulshada gobalka oo Xasan Sheikh wax rabitaan ah u hayn. 3-Labada dowladood ee xaduudka gobalka la leh (Ethiopia & Kenya) oo qorshaha kooxda Xamar aan taageerayn. 4- Maxamud Sayid oo gobalka saldhigtay lehna siyaasad qabow oo bilaa xasarad ah, fudayd iyo isbadbadal badana lahayn, xiriir qoto dheerna dowladaha dariska ah la leh iyo waayo aragnimadiisa siyaasadeed waxay caqabad ku tahay qorshaha kooxda Xamar. Ugu danbayn dagaal natiijadiisu muuqato yaan deegaanka lagalin ee nabada halaga wada shaqeeyo…

Read More

The EconomistJuly 22nd 2025 Tom Gardner Africa correspondent The government of Puntland, a semi-autonomous state in northern Somalia, has an impressive story to tell. About a decade ago, the remote mountains in its barren interior became a hideout for members of Islamic State (IS). By 2024, the area was a powerful redoubt of global jihadism. The local IS chief, Abdulqadir Mumin, was so influential that many American spooks considered him the groupโ€™s global caliph. But then, while the rest of Somalia and the world were otherwise occupied, Puntland fought back. Eight months on the groupโ€™s leaders, including Mr Mumin, are…

Read More

Markabkii Hubka siday,waxaa gudaha loo galiyay Dekeda oo horay,ayaa lagu xiray awal gadaal,ayuu ku xirnaa. Baaristii PL ku dhawaaqday,ayaa si fiican usocota. Waxaa kusoo biiraya baarista Interpol iyo hay’ado kale oo caalamiya. Wax walba,waxay usocdaan si ay ugu badiso PL.

Read More

Halkan,waa Xaruntii Maamulka Degmada Beledxaawo oo Ciidamada JL ka sifeeyeen Nin horay xilka looga qaaday oo Xasan Shiikh ugalay. Waxaa kaloo isa soo dhiibay 30-ka mid ah Maleeshiyadii Janan ku haystay Xero UK oo ku jiro Ninkii ugu Magacownaa Talyaha Nabadsugida. Gudaha Xero UK,waxaa go’doon ku ah Cabdirashiid Janan iyo Laba Gaari uwato oo ay gees walba ka fadhiyaan Ciidamada JL. Saacadaha soo socda haduusan isa soo dhiibin Ciidamada JL,waa ka talaabo qaadayaan. Goordhow,waxaa hadlaya M.xigeenka iyo W.Amniga JL.

Read More

Si buuxda,waxaa ula wareegay Magaalada Beledxaawo Ciidamada iyo Maamulka Dowlada Jubaland. Xarumaha Imigration-ka iyo Maamulka Degmada oo ay haysteen Laba Nin oo Dowlada JL xilka ka qaaday,ayay Ciidamada JL ka saareen. Haatan,waxaa layskugu geeyay kooxihii isbiirsaday ee laga taageerayay Xamar Xero UK oo ku taal duleedka Magaalada Beledxaawo. Dagaalkan,waxaa sababay kadib markii Cabdirashiid Janan iyo Ciidan la socda kasoo dageen garoon ku yaal Xero UK. Ciidamada Janan iyo kuwii Magaalada laga saaray oo gaaraya 200 ku dhawaad,waxay difaac ka xirteen Xero UK. Ciidamada JL oo gaaraya ku dhawaad 1000- Askari,ayaa hor fadhiya,waxaana la diyaarinayaa weerar kale oo looga sifeeyo Xeradaas…

Read More

Xabad,ayaa ka socota Magaalada Beledxaawo ee Gobolka Gedo,kadib markii Cabdirashiid Janan oo ugu Magacaaban Dowlada Xamar Talyaha xasilinta Gobolka Gedo ay diyaarad halkaas ku dajisay. Ciidamada Jubaland ee Gacanta ku hayay Magaalada,ayaa is difaacayo,waxaana si xoog leh usocda dagaal. Ujeedka Janan loogu diray Beledxaawo,waa in halkaas laga saaro Ciidamada Jubaland kadibna lagu qabto Shirweyne loogu Magacdarayo dhismaha Maamul sax ah oo JL ay yeelato. Xasan Shiikh Shalay,wuxuu colaad ka abuuray Sanaag oo ah Dhulka ugu Nabdoon guyd ahaan Somaliya. Sidoo kale Laascaanood,wuxuu ka furay Shir uu ugu magacdaray ( Dhismaha Maamul ay yeeshaan Beelaha Warsangeli iyo Dhulbahante). Dhamaan ujeedooyinkan,waxa uu…

Read More

Hubkii tirintiisii Xalay,ayaa lasoo gabagabeeyay. Gaadiidka saaran,waa 16 gudahooda lagu soo raray Hub yar yar oo fara badan. Sidoo kale 6-Kontaynar oo ay ka buuxaan Hub kala duwan,ayaa saaran. Dowlada Turkigu ilaa iyo hada cadayn buuxda lama imaan oo ay ku sheeganayso Hubka mana jiro xiriir danbe oo laga helay Safaaradooda. Wuxuu kusii siqayaa Hubkan mid PL ay si dhamaystiran uyeelan doonto oo aan looga daba imaan doonin. Wararka la helayo ee ugu danbeeyay,waa warar sii xoojinaya in uu ahaa Suuq Madow oo Turkigu ufududeeyay Ganacsato Xasan u shaqeeya. Dajinta,ayaa bilaaban doonta marka tirintan lasoo Afmeero si kama danbays ah.…

Read More

Caluula, 21 Luulyo 2025 โ€“ Ciidanka Booliska Puntland, gaar ahaan Taliska Qeybta Gobolka Raas-Caseyr, ayaa fuliyay howlgal amni oo lagu baaray markab laga shakiyay oo kusoo xirtay xeebta Degmada Bareeda. Markabkaasi ayaa si buuxda loo baaray, waxaana la xaqiijiyey in uusan wadin wax sharci-darro ah, taasoo keentay in si nabad ah loo fasaxo. Sidoo kale, Ciidanka Booliska waxay xaqiijinayaan in dhowaan la qabtay markab kale oo lagu helay hub sharci-darro ah. Markabkaasi wuxuu si buuxda ugu jiraa gacanta laamaha amniga, waxaana socda baaritaan rasmi ah oo qoto dheer. Ilaa baaritaanku soo dhammaado, faahfaahin dheeraad ah lagama bixin karo. Taliyaha Booliska…

Read More

Dowladda Puntland waxay dagaal adag kula jirtaa argagixisada caalamiga ah ee Daacish Dowladda Puntland waxay si joogto ah ugu howlan tahay la dagaalanka kooxaha argagixisada ee khatarta ku haya amniga gobolka iyo guud ahaan dalka Soomaaliya. Waxaan caddeyneynaa in ciidamada ammaanka Puntland ay qabteen hub farabadan oo loo waday kooxaha Daacish ee ku dhuumaalaysanaya buuraha deegaanka Calmiskaad. Waxaa sidoo kale markale la qabtay shixnad hub ah oo si qarsoodi ah loogu waday argagixisada, taasoo muujinaysa feejignaanta iyo dadaalka joogtada ah ee ay dowladda Puntland ku ilaalinayso amniga shacabka. Dowladda Puntland waxay si adag u cambaaraynaysaa cid kasta oo si toos…

Read More

Madaxweynaha Dowladda Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa kulan ku saabsan dardargelinta dhameystirka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland ee ka socda Camiskaad, la qaatay Saraakiisha Hawlgalka wada, Kulanka waxaa ka qeybgalay Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golaha Wakiillada Maxamed Baari Shire iyo Lataliyeyaal Madaxweyne . Madaxweynaha,ayaa warbixin ka dhegaystay saraakiisha iyo khubarada, iyadoo lasoo bandhigay Guulaha Ciidankeenna geesiyaasha ah gaareen, Hawlgalada qabsoomay iyo kuwa qorsheysan, waxaana ujeedku yahay dhameystirka hawlgalka Calmiskaad iyo u diyaaragowga Calmadow. Madaxweynaha iyo Saraakiisha Amnigu waxay boggaadiyeen kaalinta Shacabweynaha Puntland dal iyo dibadba ay ka qaateen hawlgalka intuu socday iyo sida bulshadu garab istaag ugu muujinayso Ciidankeenna geesiyaasha…

Read More

Shacabka PL si weyn ayay usoo dhaweeyeen Warka kasoo baxay Dowladooda. War saxaafadeedkaโ€ฆ. Markii la qiimeeyo Warsaxaafadeedka PL kasoo baxay,waxaa kuu cadaanaysaโ€ฆ. B. In ay jiri karto qorshe argagixisada lagula dirirayay Calmiskaad loogu gudbinayay Hub. T. In ay jiri karto Hub loo dajinayay canaasiir la qorshaynayo in lagu abuuro Deegaamada Bari ee PL. Dhan walba oo laga eego go’aanka Dowlada PL ee ah in ay samaynayso baaris dheeriya oo dhinacyo badan leh,waa muhiim.

Read More

๐–๐€๐‘๐’๐€๐—๐€๐€๐…๐€๐ƒ๐„๐„๐ƒKU XAD-GUDUBKA XEERARKA CAALAMIGA AH EE BADDA IYO KHATAR AMNI:XOG HORDHAC AH OO KU SAABSAN MARKABKA “SEA WORLD” ๐†๐š๐ซ๐จ๐ฐ๐ž, ๐Ÿ๐ŸŽ ๐ฅ๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ฒ๐จ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“:Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta, Dalxiiska, Hidaha & Dhaqanka ee Dowladda Puntland waxay si rasmi ah u caddeyneysaa in xogta hordhaca ah ee la helay ay muujineyso in markab lagu magacaabo SEA WORLD uu muddo laba maalmood ah si sharci-darro ah ugu sugnaa xeebaha magaalada Bareeda ee Puntland, isaga oo aan wax dalab caawimaad oo khatar iyo cillad ah soo gaarsiin dowladda Puntland, sida waafaqsan heshiisyada caalamiga ah ee xuduudaha badda (Maritime Territorial International Agreements), gaar ahaan Heshiiska Qaramada Midoobay ee…

Read More

Intaan Ciidanku u imaan Markabka,waxaa fuulay Shacab,kuwaasoo kala degay 20- Qori,waana laga daba tagay oo qaar,ayaa Gacanta lagu soo dhigay,kuwa kalana amar baa lagu bixiyay baariseed. Nidaamka Dowliga ah ee Caalamku fahmi karo,waa midkan ee mahan in la yiraahdo Hub,ayaa la Bililiqaystay.

Read More

Saakay Nolosha Siyaasadeed ee Turkiga iyo Xasan Shiikh,waxay ku jirtaa Gacanta Deni. Kaliya,waxaa ku filan Kabtanka Markabka oo laga hadal siiyo. Waxaa qiimo Malaayiin dolar ka qaalisan jooga Warka PL ay kasoo saarayso Hubkan. Kubada Siyaasadeed ee loolanka Wadanka gudaha PL,ayaa lagu Ciyaaray Todobaadkii tagay,balse Saakay gudaha Guriga Villa Somaliya,ayay uwareegtay. Mw Deni maxaa la gudboon? Naakhuudaha Siyaasada Somaliya ee Maanta,waxaa si fudud unoqday MW Deni. JQ.

Read More

Waa Muuqaalka Hubka la qabtay oo Xasan kusoo galayay heshiiska Asarbajaan ka hor inta uusan udurin Ganacsatada soo iibisay. Hubka,waxaa sameeya Turkiga,waxaase lagu iibshaa gudaha Asarbajaan oo waa Gacmaha qarsoon ee Turkigu u isticmaalo Iibka Hubka ee Suuqa Madow. Isbahaysigii Turkiga iyo Xasan,waxaa ku dhacay jab Siyaasadeed iyo mid Milleter oo uu sababay Hubkanโ€ฆ.. B.Turkigu,wuxuu ku hor ceeboobay caalamka,isagoo umuuqda mid khatar ku ah xasiloonida iyo soo kabashada Dowladnimada Somaliya oo Hubaynaya Nin iyo koox gaar ah. T. Turkiga,waxaa ka fashilmay oo la qaawiyay Gacanta uu isticmaalo markay timaado Suuqa Madow ee Hubka. J.Xasan,waxaa ka fashilmay iskudaygii ugu weynaa uu…

Read More

Somaliya wax xuduudihiisu xiran yihiin Bad iyo Birri PL,ayaa jirta. 1: Diyaarado iyo Raadaar casri ah. 2: Ciidan Badeed oo laysku halayn karo Aduunkuna Aaminay. 3: Ciidan Dhulka ah oo tayaysan argagixisada iyo cadowgooda cirib tiray. Intaas marka laga soo tago PL,axay Haysataa Shacab isku duuban Gudao iyo Dibad. Sidoo kale,waxay kasbatay garab istaaga Dawladaha Maraykanka,Midowga Yurub iyo Imaaraatka,kuwaasoo ku garab istaagay in ay xaq uleedahay difaacashada Badeeda,Ciideeda iyo Hawadeeda. Si gaar ah Hubkan,waxay balan qaadeen Dowladahaas in ay sharciga latiigsan doonaan cidii Hubkaas yeelata,waana mida keentay in ay is gaabiyaan qoladii Hubkaas Xasan Shiikh wakiilka uga ahayd. Hubka marka…

Read More

PL guul weyn ay si fudud ku heshay ayay gaartay markale. Markabkan,wuxuu ahaa Awliyo loosoo diray oo marka laga soo tago Hubka saaran,waxaa macno weyn usamaynaya saamaynta siyaasadeed ee uu watoโ€ฆ.. B. Fadeexad Siyaasadeed oo Turki.T. Fadeexad Milleteri oo Turki.J. Fadeexad Diblomaasi oo Turki.X.Fursad ay ku ceebayaan Dowladaha kula loolamaya Somaliya. 3.Markabkan,wuxuu keenay in R.Galbeedku ka garaabaan durba deg-deg in ay ahayd qaadistii cunaqabataynta Hubka oo PL ku saxsanayd aragtideedii ay ku diidanayd. PL iyo fursadaha?. Turkigu,waa dhiiqoobay,waxaana sabaaxad Siyaasadeed la helay Yurubiyaanka iyo Khaliijiyiinta diidan saamayntiisa Somaliya,wuxuu aad urabaa in PL aysan ceebayn oo si hoose ay ula asturto…

Read More

PL saakay ayay ku dhaqaaqaysaa qorshaha dajinta Markabka,sababtoo ah,waa la waayay Hubkaas cid sheegata. Dawlada Turkiga oo Hubkaas Dalkeeda laga soogaday waa inkirtay,markii hore Safaarada Turkiga ee Muqdisho,ayaa war bixin laga sugayay,iyadoo shalay qabsatay balan iyo codsi si ay arintaas uhubiso,waxayse Saaka ogaatay in Hubkaas Dalkeedu soo saari,balse uusan ku socon sifo sharciya oo uu yahay Hub Ganacsato Xasan Shiikh wakiil u ah Hubkaas ay leeyihiin. “Turkiga Hubkan loogama soo gadin magaca DFS,taasoo haduu Turkigu sheegto uu dhib kala kulmayo,sigaar ah Danihiisa Somaliya iyo xeerka Caalamiga ah”. Dhanka kale Deeq mahan oo hadii Hubkan deeq ahaan lahaa Turkigu Maraakiibtiisa,ayuu kusoo…

Read More

Turkigu masoo saarin Warqad cad oo uu ku sheeganayo Hubkan,marka laga soo tago xiriir qarsoon oo dhexmaray PL iyo Iyaga. DFS ma sheegan Hubkan oo kama hadlin,xiriir aan la sameeyay masuuliyiinta W.Gaashaandhiga,waxay ii sheegeen in baaris ay socoto. PL si cad uma sheegin in ay qabatay Hub kaliya,waxay cadaysay Markab Badeeda Cillad ku qabsatay in ay usoo kaxeeyeen dhanka Dekeda Bosaso. Hubka intaa le’eg in aan Dowladna sheegan si waadix ah macquul mahan oo uu noqdo Suuq Madow. Sheegashadii Daaha gadaashiisa ah ee Turkigu sheegtay,waxaa ka waynaaday jihada kale ee PL cadaadiska ku saartay in aysan Hubka sii dayn. Jihada…

Read More

Waxay ahaayeen Sadex Markab mid horay,waxaa uqabatay oo kala degtay Hubkii Dowlada Eretereya,halka kii Labaadna ay isla Eretereya hada hayso,kanna,waa kii Sadexaad,sidaa waxaa ii sheegay Sarkaal ka mid hay’adaha amaanka PL. Markabku in usoo maray Masar,ayay xaqiijinayaan laamaha amaanka PL ka hor inta uusan ku xumaan Xeebta Bareeda ee PL,isagoo raba in uu la laabto Raasiga. Shacabka PL ee Xeebaha,ayaa arkay oo soo sheegay,waxaana dhacday in ay kala degeen Qoryo fudud oo 20- gaaraya,kuwaasoo haatan laga daba tagay,sida ay ii xaqiijiyeen Saraakiil ka mid ah Ciidamada Badda PL. Maraakiibtan iyo Hubkooda,waxaa ku Shaqaysta Shirkado Calooshood ushaqaystayaal ah oo degan Asarbajaan…

Read More

By:-Ismail Warsame. Bosaso,Bari Puntland โ€“ In a dramatic and high-stakes intervention, Puntland State Marine Forces have intercepted a vessel carrying a deadly cargo: a significant shipment of heavy armored weapons reportedly destined for non-state factions in Mogadishu, and potentially, the fledgling Federal Government itself. This seizure isnโ€™t just a routine bust; itโ€™s a stark and terrifying symptom of a dangerous new phase engulfing Somalia. For decades, the flow of small arms into South-Central Somalia has been a tragic constant, a relentless undercurrent fueling violence even at the height of the Civil War. Mogadishuโ€™s myriad factions are, as reports rightly state,…

Read More

Markabkii siday Hubka ee lagu qabtay Xeebaha PL,gaar ahaan Xeebta Bareeda ee Gobolka Raascaseyr. Markabku,wuxuu soo gaaray Dekeda,wuxuuna toos ugu soo xirtay Dekeda,iyadoo la amray in la dajiyo oo laguna xareeyo Hubka saaran Xerada Ciidamada Badda PL. Xogtan danbe ee sheegaysa in la amray dajinta Markabka,waa mid hada soo baxday oo ah isbadal cusub. Warkan sheegaya in Markabka Hubka saaran laga dajinayo ,waxaa aad ugu diirsanaya Shacabka PL ee sida weyn utaageersan Xukuumada Mw Deni. In Hubkan lasii daayo Xukuumada iyo Mw Deni,waxay ku luminayaan taageerada Shacabka PL ee qiiraysan,waxaana muuqata in Shacabka PL ka fogaadeen Siyaasada iyo Siyaasiyiinta Xamar.

Read More

Markabku,wuxuu kusoo aadan yahay Dekeda Bosaso Caawa ilaa Berri Subax haduu rabi idmo. Dowladu,waxay uxilsaartay Gudi Amni oo iskugu jira Madaxtooyada iyo Ciidamada Badda. Xogaha soo baxayaโ€ฆ. SL,ayaa leh oo wuxuu ka yimid Taiwan,waa xog? Xasan Shiikh,ayaa leh oo wuxuu ka yimid Asarbajaan,waxaana Mw Deni xogta Hubka la wadaagay Sirdoonka Reer Galbeed,waana sababta uu uga baaqday Jigjiga,iyagoo diidan in Xasan Hubkaas u isticmaalo mudo kororsi? Hubkan,waxaa si gaar ah loogu talagalay Maleeshiyaad lagu diyaariyay Mudug iyo Gedo oo lagu weerari lahaa JL iyo PL,war kale,ayaa sheegaya? Turkiga,ayaa leh oo wuxuu ku socdaa Xerada tababarka Turkisom,waxaana Bosaso soo gaaraya Safiirka Turkiga…

Read More

Markabku,wuxuu ka yimid Taiwan,wuxuuna usocday Somaliland. Wuxuu sidaa Hub iskugu jiraโ€ฆ 1.Taangiyo.2.Beebayaal.3.Sawaariikh. Sababta loo qabtay,waa in uu soo galay Biyaha PL ee 24-KM oo uu kasoo degay Biyaha Caalamiga ah. Marka la qabanayo,wuxuu marayay Bareeda,wuxuuna Afkiisu usii jeeday Gulf of Aden. Warka sheegaya in uu usocday Xamar,waxbaa kasoo laabtay oo markii wax kalaba laga soo tago Markab ka yimid Turki oo usocda Xamar masoo aadeen Gulf of Aden mana kasoo dageen Biyaha Caalamiga ah. Sidoo kale in uu xumaaday oo sidaa lagu qabtayna,waxbaa kasoo laabtay. Markabkan,waa mid ku jira Liiska Madow,kadib baaris la sameeyay. Ciidanka Badda PL,ayaa qabtay,waxayna usoo wadaan…

Read More

Garoowe : 17 July 2025 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada ee todobaadlaha ah, oo todobaadkan looga hadlay Adkeynta Amniga, Midnimada iyo wadajirka dadka reer Puntland, Xaaladda Siyaasadeed ee dalka, waxaa si gaar ah diirada loo saaray Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland ee ka socda Calmiskaad oo maraya meel gebogebo ah. Kulanka Golaha Wasiirada,ayaa lagu qeybiyey wax-ka-bedelka Xeerka Kalluumeysiga oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Kalluumeysiga, Kaasi oo ay soo akhrin doonaan xubnaha Golaha wasiirada si ay uga doodaan ansixintiisa, waxaa sidoo kale lagu…

Read More

๐—ช๐—”๐—ฅ ๐—ฆ๐—”๐—ซ๐—”๐—”๐—™๐—”๐——๐—˜๐—˜๐—— ๐—š๐—ฎ๐—ฟ๐—ผ๐˜„๐—ฒ: ๐—๐˜‚๐—น๐˜† ๐Ÿญ๐Ÿฒ, ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฑ:Dowladda Puntland waxay soo dhaweysay goโ€™aankii Isimada Beesha Dhulbahante ee February 6, 2023kii ka soo baxay Magaalada Laascaanood, waxayna qayb libaax ka qaadatay halgankii dib loogu qabtay Magaalada Laascaanood iyo guud ahaan Gobolka Sool 25kii August 2023. Isla markaasna Dowladda Puntland waxay ku dhawaaqday in ay soo dhaweynayso in Hogaanka dhaqanka iyo Waxgaradka Beesha Dhulbahante ay isugu yimaadaan shir wadatashi, kadibna la qabto shirweyne ka dhexeeya guud ahaan Reer Puntland oo iyagu ay kamid yihiin si looga arrinsado mustaqbalka Gobolada ay dagaan Beesha Dhulbahante. Haseyeeshee, waxaan wali qabsoomin shirarkii wadatashiga ahaa ee lagu gorfeyn lahaa…

Read More

Waa Warqad cadaynaysa in Villa Somaliya ka danbayso shaqaaqada Dhahareed. Sidoo kale,waa Warqad xaqiijinaysa eedayntii Dowlada Puntland ee ahayd in Xamar soo abaabushay dhacdada Dhahar. Xasan Shiikh,waxaa waxqabad uga baahan 47- Degmo ee Alshabaab ka qabsadeen,halka PL oo xasiloon uu ka abuurayo colaado. PL ahaan si weyn,ayay igu filan tahay ka hor tagida talaabooyinka guracan ee Xasan Shiikh.

Read More