Madaxweynaha Dowladda PL Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Hay’adda Cuntada iyo Beeraha Adduunka (FAO) ee Somaliya…
Browsing: Puntland
Aamiin,waa uqalmaa marka la qiimeeyo khibradiisa shaqo ee dhanka amaanka,balse dhanka qaadista masuuliyada ma mudna in Amniga PL lagala tashto.…
Beesha Caalamku,way ka dhabaysay balanqaadkeedii ahaa in PL loo fasaxayo qoondada ay ku lahayd Mashaariicda horumarineed. Madaxa UNDP oo qaybta…
Talyaha Booliska iyo Agaasimaha Ciidamada Badda,ayaa ugeeyay Madaxweyne Deni Aamiin Xaaji Khayr. Ugaynta Madaxweynaha,ayaa daarnayd in lays fahansiiyo isaga iyo…
Kulankii ka dhacay Qasriga Madaxtooyada PL ee Garowe,waxa uu ahaa mid is fahan kusoo idlaaday. PL,waxay muujisay bisayl iyo diblomaasiyad…
28-kii April ee Sanadkan,ayuu helay kalsoonida Seneterada iyo Saxiixa Madaxweynaha Safiirka cusub Dowlada Maraykanka ee Somaliya. Sanad ka hor,ayaa la…
Garowe : 04, May 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska…
Ciidamo PSF ah,ayaa gaaray Xaafuun,kuwaasoo fariisin ka samaystay Warshadii hore ee Cusbada. Ciidanka gaaray Xaafuun,ayaa dhan 26-Gawaarida Gaashaaman iyo 150-Askari.…
Xaruntan waa halka loo diyaariyay in ay degaan koox shisheeye ah oo ka hawlgalaysa Xaafuun. Kooxdan,ayaa iskugu jirta Maraykan iyo…
Garowe,waxaa Berii foog kasoo degaya wefti sare oo BC ka socda,waxaana hogaaminaysa Wasaarada Arimaha dibada UK. UK waxay wakiil utahay…
Dowlada Imaaraadka,waxay si rasmi ah unoqonaysaa garabgalaha Ciidanka Booliska Puntland. Gudi ka socda Wasaarada arimaha gudaha Imaaraadka,ayaa ujoogay Garowe diyaarinta…
Garoowe: May 02, 2024 Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa furay Horyaalka Kubada Cagta Puntland.Tartanka oo ay…
Agaasimaha sirdoonka Pisa Ninka haatan ah Jamaal,waxay ubadan tahay in la geeyo Agaasimaha Ciidamada Badda. Halka Agaasimaha Ciidamada Badda uu…
Bosaso,waxaa kusoo siqaya Nabad-diidka oo kaga soo durkaya dhanka Buuraha Cal Miskaad. Ujeedkoodu,waa in ay ugudbaan dhanka Buuraha Calmadow oo…
Ciidamada PISF ee fadhiya Garowe ,waxaa si khaldan udhexgalay Agaasimihii ku magacownaa,balse si dadban looga dhigay hawlgabka Shaqo. Xerada Ciidankan…
Puntland,waxay utaagnayd,una taagan tahay,una sii taagnaan doontaa Somaliya mid ah,Qaran ah,Dumuqraadiya,Fadaraal ah oo Nooluhu karaamo ku dhex leeyahay. In aan…
Garoowe: 02 May 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan…
Madaxweyne Deni,ayaa laga sugayaa Magacaabista Agaasimayaasha cusub ee Wasaaradaha PL. Agaasimayaasha sida hordhaca ah loo helayo xogtooda ah in xilka…
Waxaa socda dadaal Beesha Caalamku wado oo ay ku rabto in ay kusoo afjarto khilaafka PL iyo Dowlada ay aqoonsiga…
Heshiiska Dekeda lagu kala saxiixanayo,waxay ubadan tahay in uu qabsoomo Todobaadka soo socda. Laba Xubnood oo Gudiga Maamulka Shirkada Wadaagsin…
Waxaa jiray kulamo dhexmaray Dowlada Puntland iyo Maraykanka,kuwaasoo daarnaa sida loo wada shaqaynayo marka ay timaado dhanka amaanka. Kulamadaas,waxay dhexmareen…
Garoowe: 28 April 2024 : Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, oo uu weheliyo…
Qofka marka uu ubaahdo Dhakhtar,waxa uu maraa marxaladahan… 1.kaarka la kulanka Dhakhtarka $8. 2.Raajo $30. 3.Dhiig qaadista $20. Intaas waa…
Imaaraadku,waxay ku dadaalayaan in ay Gacanta ku qabtaan Dekeda Garacad oo dhawaan kusoo biirtay Dekedaha muhiimka ah ee Geeska. Ujeedka…
Dekeda Garacad,waxay ku dhowdahay in Imaaraadku ku yeesho Saami weyn oo noqon kara 51%. Balse Gudiga Gacanta ku haya Dekeda…
Gudoomiyaha Gobolka shaqada ugu badan ee utaala waa kala celinta Beelaha iyo ka hor tagida colaadaha,waana kasoo dhalaalay,isagoo waliba duruufo…
Puntland aqoonsigii Dowladnimo ayay kala laabatay DFS kadib markii ay laashay Dastuurkii siiinayay maqaamka Dowladnimo. DFS ilaa inta ay Dastuurka…
Xabsiyada Puntland Cadaaladooda in la dul istaago ayay mudan yihiin,si gaar ah Saldhigyada Booliska Magaalada Bosaso,waa in wax laga qabtaa.…
Garowe, April 24, 2024: Masuuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha,…
Garoowe, Arbaco 24 Abriil 2024, Madaxweyne Kuxigeenka ahna ku-simaha Madaxweynaha Dawladda Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku…
Garoowe: 22 April 2024: Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland H.E Ilyaas Cismaan Lugatoor,ayaa Shir-guddoomiyey Shir u dhexeeyey Dowladda,…
Halkan ka akhriso:-
Guddoomiyaha Ururka Warbaahinta Puntland Maxamed Daahir Caynsane,ayaa markii Sadexaad loo doortay hogaaminta MAP. Guddoomiye Ku-xigeenka,ayaa loo doortay Maxamed Deeq Cabdalla…
Garoowe: 21 April 2024: Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland H.E Ilyaas Cismaan Lugatoor,ayaa furay Shirweynaha 5-aad ee Golaha…
Garoowe: 20 April 2024: Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor ayaa daah-furay Shirweynaha shaqa abuurka…
Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Puntland.…
Puntland in ay ka hadasho ka qaybgalka Shirka Xasan iclaansaday umaba baahna,sababtoo ah Sharciyadii Shir lagu wada qabsan lahaa meesha,ayuu…
Idilnews, Tuesday, 27/06/2023. Madaxweynaha Kenya ayaa u yimid shir-madaxeedka cimilada Paris “ma ahan in uu caawinaad weydiisto” dalalka qaniga ah,…
Shir jaraa’id oo ku qabtay xarunta gobalka Sool ee Laascaanood, Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayuu ku sheegay in…
Taliska Ciidanka ilaalada nabadgelyada waddooyinka (Taraafiko) ee gobalka Mudug – Puntland ayaa ku dhawaaqay awaamiir cusub oo la xiriirta sugida…
War-saxaafadeed kasoo culimada Soomaaliyeed ku dhaqan ee deegaannada Puntland ayaa lagu sheegay in dagaalka ka soconaya Laascaanood uu yahay dulmi,…
Sheekh Cali Maxamuud Xassan (Cali Wajiis), ayaa ka warbixiyay dhismihii kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab, iyo qorshayaashii isku huursanaa ee…
Waxaa si habsami leh u soconaya mashruuca ballaarinta iyo dib-u-dhiska Dekedda magaalada Boosaaso, oo ah isha dhaqaale ee ugu weyn…
Shir jaraa’id oo uu ku qabtay Laascaanood, Garaad Cabdikariin Cali Nuur ayuu ka hadlay duqeymihii u dambeeyay ee maamulka Somaliland…
Taliyaha Ciidamada Somaliland, Gen. Nuux Ismaaciil Taani ayaa si kulul ugu jawaabay Taliyaha Ciidamada Difaaca Puntland, Gen. Abshir London. Gen.…
Baarlamaanka Puntland ayaa maanta u yeeray xubnaha cusub ee dhowaan loo magacaabay Maxkamadda Sare ee Puntland, si loogu qaado codka…
Maxmamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saakay xukun dil toogashada ah fagaaraha Iskuul Bulusiya ugu fulisay laba dhagarqabe oo…
Munaasabadda xarig ka jarka wajiga kowaad ee Dekedda Garacad ee gobalka Mudug ayaa soconaya, waxaana ka qeybgalaya Madaxweynaha DFS Xasan…
Maxkamadda Ciidanka qalabka sida ee Dawladda Soomaaliya ayaa xukun dil ah ku fulisay aroornimadii saaka Axmed Cabdulaahi Cabdi oo bishii…
Ciise Dhoolawaa, oo horey xilal uga soo qabtay Puntland, kana mid ah aqoonyahanada deegaanka ayaa ka hadlay hannaanka dilmuquraadiyeynta Puntland,…
Daahir Mire Jibriil, oo kamid ah asaasayaashii dawladda Puntland ayaa ugu baaqay siyaasiyiinta iyo shacabka Puntland in si buuxda loo…
Waxaa dhowaan la filayaa in xariga laga jaro wajiga kowaad ee dhismaha Dekedda Garacad ee gobalka Mudug, kaas oo socday…
Senator Maxamed Yuusuf Gaagaab, ayaa sheegay in dadka reer Puntland waxa uga maqan dawladda Federaalka Soomaaliya, ay uga maqan yihiin…
Kumannaan qof oo muslimiin ah ayaa salaadda sunaha ah ee munaasibadda ciida ku tukaday garoonka weyn ee kubadda cagta magaalada…
Madaxweyne kuxigeenka Dowladda Puntland, Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa boqolaal kamid ah Shacabka caasimadda ganacsiga Puntland kala qeybgalay munaasabadda salaadda…
Ku-simaha Wasiirka ahna Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Amniga Puntland, Mudane Cabdullaahi Cabdisalaan Xasan, ayaa kala qeybgalay Shacabka magaalada Gaalkacyo munaasabad Salaada…
Wasiirka Wasaaradda Dekeddaha Puntland, Axmed Yaasiin Saalax, ayaa sheegay in dhowaan la bilaabi doono dayactirka iyo ballaarinta dekedda Boosaaso ee…
Waxaa saxmad aad u sareysa laga dareemayaa dekedda magaaladda Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland, kaddib markii uu dhamaaday waqtigii bad…
Gudoomiyaha gobalka Mudug, Cabdiladiif Muuse ayaa maamul ka kooban 4 xubnood u magacaabay garoonka Cayaaraha Cawaale ee magaalada Gaalkacyo. Maamulka…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 26 ee 12ka September 2021, kuna saabsan…