Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Goormee la bilaabayaa dayactirka Dekedda Boosaaso ?
    A general view shows activity at Somali's northern port town of Bosasso, November 24, 2008. Somali pirates holding a Saudi supertanker after the largest hijacking in maritime history have reduced their ransom demand to $15 million, an Islamist leader and regional maritime group both said on Monday. REUTERS/Abdiqani Hassan (SOMALIA)
    Puntland

    VIDEO: Goormee la bilaabayaa dayactirka Dekedda Boosaaso ?

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 1, 2022No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Wasaaradda Dekeddaha Puntland, Axmed Yaasiin Saalax, ayaa sheegay in dhowaan la bilaabi doono dayactirka iyo ballaarinta dekedda Boosaaso ee isha dhaqaalaha Puntland.
    Wasiir Axmed Yaasiin oo la hadlayay Telefishinka Puntland, ayaa xusay in kaddib is afgarad dhexmaray Puntland iyo DP World uu horseeday in Madax iyo Injineero ka socda DP World ay soo gaaraan Puntland, sidoo kalena ay bilaabaan qiimeynta Dekedda.

    Ugu dambeyn, Wasiirka Dekeddaha Puntland ayaa sheegay in muddo 5 ilaa 6 bilood gudahood ah, wax badan iska bedeli doonaan Dekedda Boosaaso, isagoo ugu baaqay dadka faafiyay wararka been abuurka ah ee ka dhanka ah shaqada Dekedda Boosaaso inay ka waantoobaan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    June 5, 2026

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Xasan Shiikh oo weeraray Khayre iyo Sh.Shariif

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.