Wasiirka Arimaha Dibada DFS,ayaa digniin culus udiray Diblomaasiyiinta Reer Yurub ee ku sugan Somaliya,kadib hadalo ay ka yiraahdeen Doorashada Somaliland…
Browsing: Somalia
Wasiir Juxaa maxaad ka duushay? Fiqi muxuu ba’ashay?? Markaad fiqi ku mucaaradayso ilaalinta Midnimada Dhuleed iyo Dadeed ee Somaliya? Ma…
Garowe, Nofembar 17, 2024 – Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, Mudane Cabdirisaaq Axmed Siciid, oo uu wehliyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad,…
Muuse,waxa uu shiriyay Golihiisa Wasiirada iyo Saraakiishiisa Ciidanka,isagoo hordhigay Doorashadii iyo Natiijadeedii siday u arkaan. Wasiirada iyo Saraakiisha Ciidanka qaar,waxay…
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya,ayaa u yeertay safiirka Dowlada Denmark ee Somaliya uyeertay. Sababta loogu yeeray Safiirka ayay Wasaaradu ku sheegtay…
Jadwalka Doorashada Madaxtooyada iyo Baarlamaanka Jubaland,waa la sii daayay. JL,waxay dooranaysaa Madaxweynaheeda 24-ka Bishan. Tani,waxay jawaab utahay Xeerarka Sharciyada baalmarsan…
Dowladda Fadaraalka Somaliya,ayaa ku dhawaaqday in ay tallaabooyin adag’ ka qaadayso Safiirro ay sheegtey in ay goobjoogayaal ka noqdeen Doorashada…
WD/Jubba. Diblomaasiyiinta Qadar waxaa horay loogu tilmaamay Kiyaabo bool kasta furta marka la joogo dhex-dhexaadinta dhinacyo aad u kala fog…
“Xasan,waxa uu Copy gareeyay Farmaajo qirshihiisii,wuxuuse dii dheer yahay xishood dari”Ayuu yiri MW Shariif. Halkan ka daawo muuqaalka
Hantida Qaranka qaar aan la gadi karin,ayaa jira illaa ay Afti Dadwayne gasho waana Xeerooyinka Ciidamada. Halkan ka daawo…
Qardho: 16 November 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi,ayaa dhagax dhigay dhismaha Xarunta Bankiga Dowladda Puntland Laanta Qardho. Halkan…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi ayaa xariga ka jaray wejiga koowaad ee mashruuca maareeynta Daadka ee degmada Qardho, oo…
WAR-SAXAAFADEED Dowladda Jubbaland waxay markasta u taagan tahay ilaalinta Dastuurka, qawaaniinta iyo xeerarka u yaala dalka, DFS waxay maalmahan dambe…
Rabi ha’unaxariisto janadiina haka waraabiyo MW Axmed Siilaanyo oo Geeriyooday. Waxa uu ka mid ahaa haldoorka Siyaasadeed ee Somaliyed ee…
Garoowe : 14 November 2024: Shirka Golaha Wasiirada Puntland, ayaa Todobaadkan looga hadlay…. 1.Amniga, 2.Sida ay u socoto Fariisinta Goleyaasha…
Safiirada Beesha Caalamka ee tagay Somaliland si ay uqiimeeyaan Doorashada halkaas ka dhacday,ayaa ku baaqay in dhamaan Xisbiyada iyo Siyaasiyiinta…
Muuse,waxaa Gacantiisa ka baxay Gudigii Doorashada oo uu isku halaynayay. Maxkamada Dastuuriga ah oo iyaduna isbadali karta,ayaa ku harsan haatan.…
Weli,masoo bixin Natiijo hirdhac ah oo,waxaa socda tirinta Codadka. Sida Gudoomiyaha Gudiga Doorashada SL uusheegsy,waxaa la sgaacin doona Natiijada rasmiga…
Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump ayaa Arbacadi magacaabay qaar ka mid ah xubnaha golahiisa wasiirrada ee soo socda,…
Gudoomiyaha Guddida Doorashada Somaliland ayaa sheegay in tirinta cododku billaabantay, islamarkaana si guud ay nabad ugu soo dhamaatay doorashadii. Guddoomiyaha…
Warshada Kalluunka Garacad,waxay maraysaa gabagabo dhismaheeda,waxaana yimid Qalabkii ugu danbeeyay. PL horay,waxaa uga jiray Warshada Kalluunka Xaabo iyo Warshada Kalluunka…
Waxaa si rasmi ah ubilaabatay Saakay Doorashada Somaliland oo Dadku toos Codkooda udhiibanayaan. MW Muuse Biixi oo Codkiisa dhiibanaya,ayaa sheegay…
Waa dhab DFS ee fadhigeedu yahay Villa Somaliya,ayaa xirtay Baraha Bulshadaee ay leeyihiin Siyaasiyiin iyo Saxafiyiin ka aragti duwan. DFS,waxay…
Waxaa la filayaa in Senatarada Aqalka Sare kusoo biiraan Xildhibaanada Golaha Shacabka ee ka hor yimid qorshaha Xasan. Sida xoguhu…
Xildhiaanada PL kasoo jeeda ee Baarlamaanka Fadaraalka Somaliya,ayaa soo saaray War ay kaga soo horjeedaan qorshaha Xasan Shiikh. 6-Qodob ayay…
Garowe, Nofeembar 12, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, Mudane Cabdirisaaq Axmed Siciid, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Mudane…
Fursadiisa soo laabashada way saraysaa. Gobolka Maroodijeex,waxaa la sadaalinayaa 90% in uu Xisbigiisa Kulmiye helo Codadka. Awdal 87%,ayaa la sadaalinayaa…
Waa wakhti lumis iyo waxaan socon doonin oo laga laaban doono. Gudiyada iyo Xeerarka Sharcidarada lagu meel marsanayo halkay ka…
Weftigan oo uu ku jiray Madaxa Sirdoonka Kenya Nuuradiin,waxay lasoo kulmeen MW Axmed Madoobe,iyagoo kala hadlay dhexdhexaadin in uu ogolaado.…
Jubaland,waxay xiratay Hawadeeda,iyadoo ka diyaar garoobaysa khatar walba oo Xamar uga imaanaysa. Xamse oo lasoo canaantay,ayaa damcay Maanta in uu…
“Xasan Shiikh,wuxuu Gacantiisa kusoo afjaray Jamhuuriyadii 3-Aad ee Somaliya”Ayuu yiri Prof.Keynaan. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/eLE6i8EawEA
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtube.com/watch?v=U0AYj5PowSw&si=GUTWoP5gXANhNeRs
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo wareysi siiyay VOA-da ayaa sheegay in 80% ay ku guuleysatay Xukuumadda uu hoggaamiyo ballanqaadyadii…
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, Mudane Cabdirisaaq Axmed Siciid, oo ay weheliyaan Guddomiye Ku-xigeenka 1aad Mudane Maxamed Baarri Shire iyo…
Garowe: 11-Nov-2024: Wasiirka Wasaaradda Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dawladda Puntland Mudane Maxamuud Maxamed Cumar oo…
Garoowe: 11 November 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa si rasmi ah u daah-furay xaafada casriga ah…
35-Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Fadaraalka Labadiisa Aqal oo kasoojeeda Jubbaland,ayaa qaadacay shuruucda laxiriirta doorashooyinka ee Baarlamaanka la horgeeyay iyo…
Golaha Wasiirrada Xukuumadda JFS, oo caawa yeeshay kulan deg-deg ah,ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magacaabista Taliyaha Ciidanka Xoogga…
Guddiga joogtada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka oo go’aan kasoo saaray dhismaha Guddiga loo xilsaaray Sharciyada doorashooyinka iyo Xisbiyada. Warsaxaafadeed:-
“In Xaafiiska Siyaasada ee QM loo badalo Xaafiiska QM ee Somaliya,waxay PL u aragtaa mid loo baahnaa,halka Xaafiiska UNSOM ee…
Garowe: 10 November 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeybgalay daah-furka qorshaha horumarinta Dowladda Puntland ee…
Xamse si cad,ayaa loogu diiday imaanshaha Kismaayo,waxaana la xiray Garoonka Diyaaradaha oo laga saaray Ciidamada ATMIS. Xildhibaanada JL ku matala…
Kaliya,waxaa isbadalay Ninka jilaya Filimka oo Xasan,ayaa noqday Farmaajo. Gacanyaraha adeegaya ee fulinaya rabitaanka Shalay,wuxuu ahaa Mursal,Maanta waa Aadan. Qodobada…
Talaabo loo baahnaa oo wakhtigeedii timid ayay JL qaadatay. Jubaland waxay si dhamaystiran xariirkii ugu jartay Maamulka faashilka ah ee…
Jubaland waxay si dhamaystiran xariirkii ugu jartay Maamulka faashilka ah ee Muqdisho fadhiya. Go’aankan,arimaha uu suurta gelinayo,waxaa ka mid ah….…
Wasaaradda Amniga Jubbaland,ayaa sheegtay in Dowladda Fadaraalka Soomaaliya ay ku amarta Ciidankeeda ku sugan JL in ay soo baneeyaan furimaha…
Warqada kasoo baxday Wasaarada Arimaha Gudaha DFS ee ay kaga soo horjeensatay Gudiga Doorashada Jubaland ee Caawa la shaaciyay,waxay leedahay…
Xasan Shiikh Maxamuud marku Xamse Magacaabayay Ajandayaal,ayuu ka lahaa… 1.In Xamse noqon karo RW Magac ah. 2.In uu PL iyo…
Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Magacaabay Guddiga Madaxa banaan ee Xudduudaha iyo Doorashooyinka Jubaland.
Ilhaan Cabdullaahi Cumar,waa shaqsiga kaliya ee u tartamay xil federal. Siyaasiyaddan 43-jirka ah,waxay aqalka Wakiillada xubin ka ahayd tan iyo…
Garowe: November 09, 2024: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dawladda Puntland Mudane Abdi Farah Juxa ayaa dhisay Golaha…
SL,waxay ahayd maamulka ugu sareeya guud ahaan Maamulada Somalida. PL ayay tartan iyo loolan kuwada jireen dhan walba,wayse kaga horaysay…
Muuse Biixi? Waa diyaarsan yahay oo waxa uu dhex fadhiyaa…. 1.Madaxtooyo 40-Sano Beeshiisu haysay si toos ah iyo si dadban.…
By:-C.C.Warsame Dastuurku wuxuu dhigayaa in labada aqal ee Baarlamaanka ay hawl wadajir ah qaban karaan oo keli ah marka; 1-…
Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Dowladda Jubbaland waxaa maanta soo gaaray inta badan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya labadiisa Aqal…
Garoowe : 07 November 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas…
Dowladii Jarmalka ee Xasan la galay heshiiska isfahan ee lagu soo celinayo Qaxootiga Somalida,ayaa dhacday goor dhawayd. Wasiirkii Maaliyada ee…
Hartiga JL in ay garab umuujiyaan Axmed Madoobe,waa go’aan istiraatiiijiya. Hartigu Qofna kuma badalanayaan Axmed sababahan awgood…. 1.JL oo noqota…
Si rasmi ah ayay Dowladalaha Somaliya iyo Jarmalka ugaareen isfahan Qaxootiga lagu soo celin karo. 21-kun oo Qaxooti Somali ah,ayaa…