Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Axmed Karaash “Somaliland waxaan lee yahay iska hadlow ina igare” (VIDEO)
    Somalia

    Axmed Karaash “Somaliland waxaan lee yahay iska hadlow ina igare” (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 26, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa caawa ka qeybgalay, Xuska Boqol-guurada kasoo wareegatay halgankii Daraawiishta. Kulanka waxaa ka qeybgalay Guddoomiye Ku-xigeenka Baarlamaanka koowaad ee Abukaate Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan, Xubno ka tirsan goleyaasha kala duwan ee Dowladda Puntland, Hoggaan dhaqan, Haween, Dhallinyaro iyo kooxaha suugaanta.

    Madaxweyne Axmed Karaash oo munaasabadda khudbad ka ka jeediyay ayaa ku dheeraday muhiimada xuska 100 sanno-guuradiiΒ  kasoo wareegtay Halgankii Daraawiish-ta, isagoona si kulul u weeraray Maamulka Somaliland oo dhowaan sheegtay inay Daraawiish ay Degaanadeeda kasoo jeeday.


    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    September 15, 2026

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    September 15, 2026

    π€π‘π“πˆπ‚π‹π„| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    September 14, 2026
    Latest Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    π€π‘π“πˆπ‚π‹π„| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    Xaawo Aadan Camey oo geeryootay

    FAALLO: Ganacsiga Turkiga oo xaalka Somaliya sii cakiray

    BADHAN: Maleeshiyaad beeleedyada oo bilaabay in ay fuliyaan Amarkii Puntland

    XOG: Maxaan ka ognahay safarka Madaxweyne Deni ku aaday Kenya ?

    JABUUTI: Yemeniyiin kasoo cararay dagaalada cusub oo gaaray Obock

    YEMEN: Muhiimada magaalada Mocha ee Xuutiyiintu qabsadeen

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Burcad-badeeda

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.