Kismaayo,waxaa tagay Madaxa Wardoonka Kenya. Tagidiisu,waxay ku salaysnayd si guud wadashaqaynta Kenya iyo Jubaland. Balse,waxaa qayb ka ahayd ergo uu…
Browsing: Somalia
Dagaal kharaar,ayaa,wuxuu ka socdaa Galbeedka Baalade ee Calmiskaad,kaasoo udhaxeeya Ciidamada PL iyo firxadkii argagixisada. Dagaalku weli,waa socdaa,waxayna Ciidamadu kaga yimaadeen…
Isimada Dhaqanka Beesha Warsengeli oo hogaaminayo Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan,ayaa soo gaaray Bosaso. Waxaa qabsoomi doona kulan weyn oo dhexmaraya…
Madaxda Todobo Wadan oo Yurub ah,Madaxa Midowga Yurub iyo Madaxa Nato oo galbinaya Mw Ukrain,ayaa la jooga Trump. Waa awoodii…
Ugu danbayn,isagoo qaba Suud qurux badan oo uqalma Aqalka cad,ayuu soo laabtay Mw Zelensky. Si miqaam leh,ayaa loosoo dhaweeyay oo…
Dhaban-qooxle; 17, August, 2025: Guutada 1-aad ee Ciidamada Difaaca Puntland oo gulufyo jiho walba ah kaga jira Buuraha Calmiskaad ayaa…
Itoobiya,ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in ay ku guulaysatey aruurinta 10 bilyan oo dollar si ay u dhisto garoonka…
Carmo : 16 August 2025 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku jooga Carmo ayaa…
Putin ugu danbayn,waa kasoo degay Ciida Maraykanka xilli ka duwan xilliyadii hore. Diyaaradahooda khaaska ah ayay ku kala yimaadeen Labada…
Somaliland dadaal aad usareeya,ayay gelisay raadinta aqoonsiga markan. Waxaa xusid mudan dadaalka ka socda gudaha Maraykanka oo ay wadaan koox…
Ciidamada Difaaca Puntland,waxay Gacanmariskii ugu danbeeyay ku sameeyeenβ¦.. 1.Ceelasha Wangable .2.Qamaadin.3.Taajane. Ceelashan,ayaa ahaa kuwo muhiim ah oo firxadka argagixisadu dhuumasho…
Kulanka taariikhiga ah,islamarkaana sida la saadaalinayo hadii ay wax uga soo baxaan noqon doona mid macno weyn sameeya,ayaa qabsoomaya goordhow.…
War SaxaafadeedGaalkacyo Khamiis 14 Augst.2025 Taliska Qaybta Booliska Mudug,ayaa ku guulaystay in ay Gacanta kusoo dhigaan…1.Faarax Xasan Xuseyn. 2.Maxamed Cabdilaahi…
Warmuryiyeedka kasoo baxay Madasha samatabixinta,waa isku karis ay ka dhex muuqato ku dhex jir Xasan iyo sii wada joogid Xubnaha…
Madashu,waa guulaysatay….. 1.Waxay ku guulaysatay caalamka in ay tusto dhab in ay ka tahay xal in loo helo Dalka. 2.Waxay…
Madaxwyane ku xigeenka Dowladda Galmudug mudane Cali Daahir Ciid,ayaa maanta Madaxtooyada Galmudug ku qaabilay saraakiisha Ciidamada Nabad ilaalinta Midowga Africa…
Firxadkii argagixisada ee Calmiskaad Caawa garaacis xoog badan,ayaa ku socota. Si gaar ah garaacistu,waxay ugu socotaa Baallade,waana fara badan tahay,waxaana…
Xasan Shiikh,waxaa haysata caqabado adag oo ay adag tahay in uu ka dabaasho markanβ¦. 1.Waa cadaadiska BC oo ay ugu…
Waxaa muuqata in dib Maraykanku usoo ceshay Siyaasadiisii Laba Wajiilaynta ee kula macmiili jiray qaybaha Somalida. Siyaasadaas,ayaa ahayd la jaanqaadida…
Sidaan xogta ku hayo Cali Xoosh Wasiirkii Arimaha gudaha ee Xasan Shiikh,waa iskaga tagay Laascaanood Laba sababood awgood,kuwaasoo kala ahβ¦..…
Wadada isku xiraysa Bosaso – Dhaadaar. Dhererkeedu,waa 92km oo dhismaheeda la billaabayo berito. Dowlada iyo Shacabka PL,ayaa kawada qayb qaadanaya…
Boosaaso : 09 August 2025 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee…
Hawlgalka Gacanmarinta,ayaa udhacaya sida tan:- 1.Guuto 5-Aad,waxay wajahaysaa jihada Waqooyi ee Calmiskaadβ¦. Wangable,Sixna,Karimo,Qandala ilaa Unuun. 2.Guuto 1-Aad iyo 2-Aad? Ceelasha…
Dib uma maqli doontaan Calmiskaad,waxaa ka jira dhaqdhaqaaq Unugyo argagixiso mudo dhow,waxaana bilowday Wajigii ugu danbeeya ee Shallaynta. Nasasho,kala badalid,dib…
Digvin Andarson,ayaa ku guulaystay Talyaha Africom oo ay ansixiyeen Seneterad Maraykanka. Anderson horay,ayuu uga soo shaqeeyay Africa oo waa Saraakiisha…
Maraykanku,wuxuu usoo rarayaa Ciidamadiisa Bada ee Jabuti fadhiya Saldhiga Berbera dhawaan. Hadalka Mw Maraykanku Trump mahan mid fudud ee waa…
Siyaasadii Laba Wajiilaynta ee Maraykanku ku dhaqmi jiray 10- Sano ka hor,ayaa dib usoo laabtay. Siyaasadaas waxay ahayd in Somaliya…
PL,waxaa fursad weyn unoqday hogaanxumada Xasan Shiikh. Dagaalka Daacish,wuxuu usii noqday furihii ay ku furatay Albaabada reer Galbeedka,gaar ahaan Maraykanka.…
Boosaaso: 08 August 2025: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta sagootiyey Taliyaha Hawlgalada Gaarka ah ee Maraykanka…
By Jibril Qoobey Editor-in-chief of Idil News The Trump administration that represents the United States has come back to its…
Laba Diyaaradood oo Hub iskugu jira Qoryo Fudud iyo Rasaas ayay Dowlada Turkigu ku wareejisay Dowlada Puntland Shalay. Hubkaas,ayaa ka…
Starlink, adeegga internet-ka xawaaraha sare leh ee uu leeyahay Elon Musk, ayaa si rasmi ah uga shaqo bilaabay gudaha Soomaaliya.…
Beledxaawo,waxaa galaya Ciidamada Jubaland oo garab ka helaya Ciidamada dariska nahay ee qaybta ka ah xoojinta amniga Somaliya. Caawa Ciidamada…
Raqraq-Buqa: 06, August, 2025: Guutada 1-aad ee Ciidamada Difaaca Puntland oo hawl-gallo xooggan oo qorshaysan ka fuliyey lix Ceel oo…
Ciidamadan,waxay horay uga tirsanaan jireen Somaliland,haatana,waxay usoo wareegeen PL,waxayna qayb ka yihiin qorshaha xasilinta Gobolka Sanaag ee SL iyo PL…
Markuu utagay Abiy,wuxuu ka codsaday in ay Itoobiya ku wareejiso Gobolka Gedo,isla markaana ay la rido Maamulka Axmed Madoobe ee…
Inta badan Shaqaalaha iyo Ciidanka DFS,Mushahaar ma qaadan ilaa Maanta oo Bishu tahay 5/8/25,iyadoo la qaadan jiray Bil walba 26-ka…
PL maxay ka faa’iday Markabka? Afartan Qodob ee macno leh,ayay PL ka heshay qabashadii Markabka iyo sii dayntiisii.
PL marka laga so tago masuuliyada iyo diblomaasiyada ay muujisay,hadana,waxaa jiray wada xaajood adag oo dhexmaray Labada dhinac,gaar ahaan Mw…
Ugu danbayn Turkigu,wuxuu aqbalay in uu wajaho Puntland oo toos ugala xaajoodo Markabka Hubka. Inkiraadii Turkigu inkarayay PL in ay…
Laasqoray,waxaa kasoo degay Hub Todobaadyadii lasoo dhaafay mid ka mid ah. Hubkaas,wuxuu ugudbay Cabdi Madoobe,waxaana laga keenay Yemen. Cabdi Madoobe,waa…
Dagaalkii Beledxaawo kadib,waxaa muuqata in Xasan Shiikh la kulmayo cadaadis xoog badan. Cadaadiskaas,wuxuu uga imaanayaa Wakiilada Beesha caalamka,gaar ahaan Maraykanka…
Mw Cirro Siyaasada uu ku maareeyay Gobollada Bari,waa mid daal ka muuqdo oo aan la jaanqaadi karin isbadalada Geeska ka…
Khudbadii ugu qiimo badnayd Sanadkan,ayuu Mw Deni jeediyayβ¦. 4.Colaadaha,kala qaybinta iyo burburinta nidaamka ee Xasan Shiikh ka abaabulayo qaybo badan…
Shirka horumarinta Gobolka Mudug,waxaa lagua gaaray isfahan qabashadiisa,waxaana lagu heshiiyayβ¦.. 1.Gudi 11 Qof ah oo uu Shir Gudoon uyahay Duqa…
Labadii Nin ee lala qabtay Madaxii Maaliyada Daacish ee Bishan 25-keeda lagu qabtay Aaga Xunbays,ayaa lagu soo wareejiyay Puntland. Maanta…
Dhismaha Wadada Galkacyo- Bacaadweyn si rasmi ah ayay ubilaabatay Maanta. Horay,waxaa udhagaxdhigay Mw Deni,Maanta,waxaa suurta gashay in la bilaabo dhismaheeda.…
πππ-πππππ πππππ: ππππππ πππππππππππ ππ
Odoyaashan Caawa,waxaa la hor fariisiyay dhawr Boqol oo Shacabkii Mudug ka mid ah,waxaa lagu yiri..(Waxaad wadaan soo daaya ee horumarka…
Maleeshiyo joogtay Dooloow oo Xamar laga soo taageero,ayaa isku dayday in ay ugurmato kuwa Beledxaawo ee Janan. Maleeshiyadan oo ku…
WAR- SAXAAFADEED : DOWLADDA PUNTLAND OO CAMBAAREYSAY WEERARKII ARGAGIXISADA AL-SHABAAB KU QAADAY DEGMADA MAXAAS.
Garoowe, 27 Luulyo 2025: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Hon Cabdirisak Axmed Siciid oo uu wehliyo guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Hon Maxamed…
Muhiimada uu utagay Adis-ababa ma’ahan ka qaybgalka Shirka maqaamkiisu hooseeyo ee Cunnada ee waa in uu ka dhex raadiyo fursad…
Waa dhab in Bartamaha iyo Koonfurta Shabaab 70% Gacantooda ay gashay sida Wargeyskan Afka dheer uu qoray. Sidoo kale Xamar…
Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan,waxaa la wareegay Alshabaab,kadib dagaal aad culus oo saacado badan socday oo ka dhacay halkaas. Ciidamada…
HAA,waa ubaahan tahay balse ma’ahan midka ay wadaan Raggan kooban ee Siyaasiyiinta iyo Ganacsatada ah. Afarta Oday ee timid Galkacyo…
Cabdiweli Maxamed AwYuusuf (Walalac) oo ahaa Xubin muhiim ah oo Daacish ka tirsan,ayaa ugu soo galay Gacanta hay’adaha amniga. Cabdiweli,wuxuu…
Si guud Sadex qaybood,ayaa loo kala fariistayβ¦. 1.Qayb,waa Beesha Fiqishinni oo taagan wax noogu qaybiya Sadex Beelood oo kala ahβ¦…
Waa dhab in Bartamaha iyo Koonfurta Shabaab 70% Gacantooda ay gashay sida Wargeyskan Afka dheer uu qoray. Sidoo kale Xamar…