Nairobi (Idil News) — A heavy fighting broke out in Doolow town of Gedo region border with Ethiopia resulted Jubaland…
Browsing: Somalia
Nayrobi Caawa,waxaa lagu qabtay Xaflad balaaran oo lagu soo bandhigay Buuga Jiilka Daraawiishta oo ah mid si dhab ah usoo…
Dhan walba,waa iskaga filnaanay hadaan nahay reer Puntland… 1.Amni. 2.Siyaasad. 3.Dhaqaale. Wakhti badan,ayaan gelinay Somali midowda oo isqaadata,waase ku hungownay…
Xamar,waxaa qabsaday xagjiriin ay Madax martay Qabyaalada nacaybka ku salaysan oo Caydiid lasoo Shaah cabay. Xasan,ayaa u ah Oday Geed…
Ukrain,waxay dagaalkeedii gaarsiisay Wadnaha Ruushka,iyadoo ka fulisay weeraro 1000-km gudaha Ruushka. Weerar ay u adeegsatay 8-Dron ayay ku qaaday Ruushka,waxayna…
Laba Qof,ayaa ku dhintay oo uu ku jiro ilmo yar,waxaana ku dhaawacmay 68-Qof weerarka ka dhacay Magaalada Magdeburg ee Jarmalka.…
Maamulka Deni,waa mudan yahay in lagu bogaadiyo la dagaallanka argagixisada sida uu uga soo dhalaalay. Guud ahaan Magaalooyinka Puntland,waxay noqdeen…
Waa Qodob loo baahnaa oo xiligii ku haboonaa la qaatay. PL in ay yeelato Lacag ugaar ah,waxaa kusoo talinayay mudo…
Boosaaso: 21 December 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xariga ka jaray dhismaha cusub ee Bankiga Dowladda…
Nairobi, (Idil News) – Al-Shabaab militants launched a deadly dawn raid on a Somali military base at Hawadley (Xawaadleey) in…
Wada hadal,ayaa usocda DFS iyo DF Itoobiya. Wadahadalkaas,wuxuu ku salaysan yahay sidii loogu ogolaan lahaa Ciidamada Itoobiya in ay qayb…
Somaliya Saldhig Dayax Gacmeed in laga samaysto,waxay utahay fursad weyn…. 1.Waxay kor uqaadaysa sumcadeeda Wadan. 2.Waxay usoo jiidaysaa fursado Dhaqaale…
“Sanadkan Iran,waxay utahay Sanad xun”Waa erayadii Blinken oo umuuqday in uu wax gaar ah og yahay. Durba,waxaa muuqday qalalaase gudaha…
Sadex Qodob,ayaa ah Xigmada kulanka DH iyo W.A.G.:- 1.In aan la Magaalayn karin lana oodan karin Dhul cusub,waa muhiim lala…
Madaxweynaha Puntland,waxa uu gaaray Bosaso kadib mudo dheer oo uu ku Shaqaynayay Carmo. Abaabulka iyo isku dubaridka Hawlgalka sifaynta argagixisada…
Xulka Gobolka Mudug,ayaa Galabta ka adkaaday Xulka Gobolka Sanaag tartanka Ciyaaraha Gobollada PL. Mudug 2-1 Sanaag. Mudug,waxay sidaa ku wadataa…
Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Maanta Shir gudoomiyay kulanka Golaha Wasiirada oo lagaga hadlay qodobo dhowr ah.…
Garoowe : 19 December 2024 : Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane H.E Ilyas Osman Lugatoor , ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha…
Xeer iyo Gudi Doorasho mahan wax uu yeelan karo Qof ee waa Wadar gguud oo lawada leeyahay. Gudi Doorasho oo…
Wuxuu ku mmuujiyay Waraysi uu siiyay BBC bisayl,aragti iyo fahan Dowladnimo. Sida Wadaada Seefla boodka ah kuma mashquulin,waxyaabaha aan mudnaanta…
Waa Maamul ururshay oo muujiyay baaxada,awooda iyo maqaamka Dhul ka ah Somaliya Sadex meelood oo meel. Waa Maamul ay dhismeen…
Waxay soo afjartay Taliskii ugu danbeeyay Talisyada aaminsanaa fikrada iska caabinta Israa’iil,kaasoo ah Bishaar Al-asad. Waxay gudaha ugashay Dhulka Siiriya,iyadoo…
Ra’isalwasaarihii Kanada,waa lagu dhegan yahay,iyadoo loogu baaqay in uu iscasilo. Mucaaradka,ayaa ku eedeeyay in uu ku fashilmay Maamulida… 1.Muhaajiriinta. 2.Xuduudka…
Erdogan,waxa uu Turkiga ka dhigay dulaal weyn oo udhaxeeya Wadamada Islaamka iyo Reer Galbeedka. Islaamka qunyar socodka ee Garka xiirta,isla…
Turkiga,waxa uu ka dhisanayaa Somaliya Xarun Hawada sare ah oo lagu tijaabiyo Gantaalada lagana diro Dayax Gacmeedyada. Warkan,waxaa xaqiijiyay Madaxweynaha…
Afar Tikniko ah,waa laga qabsaday Labana,waa Laga gubay Beesha Khaatumo kadib dagaal ay kasoo qaadeen Saakay meel ujirta Fiqifuliye 18-km.…
𝐒𝐇𝐈𝐑𝐊𝐀 𝐋𝐀𝐓𝐀𝐒𝐇𝐈𝐆𝐀 𝐗𝐈𝐒𝐁𝐈𝐘𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐒𝐈𝐘𝐀𝐀𝐒𝐀𝐃𝐃𝐀 𝐏𝐔𝐍𝐓𝐋𝐀𝐍𝐃 𝐄𝐄 𝐐𝐀𝐁𝐘𝐀-𝐐𝐎𝐑𝐀𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐐𝐎𝐑𝐒𝐇𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐔𝐃𝐃𝐈𝐆𝐀 𝟐𝟎𝟐𝟓-𝟐𝟎𝟐𝟗. 𝑮𝒂𝒓𝒐𝒐𝒘𝒆, December 18 2024: Guddoomiye kuxigeenka Guddiga Doorashooyinka Puntland Mudane…
Madaxweynaha JL ,ayaa uMagacaabay Gudoomiyaha Gobolka Gedo Maxamed Xuseyn Isaaq Alqaadi. Halkan ka akhriso:-
BARI 2:1 HAYLAAN KOOBKA GOBALADA PUNTLAND. Halkan ka daawo muuqaalka
Way umuuqatay Qof walba oo waxgarad ah in Beesha Khaatumo dagaal kaligeed ah aysan Ceerigaabo ku qabsan karin sababahan awgood….…
Waxa uu la mid yahay Xasan Shiikh Boqoradii tiri markay aragtay Dad Mudaaharaadaya Gaajo daraadeed oo ay xataa waayeen Rootigii……
Maraykanka,ayaa markii ugu horaysay qirtay in uu toos ula xiriiray kooxda la wareegtay talada Siiriya HTS. Qirashadan,waxay imaanaysa,iyadoo weli Maraykanku…
Beesha Caalamka Maanta ayay la xiriirtay Madaxweyne Axmed Madoobe. Xiriirkaas,waxa uu ku saabsanaa in ay ka waraysato dagaalkii Raaskanbooni dhankiisa.…
Shirka Amniga DFS ee Sharciyada QM haysata si dadban,ayaa loo baajiyay. Waxaa loo badalay in looga hadlo Amniga guud,iyadoo laga…
Masar oo daba socota kulankii Turkiga,ayaa Wasiirkeeda Arimaha Dibada,waxa uu lasoo xiriiray Wasiirka Arimaha Dibada DFS. Masaaridu,waxay ka caroodeen la…
Magaalada gudaheeda,waxay ka yihiin 5% dhaqaale ahaan iyo Dad ahaan. Deegaanka ugu dhow ee ay degaan,waa 30-km Magaalada. SL Magaalada…
Shir looga hadlayay Gedo oo ay fadhiyeen Xasan,Xamse,Sanbalooshe iyo Faarax Cabdiqaadir,ayaa loo diiday in uu kusoo biiro Fartaag. Arinka Gedo…
Majirto,wax la yiraahdo Ergay ama Safiir Somaliya iyo SL ee waxaa jira Ergay uqaabilsan Turkiga dhexdhexaadinta DFS iyo Maamulka SL……
WAR-MURTIYEED: Garoowe- 14 December, 2024: Waxaa Maanta, Shir Looga Arrinsanayo Tacliinta Sare Ee Puntland isugu yimid Dawladda Puntland iyo Bahda…
Sadex Gool ayay Nugaal uga badisay Cayn. Halka Xulka Gobolka Cayn uu keensaday Hal Gool oo qura. Labada Xul,waxay soo…
Madaxweyne Ruto,waxa uu saxiixay in Caasimada Kenya laga raro Nayrobi. Caasimada,ayaa loo rarayaa Nakuro oo ah Magaalo Barwaaqo ah oo…
Gole Wasiiro oo ka kooban 28-Wasiir,15 Wasiir ku xigeen iyo Sadex W.Dowle oo ubadan Dhalinyaro aan xilal hore soo qaban,ayuu…
Cirro in uu Habar-Awal ka siiyo Golaha Wasiirada cusub 5-Wasiir,waa Talo uu asiibay. In laga Samir siiyo Doorashadii oo Awoodaha…
Af-hayeenka Madaxtooyada Somaliland,ayaa ku dhawaaqay Liiska Golaha Wasiirrada Cusub. Halkan ka daawo muuqaalka
Jubaland President Ahmed Madoobe has demonstrated the tactical and operational superiority of his forces but nevertheless humiliated Hassan Sheikh, and…
Magaca Qaran,waxa uu ku dhintay Xamar.!! Ciidanka Qaranka. Haweenka Qaranka. Dhalinyarada Qaranka. Culimada Qaranka. Madaxweynaha Qaranka. Garsoorka Qaranka. Foolxumaynta Qaranka,waxaa…
By:-Ismail Warsame. As you would approach Eyl Old City located in midland Indian Ocean coast of the State of Puntland,…
War-Saxaafadeed Jubaland Dowladda Jubaland waxay si aad ah uga xuntahay dagaalkii shalay ka dhacay deegaanka Raas-Kambooni ee gobolka Jubada Hoose…
Ruushku,waa ka huleelay Siiriya,waxaana loo furay Wado amaan ah oo uu ku baxo. Muuqaalkan kama dhigna oo kaliya in Siiriya…
Ciyaaraha Gobolada Puntland,ayaa si xamaasad leh ,waxay uga socdaan Caasimada Garowe. Galabta,waxaa fooda isdaray Gobollada Mudug iyo Haylaan,waxaana guudhu raacday…
“US Secretary of State Antony Blinken thanks Türkiye for facilitating agreement between Somalia, Ethiopia during his visit to Turkish capital”…
Si nabad ah,qurxoon oo ilbaxnimo leh,ayaa loola kala wareegay awooda. Doorashadii qurxoonayd ee dhacday,waxaa ka danbeeya xil lakala wareegidan aadka…
“Rw Abiy dib,ayuu usoo laabtay Saakay Subixii,kadib markuu soo dhamaystay kulan uu la lahaa Turkiya” Waa qoraalka Xaafiiska RW Itoobiya…
Abiy in uu salaamo xataa ma’ahayn,iyadoon Sadex arimood la samayn….. 1.In Saldhigii Milleteri meesha laga saaro. 2.In isfahankii loo badalo…
Si dhamaystiran,ayaa loo sugay guud ahaan Raaskanbooni iyo Aageeda. Maleeshiyadii ku go’doonsanayd Garoonka iyo Magaalada Buur udhaxaysa,waxaa loo furay Wado…
Xasan Shiikh hadalkiisu,waa mid caadiya oo aysan ku jirin wax cusub oo xiiso leh.. “Itoobiya,waxaan nahay Walaalo waxa ay ku…
Marka la fasiro hab Dhaqanka muuqda ee Erdogan,waa bahdilay MW Somaliya,wuxuuna ula dhaqmay si hoose oo yasmo ah,isla markaana,wuxuu karaamayn…
Somaliya Shirka ? Shirkan,wax qiimo ah uma lahayn Somalida,waxa kaliya ee la oran karo,waa ku jireen ee loo hakan karo,waa……
1.MW Erdogan oo ka hadlayay madasha shirka jaraa’id ayaa sheegay in ay ka filayaan labada dhinacba in ay heshiiska ixtiraaman…
“Erdogan says he hopes Somalia will take steps after this meeting to provide sea access to Ethiopia”. Waxaa cajiiba oo…