“Waa dhamaystiraynaa Shaqada oo waa ka nadiifinaynaa Xamaas Raffah,sidoo kale Qasa ma noqon doonto meel khatar ku ah mar danbe…
Browsing: Somalia
“Itoobiya in ay ka hesho jaan Badda Cas,waxay muhiim utahay amniga iyo xasiloonida Qaran ee Itoobiya,waxayna ku baadigoobaysaa si Sharci…
Shirkada Liberty ee Maraykanka ah oo ay heshiis la gashay DFS,waxay sahmin Shidaal ku samaynaysaa Saddex Xirmo Shidaal oo dhanka…
Shirkada Shidaalka ee Liberty waa mid gaar loo leeyahay oo Mareykan ah. Xarunteedu,Waxay ku taal Gobolka Phoenix ee Maraykanka. Waxaa…
Dowladda Soomaaliya ayaa heshiis kale oo cusub la gashay shirkad kale oo Mareykan ah, taas oo shidaal kasoo saari doonta…
2 March 2024: Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Ilyas Osman Lugatoor , ayaa ka qeybgalay Munaasabadda xilwareejinta Wasiirka cusub ee…
GAROOWE- Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa xilka u kala wareejiyey Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda…
Ciidamada kasoo baxay Deegaamada Caad,Bacaad weyn iyo Camaara ee Galmudug,waxaa ka danbeeya Mahad Salaad. Deegaamadan,waxaan ku sugnaa Ciidamo iskugu jira…
Garoowe: 11 March 2024: Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa warqad sumadeedu tahay XMWK/65/2024 ku magacaabay guddiga…
Maraykanku waxay sheegeen in shaqsiyaadka iyo shirkadaha lagu magacaabay warbixinta ay soo saareen ay ka qayb qaateen dhiqidda lacagta dollarka…
WASHINGTON — Today, the U.S. Department of the Treasury’s Office of Foreign Assets Control (OFAC) imposed sanctions on 16 entities…
Hoggaamiyihii Al-Qacida ee Yemen ayaa geeriyooday, waxaa sidaas Axaddii ku dhowaaqay kooxda, ayada oo aan bixin wax faah-faahin ah. Khalid…
Hadalka Madaxweyne Deni,wuxuu daaran yahay Sadex Qodob oo kala ah… 1.Ma sheegin qorshe Qodobaysan,isla markaana wata khariirad oo Sool looga…
https://youtube.com/shorts/gu1vejeOJtw?si=a4z-cZlGwVYG4R24
Garoowe: 11 March 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas…
Wasaaradda Cadaaladda DPL oo ay weheliyaan Culumada Puntland,ayaa sheegay in beri aysan ahayn Soon oo ay tahay 30-ka Shacbaan. Dowlada…
Garoowe: 10 March 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta goobjoog ka noqday Munaasabadda dhaarinta xubnaha Wasiir…
Dabka oo billowday aroortii hore ee saakay,ayaa ka kacay goobaha Ganacsi ee ku yaalla waddada isku xirta dhismaha shirkadda Somtel…
Ciidamada Maraykanka, Faransiiska iyo UK ayaa xalay iyo Sabtidii kusoo riday Badda Cas tobannaan diyaaradaha drones-ka ah, kadib markii Xuutiyiinta…
Talyaha Ciidanka difaaca Itoobiya Feild Marshal Birhanu Jula oo wareysi soconayey 2-Saacadood iyo dheeraad siiyey warbaahinta dalkiisa,ayaa sheegay in aysan…
Somaliya,waxay wefti udirtay Kenya,kaasoo ka koobnaa 5-Qof oo kala ahaa….. 1.Ku simaha Wasiirka Arimaha Dibada. 2.Lataliyaha Amniga Qaranka. 3.Agaasimaha Xaafiiska…
Dowlada Itoobiya,ayaa samaysay Gudi dib u heshiisiin ah oo wax ka qabta colaada daba dheeraatay ee ka taagan Deegaanada Xuduuda…
Madaxweyne Deni,wuxuu dhisay Gole Xukuumadeed oo ka kooban 57-Xubnood Xubnood. Waa la fahmi karaa tirada Golaha oo badan,waxa sababay,waana qancinta…
Xubnaha Wasiiradda: – 1. Waxaa Maxamed Cabdiwahaab Axmed loo magacaabay Wasiiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Diinta. 2. Waxaa Ibraahin Cartan…
Talyaha Qaybta Booliska Gobolka Bari G/sare Cabdiqaadir Jaamac Dirir,ayaa ka hadlay dhacdo Gabar ku saabsan oo lagu eedeeyay in Boisku…
Madaxweynaha Somaliland,Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 09/03/2024 uu soo saaray wareegtooyin Madaxweyne oo uu ku…
Heshiis Guud oo Shidaal ayay kala saxiixdeen Somaliya iyo Turkiga,ayaa iskugu jira Gaaska iyo noocyada kale ee Tamarta. Heshiiskan,ayaa ka…
Waftiga la xajoonaya Itoobiya oo ku sugan Nairobi,ayaa ka kooban Hal reer… 1- Cali Balcad 2- Xuseyn Macallin. 3- Kamaal…
Bangiga Adduunka waxa uu ku dhawaaqay Barnaamij cusub oo Shan sano ah oo lagu magacaabo “Country Partnership Framework (CPF)” oo…
Dowladda XSHM iyo siday uqorshaysan tahay? 1. Maaliyadda iyo Bankiyada (Beesha Isaaq ) 2. Betroolka- (Beesha Hawiye) 3. Arrimaha Dibadda-(Beesha…
Urur-goboleedka IGAD,ayaa qeylo dhaan ka soo saaray masiibo deegaan oo soo socota,taasoo ku soo fool leh Badda Cas iyo Gacanka…
Cheick-Oumar Sylla, IFC Regional Director for North Africa and the Horn of Africa. “Working with our World Bank colleagues and…
Muqdisho, Maarso 7, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tababbar u soo xiray cutubyo ka mid…
DFS,waxay heshiis Shidaal baaris ah la gashay Dowlada Turkiga. Sidoo kale DFS waxay horay,ula gashay heshiis difaac Dowlada Turkiga. Heshiisyada…
Shirka Golaha Wasiirrada oo lagu ansixiyey Guddoomiyaha iyo Agaasimaha Guud ee Bangiga Horumarinta Soomaaliya Muqdisho, 07 Maarso 2024:-Shirka Todobaadlaha ah…
Weerar Gantaal ah oo fallaagada Xuutiyiinta Yemen ay ku qaadeen Markab ganacsi oo marayey Gacanka Cadan,ayaa dilay ugu yaraan Saddex…
Dowladda dhexe ee itoobiya,ayaa shaacisay in la isku afgartay in Afti Dadweyne laga qaado Deegaamada ay isku haystaan Tigreega iyo…
Ergeyga Gaarka ah ee Geeska Afrika uqaabilsan Maraykanka Mike Hammer,ayaa ku wajahan Addis Ababa inta u dhaxaysa 7-13 bishan March.…
Waxaa Dubai ku qabsoomay Shir looga hadlayey amniga caalamka oo ay Sanad kaan qaban qaabisey Dubai Police ee Wadanka isutagga…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo ka jawaabaaya cabashooyinka shacabka Soomaaliyeed ee ku aaddanaa garoonka…
Wadahadallo Saddex Maalmood uga socday Magaalada Qaahira saraakiisha sare ee Xamaas iyo wakiillo ka kala socday dalalka Qatar, Mareykanka iyo…
DFS,ayaa ku guuleysatay in ay xayirto lacag gaaraysa Todobo Milyan dolar ($7 Million). Sidoo kale,waxay Dowladu xayirtay 670 Taleefan Lambar…
Maxkamadda Gobolka Banaadir,ayaa Dil toogasho ah ku xukuntay, Sayid Cali Macallin Daa’uud oo lagu helay in uu gubay Xaaskiisa oo…
Gogosha Garowe,waxay ugu badisaa PL in loo raro mid Laba Waji leh,kuwaasoo kala ah…. 1.Gogol PL iyo DFS ay kuwada…
13-kii SYL ee Gobanimada dhaliyay reer PL waxay ku lahaayeen 7-Xubnood. Ninka Calanka Cawaale Alifay waa reer PL. Ninka Irbada…
Farmaajo,waxaan kusoo dhawaynay Puntland,isagoo Afar Bilood xukunka haya oo la go’doomiyay. Bah iyo Boqor waa ukacnay oo waxaan tusnay ehelnimo,hiil…
Isbahaysi Siyaasadeed oo Farmaajo qayb ka yahay lagama mid noqon karo,sababtoo ah waa mid ka mid ah Madaxweynayaashii Wadanka soo…
Si joogta ah ayay uyimaadaan Saraakiisha ItoobiyaMagaalada Hargaysa,waxayna la leeyihiin xiriir adag Maamula Somaliland. Ma’ahan war cusub iyo wax lala…
Xoogaga Amxaarada ee Faano,waxay ku hanjabeen in ay weerari doonaan Diyaarada Itoobiyan Airlines. Xaafiiska RW Abiy,ayaa uga jawaabay hanjabaadaas… “Waxaa…
East African Community Headquarters, Arusha, Tanzania, 4th March, 2024: The Federal Republic of Somalia has finally joined the East African Community…
Garoowe, Maarso 03, 2024: Ciidanka Booliska Puntland gaar ahaan Qeybta Gobolka Nugaal ayaa Koontaroolka Galbeed ee caasimadda Garoowe ku qabtay…
Weerarradii ugu dambeeyey ee lagu qaaday maraakiibta ku sugan Badda Cas ayaa la arkayey Xuutiyiinta oo adeegsanaya gantaallada maraakiibta iyo…
Wadahada xaajoodyo,ayaa dib uga furmaya Qaahira Axadda si loo gaaro xabbad-joojin,iala markaana loo soo daayo la heystayaasha ku sugan Qasa.…
Hogaamiyaasha Dowladaha Kenya iyo Haiti ayaa magaalada Nairobi ku kala saxiixday heshiis dhanka ammaanka ah oo dhigaya in Kenya ay…
Halkan ka daawo muuqaalka https://twitter.com/jibril_qoobey/status/1763670491833782485?t=Skr0wQbcsg16WO3JtUcqcg&s=19
Meesha loo socdo,waa 2026 iyo Kursiga Villa Somaliya ugu sareeya. PL,waxay Kursigaas uwadataa Madaxweyne Deni dhawr sababood awgood. Su’aasha meesha…
Garoowe: 02 march 2024: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor,ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi ka socda…
Kulanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Shiikh Maxamuud uu la yeeshay madaxweynaha dalka Turkiga Mudane Rajin Dayyib Erdogan,ayaa looga…
Shirkada Diyaaradaha Itoobiya Airlines,ayaa beenisay wararka sheegaya in ay joojisay isticmaalka Hawada Somaliya. Warkan oo Warbaahinta si weyn uqaadatay Maanta.…