Browsing: Somalia
Sanaadiiqda Imtixaanaadka Puntland,ayaa laga raray Wasaaaradda Waxbarashada,waxaana loo kala diray Gobolada kala ah…. Bari, Sanaag, Haylaan Karkaar, Mudug iyo Gardafuu,Sool,…
Maamulka Axmed Madoobe umagacaabay Gobolka Gedo,waxuu soo kordhinayaa o kaliya Laba arimood oo kala ah… 1.In reer Gedo dhexdooda ay…
Shirkan kusoo gaba-gaboobay Muqdisho ee udhaxeeyay Wasiirada Maaliyada DG B iyo K Dalka iyo Dowlada dhexe. Muhiimada ugu weyn ee…
Garaadadu waa asiibeen jawaabta ay ka bixiyeen Qoraalka kasoo baxay Golaha amaanka. Warka Golaha amaanka ee lagu amaanay Itoobiya dadaalkeeda,waxuu…
Fahad qoraalkiisu,waxuu macno yeelan lahaa markuusan Runta ka weecan xataa haday isaga bahdil ku tahay. Rooble run kama sheegin xaqiiqdii…
Golaha Ammaanka ee QM ayaa Qaraar tirsigiisu yahay SC/15313- ka soo saaray dagaalka Laascaanood… 1- Xubnaha Golaha Ammaanka ayaa ku…
The members of the Security Council reaffirmed their full respect for the sovereignty, territorial integrity, political independence and unity of…
Dib ucasriyaynta Garoonka diyaaradaha Bosaso oo Wajigiisii 3-Aad galay. 1.Terminalka oo la casriyaynayo. 2.Hotel Five Star ah. 3.Qaybta Dabdamiska. 4.Qaybta…
Dhaxalsugaha awooda badan ee Boqortooyada Sacuudiga ee loo yaqaan MBS,ayaa kulan la qaatay Xoghayaha arimaha dibada Maraykanka Blinken. Kulanka oo…
Laba Markab dagaal oo ay kala leeyihiin Maraykanka iyo Shiinaha,ayaa isku dardari gaaray Biyaha caalamiga ah ee Taiwan ku aadan.…
Boqortooyada Sacuudiga oo aan ku faraxsanayn qiimaha Saliida caalamka oo hoos ugu dhacday $76 Fuustadii,halka ay Sanadkii hore ka ahayd…
Biyo xireenkii aadka uweynaa Kakhovka,ayaa la burburiyay. Dowlada Ukrain waxay ku eedaysay in Ruushku burburiyay Buundadaas balaaran ee Biyo xireenka…
“Ragaani waa Raggi Axmed Madoobe Madaxweyneha ka dhigay oo hadii abaal jiro Naftooda iyo Maalkoodaba u huray Cabdi Cali Raagena…
Waa Wakiilka cusub Xoghayaha Guud ee Qaramada midoobey uqaabilsanaan doonta Somaliya. Maqaamka lagu soo dhaweeyay waa mid udhigma heer hogaamiye…
Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Maraykanka Mike Pence ayaa xisbiga Jamhuuriga u gudbiyey waraaqihiisa musharaxnimo ee caddaynaya inuu u tartamayo…
Wadamada Saliida soo saara,ayaa ku heshiiyey in ay sii wadaan dhimista wax soo saarka si ay kor ugu qaadaan qiimaha…
Xasan Shiikh,waxuu markale codsi dhex-dhexaadin isaga iyo Deni ah udiray RW Abiy. Sida muuqata Deni waa kaga adkaaday Xasan loolankii…
Kulankii Golaha Shacabka Fadaraalka,ayaa ubaaqday kooram la’aan. 103-Xildhibaan,ayaa soo xaadiray fadhiga Golaha ee Maanta. Inta badan Xildhibaanada ka maqan fadhiga,waxay…
Ugu danbayn Gedo Duulimaadyadeedii,waxaa laga gaaray is afgarad. Maalinka Berri ah,ayaa la filayaa in ay dib ubilowdaan Duulimaadyada Diyaaradaha ee…
Madaxweynaha dalka Uganda Yuweri Musefeni,ayaa ku dhawaaqay in 54 Askari looga dilay weerarkii Al-Shabaab ay ku qaadeen saldhig ay ciidamada…
Duqeymo cirka ah, madaafiic iyo qaraxyo ayaa Sabtidii ruxay caasimadda dalkaasi ee Khartuum, iyadoo dagaalka u dhexeeya Labada dhinac uu…
In Haweenku ka helaan Doorashada Golayaasha Deegaanka Puntland 17% waa bilow aad usareeya. Waxaa la filan karaa 10-sano kadib ka…
Gidiga Doorashada kmg ah ee PL,waxuu ugudbiyay natiijadan Maxkamada Dastuuriga ah. Maxkamadu waxay haysan doontaa mudo Bil ah oo ay…
Nin adag,ayaa ka baxay Golaha Wasiirada Turkiga Sulayman Soylu,kaasoo ka mid ahaa awoodii Turkiga ee Arimaha Gudaha waxa uuna ahaa…
Garaadadu waxay la kulmeen saakay Wakiilada BC Xalane. Si dadnimo leh iyo dood macquul ah ayay la shir tageen. Waxay…
Doorashada Puntland ee Wof iyo Cod,waa Xisbiyo ee Qabiil ma’ahan Dadku,waa in ay fahmaan. Xisbigu Qofka uu wato,ayaa soo baxaya…
Taliye ku-xigeenka 1aad Ciidanka Booliska Puntland S/Guuto Caydiid Axmed Nuur,ayaa ka qayb galay Kulan lagu shaacinayay hawl galinta Xaafiiska Cabashooyinka…
Guddiga KMG ee doorashooyinka TPEC,ayaa shaaciyey natiijada doorashooyinka Golayaasha Deegaanka. Natiijada,ayaa muujineysa in 72% ay usoo baxeen Dadkii isdiiwaangeliyay,taasoo ka…
Garaadada,waxuu si cad ugu yiri Xasan Shiikh…”Somaliland,ayaa laydin yaqaan oo aad ku xisaabsan tihiin,mana aqoonsan karo Maamul SSC”. Kadibna Mahad…
Fadhiga Golaha Shacabka lama hor keeni doono warkii kasoo baxay Madasha aan loo dhamayn. Ajandaha Qodobka ku jira,waa mid ka…
Ma’ahan markii ugu horaysay oo uu ballanqaad usameeyo Garaadada Axmed Madoobe. Iskabadaa in uu fuliyo ballanqaadyadii hore,waxuu si cad udiiday…
Tasci,Caleema saar iyo Deeq raadin Shaqo kale oo dibada ah dalka faa’ido u ah odaygu ma wuusan hayn? Ilaa hada…
Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa sheegay in kadib codsi ka yimid Dowladda Federaalka Soomaaliya ay weerar is-difaac ah…
Sida ay xaqiijinayaan Ilo lagu kalsoonaan karo isfahanka ay wada saxiixdeen Somaliya iyo Ruushka,waxuu ku salaysan yahay Kooxda Wagner. Abshir…
Wadahadallo laba geesood ah oo lagu doonayay in lagu xalliyo khilaafka u dhexeeya mucaaradka Kenya iyo dowladda madaxweyne William Ruto…
Waxaa muuqata in Xoghaye Xamse fahan badan uusan ka haysan,waxii kasoo baxay Madashii aan loo dhamayn ee Xamar. Marka la…
Jadwalka imtixaanka Shahaadiga fasalka 8aad ee Dugsiyadda dhexe ee Puntland 2022/2023, ee Wasaardda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Dowlada Puntland.…
31daMay,2023- Dallada Ururrada Bulshada Rayidka Puntland (PUNSAA) iyadoo ka duulaysa Qiyamka iyo Mabaadi’da ay ku dhisantahay ee ah maamul-wanaaga iyo…
“Somaliland la fariista,Anagaa ballan-qaadayna in ay Gooja-cade ka baxayaan”Ayuu Xasan hordhigay Garaadada. Ujeedka hadalkaas,waa in Caalamka iyo Somalida la tuso…
Magaalada Buulomareer oo Toddobaadkii hore ay Al Shabaab ku qaadeen weerar saldhig halkaas ku yaal oo ay ku sugnaayeen ciidamada…
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa maanta sheegtay inay laba bil kahor ka baxday isbaheysi Mareykanka uu hoggaamiyo oo ka shaqeeya ammaanka…
Hadii Kursiga Madaxweynaha ay ku fadhiyaan Beesha Daarood,waxaa leh Kursiga Ra’isalwasaaraha Beesha Hawiye. Hadii Kursiga Madaxweynaha ay ku fadhido Beesha…
Waa kuwan Odoyaashii Siyaasada iyo talada ugu waa weynaa,æ Muuse Suudi iyo Cabdiqaybdiid ahaana Senetero matalayay Beesha Hawiye oo Madaxweyne…
Mowqif cad oo la fahmi karo ayay PL istaagtay. “Puntland qayb kama ahayn, mana qusayso warkii soo baxay, kuwii hore…
Kosovo oo ay u badan tahay Qowmiyadda Albeeniyaanka,ayaa wixii ka horreeyay 2008 ka tirsanayd Serbia. Seerbiya,ayaa ka hor timid goosashada…
Iyadoo aysan wax badan ka hirgelin Xabad joojinihii hore,ayay markale sheeciyeen Labada dhinac in ay gaareen Xabad joojin qaadanaysa 5-Beri.…
Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta ayaa shaaciyey Isniintii qorshe ay hawada sare ugu dirayaan dayax-gacmeed sahan ku soo sameeya, walxo-cireedyada ku…
Inta badan Siyaasiyiinta miisaanka leh ee Somalida,ayaa ka hor yimid soo jeedinta Madaxda Dalka ee Bartamaha iyo Koonfurta Dalka. Cumar,Sh.Shariif,Khayre,Gaas,ayaa…
” Shalay shaatiyaa muddo kordhin loo tolanaa ninkii dhahayay maanta in uu dhaho shaatiyaan u tolanaa muddo kordhin laga yeelayi…
Doorasho iyo Dimuqraadiyad,waxaan ahayn waa laga waayay Afka hogaamiyayaasha Somalida doorashadii PL kadib. Jihadii Siyaasada Somalida,waxaa badalay Doorashadii Dadweynaha ee…
Shalay,waxuu ku dhaliilayay Farmaajo,ayuu Maanta isagu samaynayaa Xasan Shiikh. Baarlamaankii Shalay uu ku habar wacanayay in ay Dalka badbaadiyaan oo…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku guuleysay doorashadii ku celiska aheyd ee madaxweynaha waddanka Turkiga, kadib markii uu helay…
Hadii qolo lagu ilhaameeyay Warmurtiyeedkii kasoo baxay Shirkii Madasha aan loo dhamayn ee Xamar,waa Beesha Daarood. Ilhaamadaas,waxaa Beesha Daarood usoo…
Halkan ka akhriso:-
Xigmada ku jirta Warka kasoo baxay Shirka Madasha aan loo dhamayn ee Muqdisho,waxay tahay.. 1.In la carqaladeeyo guusha Doorashada Dadweynaha…
*WARSAXAAFADEED* Ku:Dowlada Puntland Ku:Shacabka Puntland Ujeedo: Hambalyo & Bogaadin. Waxaan halkan idiin kusoo Gudbinaynaa anagaa ku hadlayna Codka GOLAHA DARYEEL…
Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Puntland oo ay ka mid yihiin Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland, Wasiir kuxigeenka Amniga, Wasiiru dowlaha Madaxtooyada,…
Boosaaso: 27 May 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay Xildhibaan Ismaaciil Cali Maxamed oo kamid…
Halkan ka daawo muuqaalka https://www.youtube.com/watch?v=-n-1VI_hWrU