Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Axmed Karaash “Somaliland waxaan lee yahay iska hadlow ina igare” (VIDEO)
    Somalia

    Axmed Karaash “Somaliland waxaan lee yahay iska hadlow ina igare” (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 26, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa caawa ka qeybgalay, Xuska Boqol-guurada kasoo wareegatay halgankii Daraawiishta. Kulanka waxaa ka qeybgalay Guddoomiye Ku-xigeenka Baarlamaanka koowaad ee Abukaate Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan, Xubno ka tirsan goleyaasha kala duwan ee Dowladda Puntland, Hoggaan dhaqan, Haween, Dhallinyaro iyo kooxaha suugaanta.

    Madaxweyne Axmed Karaash oo munaasabadda khudbad ka ka jeediyay ayaa ku dheeraday muhiimada xuska 100 sanno-guuradii  kasoo wareegtay Halgankii Daraawiish-ta, isagoona si kulul u weeraray Maamulka Somaliland oo dhowaan sheegtay inay Daraawiish ay Degaanadeeda kasoo jeeday.


    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.