Maamulka madaxweyne Donald Trump ayaa diyaarinaya qorshe uu ku dhimo joogitaanka milatari iyo dhaqaale ee Maraykanku ku leeyahay gudaha Soomaaliya,…
Browsing: Somalia
Dadka reer Puntland,ayaa qaba in aysan qusayn Shirkii Mucaaradka iyo midka hada uu ku baaqay Mw Xasan Shiikh. “Nama quseeyaan…
Firxadka argagixisada,waxay kusoo ururayaan Togga Baallade oo ujira Bosaso 50- km. Ciidamada,ayaa ku raad jooga oo dhinacyo badan kaga socda,iyadoo…
Xaqiiqdii PL Maanta,waxay yeelatay Cudud Ciidan oo dhisantay. Ku dhawaad 8000- Askari oo heegan ah kuna hawlgali kara Saacado gudahood,iyagoo…
1900- Askari,ayaa Maanta ka qaybgashay weerarkii Miraale looga sifeeyay firxadkii argagixisada. Hal Askari oo Ciidamada PL ah kuma dhiman,kumana dhaawacmin…
Madaxweynaha DFS, Xassan Shiikh Maxamuud ayaa iclaamiyay qabashada gogasha Wadatashiga Qaran, taas oo uu ku casuumay xubno uu ugu yeeray…
Mahad Salad, ayaa mar kale loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Nabad-sugida iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), kaddib kulan aan caadi…
Idilnews ayaa xaqiijisay in uu fashilmay, is afgarad la doonayay in ay Dubai ku gaaraan Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdulaahi Deni…
Wararka ka imaanaya buuraleyda Cal-miskaad ee gobalka Bari ayaa xaqiijinaya in ciidamada Difaaca Puntland ay gudaha u galeen Togga Miiraale,…
Dowladda Mareykanka ayaa ku cadaadinaysa Madaxweynaha DFS, Xassan Shiikh Maxamuud in hoggaanka Ciidamada Xoogga dalka laga qaado Gen. Odawaa Yuusuf…
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro oo booqasho ku jooga Nairobi ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha Kenya William Samoei Ruto. Madaxtooyada Somaliland…
Madaxweynaha Puntland, Said Abdullahi Deni iyo Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro ayaa kulan ku yeeshay magaaladda Nairobi ee dalka Kenya. Kulanka…
Maamulka gobolka Mudug ayaa joojiyay banaanbax oo la qorsheynayay in jimcaha berri ah uu ka dhaco magaaladda Gaalkacyo, kaas oo…
Maleeshiyaad hubeysan ayaa saaka weerar ku qaaday xabsiga weyn ee magaaladda Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug. Dableyda ayaa diidanayd in…
Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni ayaa soo gaaray caasimadda dalka Kenya ee Nairobi, kaddib maalmo uu ku sugnaa magaaladda Dubai ee…
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro oo ku sugan caasimadda dalka Kenya ee Nairobi ayaa lagu wadaa in maanta uu xariga ka…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa ku booqday cisbitaalka AAR Kiambu Hospital Nairobi qoyska Marxuum General Maxamed…
Allaha u naxariistee Janaraal Maxamed Xirsi Morgan – ayaa ku geeryooday Isbitaalka ku yaalla magaaladda Nairobi ee caasimadda dalka Kenya.…
Xiisadda u dhaxaysa waddamada Tanzania iyo Kenya ayaa cirka isku shareertay ka dib markii dhowaan Tanzania bilowday in ay dalkeeda…
Mucaaradka Madaxweyne Xassan Shiikh Maxamuud – ayaa goordhow shir uga furmay Hotelka Jazeera ee magaaladda Muqdisho. Xubnaha mucaaradka oo ay…
In coordination with the Federal Government of Somalia, U.S. Africa Command (AFRICOM) conducted an airstrike against ISIS-Somalia on May 31,…
Idilnews – ayaa heshay in dib u dhac ku yimid kulan kama dambeys ah oo ay yeelan lahaayeen Madaxweynayaasha Puntland,…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Shiikh Axmed ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Xassan Shiikh iska horkeenida bulshada kunool Muqdisho, isagoo sheegay…
Maxamed Xuseen Rooble, Ra’iisul Wasaarihii hore ee XFS – ayaa buuq ka abuuray kulamada mucaaradka diiddan Madaxweyne Xassan Shiikh, ee…
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdulaahi Deni ayaa kulamo kula yeeshay magaaladda Dubai ee dalka Imaaraatka Carabta, Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam.…
War qoraal ah oo kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda Dowladda Kenya ayaa lagu sheegay in xiriir dublamaasiyadeed la sameysanayso Somaliland…
Dhoofka Xoolaha nool ayaa si weyn uga socda Dekedda magaaladda Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland. Boqollaal Kun oo meerisyada kala…
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) ayaa lagu wadaa in maanta uu gaaro caasimadda dalka Kenya ee Nairobi. Maalmihii lasoo…
Waxaa Maanta kulan dhexmaray Xisbi Siyaasadeed iyo Wasiiro ka tirsan Xukuumada Fadaraalka ah. Kulanka,ayaa ku saabsanaa sidii loo dardargelin lahaa…
Howlgalka ciribtirka argagixisada ee Daacish ayaa maraya meel wanaagsan, iyadoo ciidamada Difaaca Puntland ay ku guda jiraan diyaargarowgii u dambeeyay…
Tan iyo markii ay dhacday doorashada Madaxtooyada ee maamulka Somaliland, uuna kusoo baxay Cabdiraxmaan Cirro – waxaa kor u kacay…
𝐓𝐮𝐫𝐤𝐢𝐠𝐚 𝐰𝐮𝐱𝐮 𝐬𝐢 𝐛𝐮𝐮𝐱𝐝𝐚 𝐮 𝐡𝐚𝐧𝐭𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐝𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚. 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐡𝐚 𝐃𝐚𝐰𝐥𝐚𝐝 𝐦𝐚𝐝𝐚𝐱-𝐛𝐚𝐧𝐧𝐚𝐚𝐧, 𝐰𝐚𝐚 𝐦𝐚𝐱𝐦𝐢𝐲𝐚𝐝 𝐓𝐮𝐫𝐤𝐢𝐠𝐮 𝐥𝐞𝐞𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲. 𝐖𝐚𝐚 𝐊𝐚𝐧 𝐍𝐮𝐱𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚…
Ciidamada Amniga Puntland ayaa gacanta ku dhigay Doon sidday dad isugu jira Soomaali iyo Ajaanib, kuwaas oo u badan dumar…
In kabadan 100 Xildhibaan ayaa saxiixday mooshin ka dhan ah Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS, Aadan Madoobe, iyagoo ku eedeeyay qodobo…
Safiirka Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya, Richard H. Riley ayaa uga digay Madaxweynaha DFS, Xassan Shiikh Maxamuud in uu kusii socdo…
Dabley hubeysan ayaa caawa ku dishay degmada Bursaalax ee gobalka Mudug labo ganacsato ah oo kamid ahaa haldoorka bulshada degmada.…
Sarkaal sare oo katirsanaa Qunsuliyadda Dowladda Itoobiya ee Garoowe, Laguna magacaabi jiray Faarax Caydiid Jaamac ayaa lagu dilay magaalada Laascaanood…
Madaxweynaha DFS, Xassan Shiikh Maxamuud ayaa go’aamiyay isbedel degdeg ah oo uu ku sameeyo hoggaanka ciidamada kala duwan ee Dowladda…
Wararka ka imaanaya buuraleyda Cal-miskaad ayaa sheegaya in duqeymo culus ay ka socdaan aagga Togga Miraale – oo 30 saac…
Ciidamada geesiyaasha ah ee Puntland ayaa toogtay xubno katirsan argagixisada Daacish, kuwaas oo weerar kusoo qaaday saldhig ay ciidamadu ku…
Inta la xaqiijiyay Hal ruux ayaa ku geeryooday tiro hoobiyayaal ah oo saaka ku dhacay qaar kamid ah xaafadaha magaalada…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa dagaal culus oo maanta ka dhacay Togga Miiraale, kaas oo u dhexeeyay ciidamada Difaaca…
Dagaal culus ayaa ka socda Togga Miiraale ee buuraleyda Cal-miskaad ee gobalka Bari. Ciidamada Difaaca Dowladda Puntland ayaa guluf weyn…
Dowladda Puntland ayaa doonaysa in Isbitaallada Guud ee Dowladdu maamusho lagu wareejiyo ganacsato gaar ah, kuwaas oo maalgelin ku sameeya,…
Garaad Cabdirisaaq Garaad Soofe ayaa uga digay dadka kunool Sool Bari aflagaadada joogtada ah ee ay u geysanayaan Puntland, gaar…
Dowladda Mareykanka ayaa iska diiday taageero dhaqaale oo ku bixiso howlgalka nabad ilaalinta Soomaaliya ee AUSSOM, kaas oo hadda wajahaya…
Idilnews ayaa ogaatay in ay been abuur yihiin warar lagu baahiyay baraha bulshada 24 saac ee lasoo dhaafay, kuwaas oo…
Maamulka Somaliland ayaa ku dhawaaqay in uu laalay wada-hadalladii ay la geli jireen Dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwaas oo soo socday…
Kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab ayaa dagaal kula wareegay degmada Aadan Yabbaal ee gobalka Shabeellaha dhexe, taas oo muddooyinkii u…
Madaxweynaha Dowladda Jubbaland, Axmed Maxamed Islaan oo ku sugan caasimadda dalka Kenya ee Nairobi ayaa la kulmay labo kamid ah…
Munaasibadda Daahfurka Qorshaha Doorayooshinka Golaha Degaanka, Golaha Wakiiladda iyo Madaxtooyada Dowladda Puntland ee 2025-2029,ayaa Caawa ka dhacay Hotel martisoor Garowe.…
Safiirka Somaliya ee Maraykanka mahan Nin fahan Siyaasadeed leh,waxaana lagu tilmaamaa in uu yahay Qof wanaagsan,balse,waa Xubin Damjadiid ah oo…
Somalia’s National Communications Authority (SomaliaNCA),waxay si siiyeen ruqsad Shirkada Elon Musk ee Starlink. Starlink,waxay Somaliya soo gaarsiinaysaa Intarnedkeeda. Ruqsada la…
Waa Radaar si weyn loogu baahnaa oo difaac u noqon doona Garoonka diyaaradaha Boosaaso. Raadaarkan dhawaan,ayaa lagu xiray Saldhiga Ciidamada…
Trump,wuxuu meesha ka saaray shuruuc adkaynaysay talaabooyinka awoodeed ee Ciidanka Maraykanku qaadi karo. Sidoo kale,wuxuu cadeeyay la dagaallanka Xuutiyiintu in…
Xildhibaanada Labada Gole ee Baarlamaanka Fadaraalka oo ka hor yimid hadalkii Xoghaye Xamse sheegay ee ahaa. ” In Firdhiye ku…
“Igu soo wareejiya Maxaabiista si aan SL ula furo wada hadal”Ayuu ka yiri Xoghaye Xamse Reer LC. Iyagoo yaaban,ayay reer…
Nimco kastaa nusqaanteeda leh. Madaxweynihii Qaranka oo xamili kari waayey soo dhoweyntii heer qaran ee loo sameeyey RW Xamse iyo…
“Ra’isalwasaarahaygu,wuxuu utagay LC in uu xaliyo Shaqaaqada halkaa ka dhacday oo weli si Nabad ah aan loo xalin”Ayuu yiri Xasan…
5-Sano oo wali Caleemo saarkeedu uusan dhicin,ayuu haystaa. Nayrobi,ayuu joogaa oo ay saf ugu jiraan Safaaradaha Shisheeye iyo Saraakiil amaan….…