Uma qalanto Somaliyada Maanta jirta in la siiyo Kursigaas,sababtoo ah iyadii,ayaa heshiin wayday oo wada noolaan wayaday,isla markaana wada samaysan…
Browsing: Somalia
Wefti Itoobiyaan ah oo isku jira Siyaasiyiin iyo Saraakiil Milleteri,ayaa tagay Muqdisho. Ujeedka socdaalkooda,ayaa lagu sheegay wada xaajood dhexmari doona…
Dhaawacyadii cuslaa ee Ciidanka Mujaahidiinta PL,waxaa loo qaaday Wadanka Dibadiisa,iyadoo Diyaarad khaas ah loo keenay. Tani,waxay dhiirigelinaysaa Ciidanka,waxay kaloo muujinaysaa…
Puntland,waxay ka codsatay Dowladaha Ingiriiska,UAE iyo Itoobiya in ay cadaadis saaraan SL si ay wax uga qabato argagixisada isticmaasha Dhulka…
Daylaan iyo Toga IL Ceelka Ileed,ayaa la garaacay,waxaana lagu burburiyay Saadkii argagixisada. Toga Gaalkeeno iyo Hoobato,ayay ka dhacday duqaynta 1-Aad,waxaana…
Hanbalyo Nugaal oo ku Guulaysatay Koobka Kubada Cagta Gobollada Puntland. PL,waxay muujisay awood,iyadoo dagaal kula jirta argagaxisada ayay hadana wadaa…
Gacantii ugu horaysay ee dagaalka,ayaa Saakay dhacday. 30-Maleeshiyaad kuwa Ajaanibka ah ee aadka utababaran oo Qaraxyo ku xiran yihiin,ayaa isku…
SL ilaa iyo hada Xisaabtu,waa ka khaldan tahay. Cirro,waxaa ka muuqda Jileec,inkastoo uusan fursad uhelin talada fariisinteeda. SL xaaladaha ka…
Gaadiidka ka imaanaya Dowlad Deegaanka in laga dhaafo Canshuurta,waa loo baahnaa,waana talo ay qaadatay Wasaarada Maaliyada Puntland. Ganacsigii Deegaanka Somalida…
Dowlad Deegaanku,wuxuu ka kooban yahey 11-Gobol. 7-Gobal oo kamid ah,waxaa ku Aadan oo udhow Dekeda Garacad oo durba adeegeedu gaaray……
Dhawaan,waxaa laga maarmi doonaa in Gaaska laga keeno Dibada,waxaana laga samayn doonaa Gudaha PL Warshad soo saarta. Warshadaas,waxaa maalgashanaya Ganacsato…
Garoowe: 30 December 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni oo safar shaqo maanta kusoo gaaray Caasimada Puntland ee…
Siyaasada Dowlada Puntland,waa Nabad iyo Nolol ay barbar socoto Difaaca karaamada,Qiyamka iyo Xuduudaha Dhulkeeda. (Gacana horumar,Gacana Difaac). Puntland marna qayb…
Suldaan Siciid,waa Isim Nabadeed oo Taariikh wanaagsan ku leh Gobolka Geeska Afrika. Marna kama Shaqaynayo colaad,isla markaana ma dhici doonto…
Kunteenarada,ayaa ka mid ahaa Shixnadaha kasoo dagi jiray Dekeda Berbera. Ugu yaraan Bishii 40-Kunteenar oo laga leeyahay PL,ayaa kasoo degi…
Suuqa Ganacsi ee ka xirmay Berbera,waxaa ka mid ah Gaaska Cuntada lagu karsado. Ganacsatada reer Puntland,waxay Gaaska kasoo iibsan jireen…
Maraykanku Laba Qodob dartood,ayuu uga aamusay taageerada qaraarkii K&B Somaliya looga bilaabayo hawlgal cusub oo Nabad ilaalin ah sida xogaha…
Garowe : 29 December 2024: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane H.E Ilyas Osman LugatoorLugatoor ayaa Qasriga Madaxtooyada ku sagootiyey Qunsulka…
Xarfo: December 29, 2024: Shalay oo taariikhdu ahayd December 28, 2024, waxaa guriga Suldaan Maxamed Suldaan Maxamuud ee Degmada Xarfo…
Safarka Xasan oo lagu qorsheeyay kulankii Turkiga,ayaa Itoobiyaanku joojiyeen markii uu ku hormaray Eretereya. Xasan markii Itoobiya ay baajisay booqashadiisa,ayuu…
Midowga Yurub,waxa uu ka Shaqaynayaa Qabashada Shirweyne Dib uheshiisiin oo Somaliyed. Shirweynahaaas,waxay kala xaajoonayaan Diyaarintiisa Qaybaha Somalida….. 1.Halka lagu qabanayo.…
Burundi,waa iska nacday kasii mid ahaanshaha hawlgalka lagu sheego Nabad Ilaalinta ee Dhaqaalaha lagu lunsado ee Bartamaha iyo Koonfurta Somaliya.…
1:-Ku xigeenka Wakiilka Soomaaliya ee UN-ka . “Howlgalka cusub ee AUSSOM waxaa ka qeyb qaadan doona 11,00 oo askari, iyada…
Toban Saldhig ayay Daacish ku leedahay Buurta Calmiskaad…. IL iyo Camayro? 1.Siido 1-Saldhig 2.Dhabancado 1-Saldhig 3.Moqoro 1-Saldhig Toga jeceel? 1.Buqo…
Al-Shabaab way sii xoogeysanayaan, waxayna rabaan inay dowlad khilaafad ah ka dhisaan Soomaaliya,waxaana jira midow u dhexeeya Daacish iyo Shabaab.…
Maraykanku,waa ka aamusay meelmarinta qaraarkan waliba,isagoo ah Shir Gudoonka. Ka aamusidiisa,waxay ku salaysan tahay dhanka Dhaqaalaha oo waxay ahayd hawlgalkan…
Jamhuuriyadii Sadexaad way burburtay,mana jiro wax ay Somalidu ku midaysan tahay. Maamulada jira,iyaga,ayaa masuul ka ah amniga Deegaamadooda,isla markaana umadax…
Uma baahna fasax ay ku gasho ama ku joogto gudaha Wadankii la oran jiray Jamhuuriyada Somaliya. Itoobiya,waxaa uga filan joogisteeda…
Kaliya,waxaa la meel mariyay hawlgalka cusub ee Midowga Afrika,waxaana lasoo afjaray hawlgalkii hore ee Atmis. Waxa la ansixiyay kuma jirto…
Seneterada Kongareeska Maraykanka uqaabilsan Arimaha Dibada,waa diideen Qaraarkan ku saabsan hawlgalka Midowga Afrika ee Somaliya. Waxay ku haystaan musuq baahsan…
Maraykanku,waa ka aamusay meelmarinta qaraarkan waliba,isagoo ah Shir Gudoonka. Ka aamusidiisa,waxay ku salaysan tahay dhanka Dhaqaalaha oo waxay ahayd hawlgalkan…
Dhalinyarada Qaybta ka ahaa Doorashooyinkii Puntland ee Golayaasha Deegaanka,waxaan leeyahay ka fogaada in aad Qayb ka noqotaan waxa Xasan Shiikh…
Ciidamada amaanka Bosaso,waxay Gacanta ku dhigeen Nin watay Qarax kuwa Gacanta laga tuura ah. Ninka Bosaso lagu qabtay,waa kii kal…
Argagixisada oo wal-wal ka qabta hawlgalka xooga leh ee kusoo wajahan,ayaa sameeyay Sahan ku aadan goobaha ay ku gaban karaan…
Garowe, (Idil News) – Puntland a semi-autonomous state, has activated a large-scale military offensive against ISIS and Al-Shabaab militants entrenched…
NUGAAL 2-2 MUDUG,waxaa Gool ku laad kusoo baxay xulka Gobolka Nugaal. Hanbalyo Nugaaal Fardaha Kubada Cagta Puntland. Xaqiiqdii PL,waxay muujisay…
Daacish inta udhaxaysa Toga Biyo Kulule iyo Toga Jaceel ayay iskugu gaysay Maleeshiyaadkeedii iyo Qalab,waxaana ku sugan halkaas hogaamiyayaasha ugu…
Waxaa la Diyaariyay 100-Gawaarida Gargaarka Caafimaadka ah. Waxaa la Diyaariyay dhamaan noocyada Dhiiga Ciidanku ubaahan yahay. Waxaa la Diyaariyay Afar…
Waxaan si hagar la’aan ah u garab taaganahay ciidamada dawlada Puntland hawl galka ay ka fulinayaan Buuraha Golis ee ku…
Garoowe: 26 December 2024: Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland lyaas Cismaan Lugatoor,ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Puntland. Kulanka,ayaa Todobaadkan looga hadlay………
Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam,ayaa caawa Shir gudoomiyay kulanka Golaha Wasiiradda oo lagaga hadlay arrimaha… 1.Amniga. 2.Qorshaha xalka…
Socdaalkii Itoobiya ee Balcad iyo Sanbalooshe,waa kusoo hungoobeen,waxa kaliya ee kasoo baxay,waa in Sanadka cusub Bisha 2-Aad Gudi kasii Shaqeeya…
Argagixisada Daacish,waxaa Saakay iska soo dhiibay horin ka faa’idaysanaysa baaqii Madaxweynaha. Horintan oo Ciidanka PL isku soo dhiibay,waxay ku Hubaysnaayeen…
Baanka Aduunku,waxa uu joojinayaa taageeradii Maaliyadeed ee uu siin jiray DFS iyo Dowladaha Xubnaha ka ah. Go’aanka Baanka Aduunka,ayaa hirgalaya…
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam,ayaa Magacaabay Madaxweyne ku xigeenada Jubaland. Halkan ka akhriso:-
“Qasa,waxay noqonaysaa Muqdisho oo kale,(Muqdishadii Maritereeniyanka)”Ayuu yiri Xoghayaha Arimaha Dibada Midowga Yurub. Magaalo aysan ka jirin amar iyo kala danbayn…
Wasaarada Arimaha Gudaha Puntland si wacan ayay wax uga qabatay oo uga hawlgashay Shaqaaqadii Xarfo. 1.Waxay Gacanta ku dhigtay Xasiloonidii.…
Puntland,waxay leedahay Qurbajoog saamayn weyn ku leh Wadamada ay ku Dhaqan yihiin oo sameeyay Aqoon iyo Dhaqaale. Dhakhtar Aadan,waa mid…
Caalamkan,waxaa hogaaminaya Danaha R.Galbeedka iyo Yuhuuda,waana lala dirirayaa Dalkii iyo Dadkii loo arko in ay caqabad ku noqon karaan. Waa…
Sanbalooshe,waa Ninkii yiri…”91-dii Hawiyaa Dalkan ku adkaaday ee see Sharciga loogu dul samayn karaa oo Gabdhaha PL uga qurux badan…
Saakay,waxa uu joojiyay Diyaaradihii Shacabku isticmaalayeen ee JL. Ogow Diyaaradahaas ma’ahan kuwo Dowladu leedahay ee waa kuwo Shacab Lacagtooda…
Halkani,waa Adis-ababa Caasimada Shucuubta kala duwan ee Itoobiya iyo Xarunta Midowga Afrika. Waa Amni iyo Magaalo Itoobiyaanku usiman yahay,isla markaana…
Hodaale,waa Xaafad kusoo biirtay Xaafadaha Caasimada PL ee Garowe oo dib udejin loogu sameeyay Dadka Barakacayaasha ah ee Somaliyed. 1000…
Maalmo ka hor dagaal xoog leh,ayaa dhexmaray kooxaha argagixisada ee Daacish iyo Shabaab. Dagaalku,waxa uu ka dhacay Deegaanka Xabley,waxaana looga…
Waa marka hore ee Turkiga ayay kula Shirtay oo ka saxiixatay danaheedii. kadib,waxay Maanra ku karbaashtay Gobolka Gedo oo ay…
Qodobada laga soo saaray Shirweynaha Arrimaha Islaamka Puntland,waxaa ka mid ah…. 1.In dhammaan xeerarka iyo shuruucda Dowladda la waafajiyo Diinta…
Puntland,waxay Mushahaarka iyo Nolol maalmeedka si joogta ah usii saa Ciidamada Salinta Sool Difaaca uga jira ee Beesha Khaatumo. Afar…
Dhalinyaro 500 ah oo Jaamiciyiin ah,ayaa loo xulay Boolis,waxaana loo xareeyay tababar casri ah oo kala duwan. Ujeedku,waa in Booliska…
War Saxaafadeed:-Jubbland oo ka hadashay Dagaalka ka dhacay Doolow.
Maleeshiyaad ay soo abaabushay Villa Muqdisho,ayaa kasoo duulaan tagay Beledxaawo,waxayna soo gaareen Dooloow. Wefti Wasiiro ah oo JL ka socda,ayaa…