Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Masar Oo si weyn uga carootay kulankii Abiy iyo Xasan
    Somalia

    Masar Oo si weyn uga carootay kulankii Abiy iyo Xasan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 15, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Masar oo daba socota kulankii Turkiga,ayaa Wasiirkeeda Arimaha Dibada,waxa uu lasoo xiriiray Wasiirka Arimaha Dibada DFS.

    Masaaridu,waxay ka caroodeen la kulankii Xasan Shiikh ee Abiy.

    Sida xoguhu sheegayaan Masaarida in aan lagu wargelin kulanka  Abiy iyo Xasan.

    Taleefoonka Masaaridu soo dirtay,waa mid ay kaga rabeen Maamulka Xasan  faahfaahin ku saabsan kulankaas.

    Xasan,waxaa dilaya heshiisyada aan isqaadanayn ee uu lakala galayo Quwadaha isdiidan.

    Masaarida,wax gaar ah oo ka dhan ah Itoobiya ayay isku ogaayeen Xasan kana wada Shaqaynayeen,balse Habeen,ayuu ka Guureeyay,isagoon waxba usheegin.

    Haatan Masaaridu,waxay soo jeediyeen in uu qabsoomo kulan Sadex Geesood ah oo deg-deg ah,kaasoo ay ku kulmayaan Somaliya,Masar iyo Eretereya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yaa ka danbeeya Burcad Badeeda soo laba kaclaysay Ee Xeebaha PL?

    April 30, 2026

    Faallo:-Puntland oo si weyn u hormarisay Ciidankeeda Booliska?

    April 30, 2026

    Faallo:-Maxaa ka fulay qorshihii Maraykanka Ee Iran?

    April 30, 2026
    Latest Posts

    Yaa ka danbeeya Burcad Badeeda soo laba kaclaysay Ee Xeebaha PL?

    Faallo:-Puntland oo si weyn u hormarisay Ciidankeeda Booliska?

    Faallo:-Maxaa ka fulay qorshihii Maraykanka Ee Iran?

    Puntland oo dhisatay Ciidan la awooda S.W.A.T.

    Faahfaahin booqashada Mw Deni Ee Gobolka Sanaag

    Boqorka Ingiriiska oomaamuus sare loogu soo dhawweyay Maraykanka

    United Arab Emirates, announced it will leave OPEC and OPEC+

    Trump oo sheegay Iran in ay wajahayso xaalad burbur

    BEELAHA CABDALLE SURRE (DIR) IYO LOOBOGE (SHIKHAAL) OO MAANTA GAARAY HESHIIS HORDHAC AH

    Imaaraadka Carabta,ayaa ku dhawaaqay in uu ka baxayo OPEC iyo OPEC+.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.