Dastuurada PL & DF ma waafaqsana baabi’nta heshiisyada……..
- Wax wadatashi ah lagalama samayn PL haba yaraatee.
- Lama xeerin dagaalka argagixisada ee ku furan PL oo ay sida hagar la’aanta ah UAE & USA uga taageerto PL.
- Markii hore ee ay heshiiska DFS la galaysay UAE haba yaraatee qodobada PL ka khuseeya lagalama tashan haba yaraatee.
- Dastuurkii DFS ee heshiiska lagu ahaa way laashay, PL wax wada shaqayn ama xiriir ah waqtigaas kadib lama samayn Maamulka Xamar ee XSM hogaamiyo ee ku tuntay dhammaan sharciyadii dalka u yaalay.
- Mudada yar ee xilhaynta XSM ka dhiman xaq uma laha inuu heshiisyo caalami ah galo ama uu buriyo kuwii ay hore u gashay DFS.
Puntland,waxay ku taagan tahay Dastuurkeeda iyo kan Fadaraalka,isla markaana kama hor imaan nidaamka Dalka.
