Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland oo ka dhex heshay fursad Siyaasadeed Markabka Hubka sida
    Puntland

    Puntland oo ka dhex heshay fursad Siyaasadeed Markabka Hubka sida

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 20, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    PL guul weyn ay si fudud ku heshay ayay gaartay markale.

    Markabkan,wuxuu ahaa Awliyo loosoo diray oo marka laga soo tago Hubka saaran,waxaa macno weyn usamaynaya saamaynta siyaasadeed ee uu wato…..

    1. Xasan Shiikh,waa markii Sadexaad oo Hub isaga loo wado fashilmo,taasoo ku keentay jab Siyaasadeed.
    2. Turkiga oo danihiisu ay ku yihiin PL loolanka ugu weyn ee ay dareemayso xilligan,waa ujabay oo Markabkan,wuxuu sababay….

    B. Fadeexad Siyaasadeed oo Turki.
    T. Fadeexad Milleteri oo Turki.
    J. Fadeexad Diblomaasi oo Turki.
    X.Fursad ay ku ceebayaan Dowladaha kula loolamaya Somaliya.

    3.Markabkan,wuxuu keenay in R.Galbeedku ka garaabaan durba deg-deg in ay ahayd qaadistii cunaqabataynta Hubka oo PL ku saxsanayd aragtideedii ay ku diidanayd.

    PL iyo fursadaha?.

    Turkigu,waa dhiiqoobay,waxaana sabaaxad Siyaasadeed la helay Yurubiyaanka iyo Khaliijiyiinta diidan saamayntiisa Somaliya,wuxuu aad urabaa in PL aysan ceebayn oo si hoose ay ula asturto fadeexda ka timid Markabkan.

    PL,iyadoo taa ka faa’idaysanaysa,waxaa ufuran…

    B. In ay Turkiga hordhigto Mashaariic waa weyn iyo taageero balaaran oo Milleteri.

    T. In aysan dhagjalaq usiin oo Godka uu ugu dhacay ku hayso kana raacdo Dowladaha kale,maadaama Turkigu cadow siyaasadeed ka dhigtay Maamulka iyo Shacabka PL.

    Reer PL,waa Dad qalbi wanaagsan oo aan Somalida dhexdeeda ku mashquulin,waana sababta keenaysa in markasta rabi ufuro Wado guul u ah.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    XOG: Waa kuwee Agaasimayaasha uu xilka ka qaadi doono Deni maalmaha soo socda?

    October 21, 2026

    Ciidanka Laftagareen oo deeq Raashin ah ka qeybiyay Diinsoor

    October 21, 2026

    Duqa Garoowe oo ka qeybgalay Shirka Maayarada Adduunka ee Vienna

    October 21, 2026
    Latest Posts

    XOG: Waa kuwee Agaasimayaasha uu xilka ka qaadi doono Deni maalmaha soo socda?

    Ciidanka Laftagareen oo deeq Raashin ah ka qeybiyay Diinsoor

    Duqa Garoowe oo ka qeybgalay Shirka Maayarada Adduunka ee Vienna

    GALGALA: Ciidanka Puntland oo toogtay Rag katirsan Al-Shabaab

    Yemeniyiin kasoo cararay colaada dalkooda oo soo gaaray Dekedda Boosaaso

    CALMADOW: Puntland oo duqeyn ku dishay xubno katirsan Al-Shabaab

    GAALKACYO: Liibaan Tahliil oo loo aqoonsaday aabbaha rasmiga ah ee Wiilkii la isku haystay

    WARBIXIN: Muxuu yahay xiriirka uu shaaciyay Natenyahu ee ‘Puntland & Israel’ ?

    WAR CUSUB: Madaxweyne Deni oo diiday tagista Shir ka dhacaya Nairobi

    XOG: Xassan Shiikh oo wajahaya walaac, kaddib digniinta UK & USA










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.